waa nolashii dhabta ahaa waa daartii naciimka ahaa …dhariiquljanah.yolasite.com/resources/wadada...
TRANSCRIPT
Wadada janada
Wadada Janada
Fahamka Janada oo lagu cadeynayo kitaabka iyo sunada , Asbaabo kugu kaalmeyneyso wadada ugu fudud ee Janada
إعداد / أ. د محمد محمد عبد العليم دسوقيأستاذ البالغة والنقد
بكلية اللغة العربية جامعة األزهر بالقاهرة
الطبعة األولى
طباعة ونشر دار اليسر بالقاهرة
Hordhaca Qoraha
Fahamka Kitaabkan
Waxaa Mahad leh allaha inoo suurto geliyey misne nagu ilhaamiyey Qorida kitaabkan sidaa awgeed waxaa kitaabkan uu noqon Donaa 3 Qodob
Faham meesha aan usocono Asbaabo ugu Fudud ee janada lagu gaaro Hurdada ka kac wadada way fududahayay
Sidoo kale kitaabkan waxaan Jecleestay in aan TaxQiiQ u sameeyo oo baal kasto kamid ah warqaha kitaabkan in uu ku qoranyahay aayadaha iyo axaadiista iyo aqwaasha saxiixnimadooda iyo kutubadooda
Waxaa kitaabkan inta aan awoodo wuxuu noqon Donaa insha allaaah Mid ah Axaadiis wada saxiix ah insha alllaaahu tacaalaa Manhajka kitaabkan `
Aayad Quraan oo aan soo qaadano macnaha ugu Tarjiixsan ee Ahlu cilmiga iyo ahlu tafsiir
Xadiis uu noqon Doono Saxiix ama mutafiq ama xasan ama duruqda Asaanidiisa oo ah mid toosan
Aqwaal ahlu cilmi oo kasugan qowlka ahlu cilmiga marna waxaa dhici karta anago sheegin kitaabka uu ku yiri ayado ubadnaan dooonin kitaabkeyna
Gabay oo aan ku boorineyno dadka aqrisada kitaabkan gabaygaasoo ah mid Alfaadiisa wanaagsan
Waxaa Jecleestay inta aan uguda gelin Asbaabaha wadada Janada ku gaari lahaynay in aan Fahamno meesha aan usocono waa meelma amase waa meel ceenkee Ah.
Waa maxay Janah micneheeda
o قال ابن تيمية: الجنة اسم جامع لكل نعيم وأعاله النظر إلى وجه الله Ibna taymiyah waxa u leeyahay ´´ janah waa magac lagu kulmiyey nimcad walba waxaana ugu sareeya nimcadaas
Macnaha
Janada
o وقال ابن القيم: الجنة اسم شامل لجميع ما حوته من البساتين والمساكن والقصور وهي جنات كثيرة جداIbna Qayim ayaa waxa u leeyahay janada waa magac kulansaneysay waxkasto geedo iyo guriyaal al dego iyo qasri ah ayadoo dhex ahaaday janooyin aad iyo aad u badan
Kalimada Janada luqad ahaaan ´Lisaanu carab´
o الجنة في اللغة البستان العظيم الذي يستر ما بداخله Janada luqad ahaan waxa la dhahaa Beero weyn kaasoo asturaayo waxa ku dhex jiro
Kalimada Janada sharci ahaan ´sida laga fahmaayo Quranka iyo sunada ’
إلى وجهه وأكرمهم بالنظر الكريم لعباده فيها عز -المؤمنين الخلود التي أعد الله -وجل والكرامة
الجنة دار
Janada waa meel lagu waaro misne karaamad ah taaso alle u diyaariyey - عز Adoomadiisa muminiinta ah waxaane ugu karaamo – وجل
badan ayada in alle wajigiisa kariimka ah aad eegto
Kitaabka weynka booga 99 1 – 2ne ( 1/71حادي األرواح )34 lisaanul carab c 5fahmu kitaab
Walaalka aqrisanaayo maqaalkan alle wanaaga Hana waafajiyee allaaah subxanahu watacalaa wuxuu u diyaariyey kuwa asiga Adeeco oo wuxuu amray fuliya wuxuu ka reebayne ka reebtoonaada sida uu ku leeyahay xadiisul Qudsi
Janada waa
ceenkee
قال الله : أعددت لعبادي الصالحين ما ال عين رأت وال أذن سمعت وال .. ( خطر على قلب بشرAllaah subxanahu watacalaa waxau uu yiri waxaan u diyaariyey adoomadeeda suusuuban wax aan il arag dhegne maqal qalbi ibna aadamne aan kusoo dheceyn oo aan maleysaneyn
Cajiiiiib !!!!!!!!!!!!
