wasaaradda maaliyadda · 1. horudhac 1.1 waa maxay fahamka miisaaniyadda ee muwaadinka? fahamka...

7
Wasaaradda Maaliyadda FAHAMKA MUWAADINKA MIISAANIYADDA EE 2020 (Fududeynta Diiwaanka Miisaaniyadda 2020 oo kooban)

Upload: others

Post on 08-Dec-2020

9 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

Wasaaradda Maaliyadda

FAHAMKA MUWAADINKA

MIISAANIYADDA

EE 2020

(Fududeynta Diiwaanka Miisaaniyadda

2020 oo kooban)

Page 2: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha”

aahan ineyhelaan Akhbaar Halka ay nagala soo xiriiri karaan muwaadiniinta u b

JADWALKA GUUD

Hordhac 1

1. HORUDHAC 2

1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? 2

1.2 GUULIHII 2019 2

Liiska JAANTUSYADA 3

1.3 Habka Diyaarinta Miisaaniyadda 3

2. Ujeedooyinka Dhaqaalaha GUUD 5

2.1 Ilaha Dakhliga 5

2.1.1 Dakhliga GUDAHA 5

2.1.2 Deeq Dibadda 5

3. Kharashka: Sida DOWLADDU dooneyso

in ay U kharash gareyso Dakhliga 7

4. Miisaaniyadda KU SALEYSAN barnaamijyada 7

Agaasinka

Miisaaniyadda Xafiiska

Wasaaradda

Mogadishu–Somalia

Email: [email protected]

4.1 Ujeeddooyinka sameynta Miisaaniyad KU

saleysan barnaamijyo 7

4.2 Hay’adaha MIISAANIYADOODU KU dhisan tahay

barnaamijyada sanadka 2020 8

4.2.1 Wasaaradda Waxbarashada 8

4.2.2 Wasaaradda Caafimaadka 9

4.2.3 Hay’adda Saadaasha iyo DUULISTA Hawada 10

4.2.4 Wasaaradda Qorshaynta 10

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha”

Page 3: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

1. HORUDHAC

1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA?

Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha ka kooban

tahay Mi isaaniyadda si fudud oo kooban, kuna qoran luuqad la fahmi karo. iyadoo ladoonayo in lagu xaqiijiyo heerarka kala duwan ee

dadka Soomaaliyeed si ay u fahmaan Waxyaabaha wanaagsan ee ka kooban tahay Miisaaniyadda.

2020 Kooxda Diyaariso Miisaaniyadda

HORDHAC

Dowlada Soomaaliya waxaa ka go’an xaqiijinta sidii ay ku horumarin laheyd hab nololeedka dadka

Soomaaliyeed ee mustaqbalka.

Dowladda Soomaaliya waxeey ka codsaneysaa dhamaan muwaadiniinteeda ka qeyb

qaadashada diyaarinta bayaanka Miisaaniyadda iyo Siyaasadda dhaqaalaha si loo xaqiijiyo

kobcin dhaqaale iyo isku filnaansho islamarkaana Shaqada dowladdu uga turjunto baahida

shacabkeeda, horumarin ta/xoojinta amaanka taasoo noo horseedi doonta horumar iyo

barwaaqo iyo Soomaaliya oo hagaagta.

Dowladda Soomaaliya waxey u mahadcelineysa cid kasto oo ka qeyb qaadatay si dadban iyo

si toosanba xaqiijinta dhameystirka diyaarinta miisaaniyadda 2020. Sidoo kale waxaan si weyn

ugu mahadcelinaynaa shirkadaha gaarka loo leeyahay, ururada bulshada iyo hey’adaha horumarinta

ku waasoo naga caawiyay howlaha ku aadan dib udhiska hagaajinta wanaagsan ee

dhaqaalaha Soomaaliya

Rajada dowlada ee fahamka Miisaaniyadda 2020 ayaa ah in uu dhiirogaliyo Shacabka in ay ka

qeyb qaataan dhamaan howlaha dowladda, si ay u sii ballaarato awoodda isla xisaabtanka

Shacabka iyo dowladda ee dhamaan howlaha dowladda.

Dr. Cabdiraxman Ducaale Beyleh

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha”

2 1

Page 4: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

• Kordhinta taageeridda deeqaha maamul goboleedyada lasiyo.

• Dowlada Federalka Soomaaliya oo lasoo wareegtay maamulidda Saadaasha Hawada iyadoo ay kujirto in laga furay xarumo

Boosaaso, Kismaanyo, iyo Hargeysa.

• Waxaa kordhay tirada diyaaradaha duulimaadyada Caalamiga ah.

• Dib u habayn lagu sameeyey garoonka diyaaradaha,shaqeyn karana habeen iyo maalin.

• Dowlada Federalka Soomaaliyeed oo dib udayactirtay labo Isbitaal oo kala ah (Banaadir iyo Martiini).

Liiska JAANTUSYADA

JAANTUSKA 1: Wareegga Diyaarinta Miisaaniyadda .......................................................................... 2

JAANTUSKA 2: Qaybaha Dhakhliga GUDAHA ............................................................................................. 4

JAANTUSKA 3: Kharashka Dowlada ............................................................................................................... 5

1.3 Habka Diyaarinta Miisaaniyadda

Qodobka 124-aad ee dastuurka KMG 2012 wuxuu farayaa Wasiirka Maaliyadda inuu Miisaaniyadda horgeeyo baarlamaanka ugu yaraan

laba bilood ka hor dhammaadka sannadka. Miisaaniyadda ayaa soo marta afar marxaladood oo waaweyn oo lagu tilmaamo wareegga diyaarinta miisaaniyadda sida lagu muujiyey

jaantuska 1aad ee hoose:

JAANTUSKA 1: Wareegga Diyaarinta Miisaaniyadda

Diyaarinta iyo Soo GUDBINTA

A Ansixinta

D

B

Hanti-dhowrka iyo Qiimaynta FULINTA

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” 4 3

Marxaladda Hantidhawrka iyo Qiimeynta:

Marxaladani waxay ku lug leedahay baarista warbixinnada maaliyadeed iyo waxqabadka Hay’adaha si loo hubiyo inay ku

kharash gareeyaan miisaaniyadda dhexdeeda iyo in lacagaha oo dhan loo isticmaalo ujeeddooyinka loogu talagalay.

Marxaladda FULINTA:

Marxaladani waxay bilaabmaysaa Janaayo kadib ogolaanshaha Madaxweynaha. Dhammaan hay’adaha waxay u soo

gudbinayaan shaqadooda iyo qorshahooda wax soo iibsiga Wasaaradda Maaliyadda. Lacagaha ayaa la siidaayaa marka ay

codsadaan Hay’adaha iyaga oo adeegsanaya nidaam elektiroonig ah oo loo yaqaan Nidaamka Maareynta Maaliya- deed ee

Soomaaliya (SFMIS), si ay u fuliyaan howlahooda barnaamijyada waafaqsan miisaaniyadda la ansixiyay.

Marxaladda Ansixinta:

Baarlamaanka ayaa ka dooda miisaaniyadda kadib markuu soo bandhigo Wasiirka. Haddii ay jiraan

arrimo, Wasaaradda Maaliyadda waxaa loogu yeeraa inay wax ka qabato. Markii baarlamaanku ku qanco, waxay

ansaxiyaan miisaaniyada iyagoo meel mariya sharci LOOGU magac daray "Ansixinta Xeerka Qoondada

Miisaaniyadda" kaas oo UU sidoo kale Madaxweynuhu saxiixo kuna soo saaro wareegto faafinta rasmiga ah

si loogu suurto galiyo dhammaan hay’adaha in ay bilaabaan isticmaalka miisaaniyadooda.

Marxaladda Diyaarinta iyo Soo GUDBINTA:

howlo badan oo hubin ah ayuu wasiirka Maaliyadda fuliyaa oo la xiriira diyaarinta miisaaniyadda ka hor inta loo gubin

baarlamaanka. Tusaale ahaan, Wasaaradda Maaliyadda ayaa dib u eegaysa oo go’aamisa bartilmaameedyada dhaqaalaha

sannadka soo socda.

Wasaaradda Maaliyaddu waxay caawisaa wasaaradaha, waaxaha iyo hay'adaha (MDAs) ee Dowlada si ay dib ugu eegaan

siyaasadooda iyo qabyo qoraalka miisaaniyada si loo hubiyo in dalabkoodaay ku jaan go’an yahay miisaaniyadda ayna la

jaan qaadaan siyaasada hormarinta Qaranka. Qabyo qoraalka qabyada ah ka dib waxaa loo dira Golaha Wasiirada si loo

ansixiyo. Intaa ka dib Wasaaradda Maaliyadda waxay dhammeystirtaa Miisaaniyadda, intaa ka dib Wasiirka Maaliyadda

oo matalaysa xukuumadda ayaa horgeeysa Miisaaniyadda Golaha Baarlamaanka ugu danbeyn bisha Oktobaar.

C

Page 5: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

2. UJEEDOOYINKA DHAQAALAHA GUUD JAANTUSKA 3: Kalasocidda Dakhliga GUDAHA & Deeqaha Dibedda (Malyan ahaan)

Miisaaniyadda 2020 waxaa loogu talagalay in lagu gaaro ujeeddooyinka soosocda ee dhaqaalaha sanadka 2020:

Soojeedinta Dakhliga

• Dadaallada siyaasaddu waxay gacanta ku hayaan dib-u-habeynta maamulka furdada, si loogu guuro

nidaamka qiimeyn ku saleysan, iyadoo laraacayo qaababka caalamiga ah.