Wax aan dheg maqal ama il arag waaa ceenkee
Soo maan maqal ayaadaha quraanka alle leh wabi caano baa yaalo ama malab ama khamri ay ku raaxeesanaayaan kuwa cabaayo
Ogoow walaalkeygiyoow janada waxa yaalo Qalbigaaga kuma soo dhici karo saad Doonto maleyso manaqanayyo maladaada janada ama wax u dhaw xitaa sida xadiiska ku cad , saa awgeed wax il arag dheg maqal janada ayaa dhex taalo adne weligaaga aadan arag magacyadan aduunka aad ku heysato waa magac laguu dhiibay un saad u fahamto amaa qaab ahaan iskumid mahan ama dhadhan ahaaan lkn waxay ahaatay wax adoomadiisa mutaqiinta u diyaariyey alle hanaga mid dhigeee Amiin
Walaal saaan hore usoo sheegnay janada mahan wax aan maleysan karno laakin waxan jecleestay in aan qalbigeyga iyo kaaga aan usheego axaadis ama aayado
Janada waa
ceenkee
kamid ah quraanka oo Tilmaameysa janada taane hadii aad fahamto waxay kuu suurto gelineysaa in aad Asbaabta wadada janada la imaado wanaaga alle hana waafajiye
waa nolashii dhabta ahaa waa daartii naciimka ahaa waa meshii lagu raxeysanayay wa meshii lagu nimcesanaayay waa daartii xurulceyn ‘waa janatul firdows maxaa ku ogeysiiyay al firdows waaxaa ku sugnaaday saxiixeynka in uu yiri rasulka (scw)
ثبت في الصحيحين أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال :
إذا سألتم الله الجنة فاسألوه الفردوس ..فإنه أعلى الجنة ، وأوسط ) hadaad ilaahey) ( الجنة ، ومنه تفجر أنهار الجنة ، وفوقه عرش الرحمنweydiisaneysaan janada waxaad weydiisataan al firdows waa meesha ugu darajo sareso Janada waane janada bartamaheeda waa meesha ay ka burqadaan webiyaasha janada korkiisane waxaa ahaaday carshiga raxmaanka …)
Hadaba maku fikirtay al firdows hamigaaga ma gelisay janadaas al firdows rasulka wuxuu inoo yelayaa hami weyn ama sareysa wuxuu leyahay hadaad ilaheey weydisaneysaan janada waxaad weydiisataan al firdows hadaba miyaad rabtaa in aad ka mid noqoto kuwa gelayo al firdows hadaba ma yeshatay hamigaas mise hamigaaga waa aduun iyo nolal ey ku egtahay mowtka ,,,,,
أحزان قلبي ال تزول *** حتى أبشر بالقبولوأرى كتابي باليمين *** وتسر عيني بالرسول
Hamigaaga
Janada
qalbigeega ka suuli maayo murugta *** ilaa leega bishareeyo hamigeega oo ah al firdows
oo kitaabkeega liga siiyo kacanteeda midig *** isheeda ey ku qabobsato (ku raxeysato) rasuulka (scw)
ogow midka aqrisanayoow firdows nimcada ugu weyn waaa in ey ku raxeystaan ishaada (aragtidii allaaah..!)
walahi waa bishaaro ka oysineyso isha walahi waa bishaaro tabaneyso qalbiga
ilahey waxaan ka magan geleynaa qalbi anan qushuceynin maanta hoyadaada haday inbadan kaa maqneed aad maanta la kulanto waad farxeysaa farxad aad u weyn ayaad farxeysaaa
kawaran hadaad aragto alihii ku aburtay allihi ku abaaray si aad u qurux badan
allihii ku siyay cuntada iyo cabitaanka
allihii ku siyay cafimaaadka
allihii kugu hanuniyay islaamka iyo imaanka
allihii ku siyay nimcad walbo aad ku jirto.
allahu akbar ......... allahu akbar
allaahu akbar ilaheyoow hanaga xarimin aragtidaada
yaa allaaaaah ilaheyoow hanaga xarimin aragtidaada :”amiin”:
walaalkeygiyoow isaamaxa in aan inyar aan qeexo qaabka janada ama naciimteeda waxa dhex ahaaday anigoo uga dan la si asbaabta ay inoo fududeys
Dhismaha jannada
Qaabka Janada
Jannadu waxay ka dhisan buluketi dahab(gold) ah iyo bulukeeti qalin(silver) ah, labada bulukeeti dhexdooda waxaa ah Miski (booskii dhoobada), quruuruxa jannada wuxuu ka samaysan yahay Luul iyo yaaqu-ut (nooca ka mid ah dhagaxa qaaliga ah), ciideeduna waa sac-faraan..