• Isla mar ahaantaana, dib-u-habeyn lagu sameeyo siyaasadaha canshuuraha ee hadda jira iyo maamulka,

oo ay wehliso soo-qaadista canshuuro dheeri ah si Soomaaliya loogu hoggaansamo nidaamyada

canshuuraha lala mid dhigo waddammada kale, waxay si ku talo gal ah u dejinayaan isu bixinta hal mar ah

ee 2019-ka.

• Xoojinta xafiiska dhexe ee cashuur bixiyaha si loo maareeyo maamulka canshuuraha ee shirkadaha waa weyn

ee Muqdisho.

• Kastamka Kastanka waxaa lagu kala saari doonaa iyadoo la adeegsanayo koodhadhka nidaamka

iswaafajiya iyada oo la raacayo heerarka caalamiga ah ee la aqbalay.

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha”

2.1 Ilaha Dakhliga

Waa lacag ay Dowladdu ka hesho dalka dibadiisa oo badanaa ka timaadda Hay’adaha Horumarinta qaab deeq ah. Wadarta De

eqaha loogu talagalay miisaaniyadda 2020 ayaa la filayaa inay tahay $ 225.1 milyan.

2.1.2 Deeq Dibadda

Dakhliga gudaha waxaa loola jeedaa dhammaan lacagaha laga soo ururiyay gudaha Soomaaliya. waxaana ay ka kooban

yihiin canshuuro iyo waajibaad ay bixiyaan muwaadiniinta . Waxa kale oo ku jira dakhliga aan cashuurta ahayn sida

khidmadaha iyo ga naaxyada, iwm. Sanadka 2020, wadarta guud ee dakhliga gudaha lafilayo waa $ 234.4 milyan.

2.1.1 Dakhliga GUDAHA:

Dakhliga waa tirada guud ee lacagta ay Dawladu ka hesho wax qabadkeeda gudaha iyo ilaha dibadda.

6 5

• Kordhin heerka kobaca wax soo saarka Gudaha (GDP) ee dhabta ah si loo gaaro boqolkiiba 2.9#

• Xaqiijin in sicir-bararka ahaado boqolkiiba 3.0 iyadoo la raacayo heerarka 201

• Kordhinta aruurinta dakhliga gudaha 40% boqolkiiba

• Suurtagalinta sugidda amniga iyo sii wadidda ka hortagga amni darada;

• Hagaajinta siyaasadda maaliyadda iyo joogtaynta miisaaniyadda muddada-dhexe.

• Xaqiijinta in fursada looga helo miisaaniaydda sanadka 2020 mashaariicda ku asteysan qorshaha horumarinta Qaranka ee

(NDP9).

Donors Grants Non Tex Tax

0

50

78.9 100

150

155.5

200

225.1 250

Page 6: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

3. KHARASHKA: SIDA DOWLADDU DOONEYSO IN AY U KHARASH

GAREYSO DAKHLIGA

Kharash gareynta Dowladda waxaay ku xidhan tahay hadba dakhliga ay soo saarto. Haddii muwaadiniinta, shirkadaha, iyo ururradu

bixiyaan cashuurta saxda ah waqtiga ku habboon, Dawladdu waxay soo bandhigi kartaa dakhli ku filan oo ay ku kharash gareeyso

howlaheeda. Si kastaba ha noqotee, Dowladdu waxay hubin doontaa inaysan isticmaalin wax ka badan inta ay filayso inay aruuriso.

Contingency

1%

Capital EXPENDITURe

4.2 Hay’adaha MIISAANIYADOODU KU dhisan tahay barnaamijyada sanadka 2020

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya waxay bilowdey Miisaaniyad ku saleysan barnaamijyo “PBB” oo loogu tala galay hay’adaha

dowladda, waxayna u xulatay shan Hay’adood sanadka miisaaniyadeedka 2020. Hay’adaha waxaa ka mid ah:

4.2.1 Wasaaradda Waxbarashada

Dowladdu waxay sii wadaysaa hirgelinta howlo kala duwan oo ku aaddan sidii loo hubin lahaa tayada, helitaanka, iyo sinnaanta nidaamka

waxbarashada. Sannadkii 2020 guulaha la gaari doono waxaa ka mid ah kuwan soo socda:Dowladdu waxay sii wadaysaa

hirgelinta howlo kala duwan oo ku aaddan sidii loo hubin lahaa tayada, helitaanka, iyo sinnaanta nidaamka waxbarashada.

Sannadkii 2020 guulaha la gaari doono waxaa ka mid ah kuwan soo socda:

5%

Transters

13%

Composition of Employees

60%

Use of Goods & Service

21%

4. MIISAANIYADDA KU SALEYSAN BARNAAMIJYADA

Miisaaniyadda ku saleyan barnaamijyada waa nidaam loogu talagalay in lagu ogaado wax qabadka iyo islaxisaabtanka ayadoo kharashka

loo kala saarayo barnaamijyo iyo ujeedooyinka guud ee siyaasadda. Barnaamij waxaa loola jeedaa jamcinta dhowr shaqo ama mashruuc

kaas oo lagu bixinayo dakhli si loo gaaro ujeedada hadafka siyaasadda la asteeyey. Kharashka Miisaaniyadda ku saleysan barnaamijka

waxaa loo kala qeexaa nooca adeegga iyo ujeedadiisa, intii la oran lahaa mushaar, agab iwm;

4.1 Ujeeddooyinka sameynta Miisaaniyad KU SALEYSAN barnaamijyo:

• In dib-u-habeyn lagu sameeyo qaab-dhismeedka miisaaniyadeed si looga dhigo mid natiijooyin sax ah ku saleysan, isla markaana u

qaabeysan gaaritaanka natiijooyinka horumarka;

• Si loo wanaajiyo waxqabadka Hay’adaha iyada oo la adeegsanayo horumarinta iyo hirgalinta waxqabadka barnaamijyada;

• Si loo siiyo macluumaad badan oo mug leh golaha wasiirada waxqabadka dowladda ee ujeeddooyinka go'aan gaarista iyo dejinta yool

alka iyo ahmiyadaha mustaqbalka;

• In la kordhiyo qiimaha lacagta la gaarsiiyo adeegga;

• In kor loo qaado abaabulka khayraadka.

HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha”

21,009,576

20,000,000

15,000,000

8 7

2020

BUDGet

2019

SUPPLEMENTA

L

2018

ACTUALS

5,000,000

7,951,561 10,000,000

16,630,310

25,000,000

Sanadka 2020 dowladdu waxay ku tala jirtaa inay u qoondeyso lacag

dhan $ 21,009,576.00 si loo hirgaliyo howlaha qeybtaan.

• Hagaajinta natiijooyinka waxbarashada dugsiga sare

• Hagaajinta howlaha iskuulka iyo dayactirka xarumaha

• Hagaajinta maareynta iyo nidaaminta qeybaha tacliinta sare.

Page 7: Wasaaradda Maaliyadda · 1. HORUDHAC 1.1 Waa maxay Fahamka Miisaaniyadda Ee MUWAADINKA? Fahamka Miisaaniyadda Muwaadinka waa hagaha fahamka guud ee bulshada. Waxeyna sharaxeysaa waxyaabaha

4.2.3 Hay’adda Saadaasha iyo DUULISTA Hawada

Dawladdu waxay daneyneysaa inay hubiso in muwaadiniintu ay helaan adeeg gaadiidka hawada oo diyaarsan. Si loo gaaro taa, qaar ka

mid ah howlaha la qabanayo sannadka 2020 waxaa ka mid ah waxyaabaha soo socda:

Sanadka 2020 dowladdu waxay ku talajirtaa inay u qoondeyso

lacag dhan $ 12,000,000 si loo hirgaliyo howlaha qeybtaan.

4.2.2 Wasaaradda Caafimaadka

Dowladdu waxay daneyneysaa inay hubiso in muwaadiniintu ay helaan adeeg caafimaad oo dhameystiran. Si loo gaaro taa, qaar ka mid

ah howlaha la qabanayo sannadka 2020 waxaa ka mid ah waxyaabaha soo socda:

• a aqoon sare leh ayaa ku howlgeli doona xarunta cusub

ee SCAA.

• Rakibaadda, howlgelinta, iyo ku shaqeynta qalabka ATM-

da ee Muqdisho, Boosaaso iyo Hargeysa iyo furitaanka

xarumo hor leh ee gobolada dalka

• Hagaajinta Maareynta Gaadiidka Cirka

4.2.4 Wasaaradda Qorshaynta

Dawladdu waxay daneyneysaa inay hubiso in muwaadiniintu ay u helaan xaqiiqda Qorshaha qaranka fulintiisa. Si loo gaaro taa, qaar ka

mid ah howlaha la qabanayo sannadka 2020 waxaa ka mid ah waxyaabaha soo socda:

9 HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” HALKUDHIGA Sanadka 2020: “Kobcinta Awoodda Dowladda Dhanka Amniga iyo Dhaqalaha” 10