Guryaha Janada
Wuxuu nabigu yiri {qofka mu'minka ah wuxuu jannada ku leeyahay khaymad laga sameeyey luul, dhererkeedu lixdan mayl xagga cirka waxaan kula nool xaasaskiisa, markii uu mid ka mid ah u tagayo ma arkayaan kuwa kale.
Hooska jannada
Jannada waxa ay leedahay hoos (har) aan kala go'ayn mana laha qorax sida uu allaah (sw) ku yiri quraanka {Jannada loo diyaariyey dadka allaah ka cabsada waxaa hoosteeda mara wabi, cuntadee-da iyo hooskeeduna waa mid waligii daa'im ah}, sida ay culumadu isku iti-faaqeen ma laha jannadu habeen waa maalin aan qorrax lahayn, culumada qayb ka mid ah waxay ku shabahaan waqtigeeda xilliga u dhexeeya xilliga waabariga iyo qorax soo baxa, dadka ahlu jannada ah ma seexdaan
walaal saaad lasocotaa janada waa meeel lagu waari dooono oo weligii aak u dhex jiridoontid marne aadan ku xanuuunsaneyn ama ku dhimaneyn waa naciim daaa im ah alle hanageliyo
Cuntada iyo cabitaanka jannada
Noolasha
Janada
Jannada cuntadeeda iyo cabitaankeedu waa aad u cajiib badan, sida allaah u yiri {naf waliba waxay leedahay waxay niyaysato oo ay jeclaato indhaheeduna ku qabawsadaan). Wuxuu nabigu xadiith ku yiri {kawtharku waa wabi uu allaah (sw) aniga i siiyay, caanaha waa ka cad yahay, malabkana waa ka macaan yahay, wuxuu leeyahay shimbiro aad u waawayn, surka shimbiruhu wuxuu le'eg yahay surka geela, halka markii uu nabigu maraayay ayaa waxaa istaagay Cumar Ibnu Khidab wuxuu na yiri "wal-laahi rasuulkii ilaahayow waa nimco waxa aad ka sheekaynaysaa" wuxuu nabigu ku jawaabay cunideeda ayaa ka sii nimco badan}. Wabiga uu nabigu xadiithkaan ku sheegay waa wabi allaah uu nabiga siiyay maalinta qiyaamena marka dadka ay ka soo baxaan qabuura-ha nabiga ayaa dadka mu'miniinta ah ka waraabinaya, nabigu wuxuu sheegay in uu umaddiisa u yahay ceelalyo (mid darka ceelka uga sii hor mara umaddiisa si uu darka ugu hagaajiyo oo uu markay yimaadaaana u waraabiyo) wabigaa marka uu nabigu dadka waraabinaya waxaa laga celinaya dad calaamadihii muslimiinta leh markaas ayuu nabigu u dhawaaqayaa allaah, wuxuu oranayaa ilaahayow kuwaasi umadayda ayaay ka mid yihiin, markaas ayaa nabiga loogu jawaabayaa "nabi maxamadow ma garanaysid waxay ay diinta ku soo kord-hiyeen gadaashaa" waana kuwa waxyaalaha bidcada ah dadka diin uga dhiga iyagoo dano gaar ah ku wata. Jannada cunadeeda iyo cabitaankeeda qofku ka daali maayo, sida nabigu yiri: maalin ayaa nabiga waxaa u yimi nin yuhuud ah wuxuu nabiga ku yiri nabi maxamadow waxaad sheegtay dadka ahlu jannaha ahi cuntada iyo cabitaanka ka daali maayaan nabigu wuxuu ku jawaabay allaha ay naftaydu gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye qofka ahlu janna-ha ah waxa la siiyay awood u dhiganta boqol qof xagga cunida iyo cabida iyo waliba xagga jamaaca (galmada ama u tagidda xaasaskooda), halkaa markii uu nabigu marinayay xadiithka ayuu wuxuu yiri ninkii yuhuudka ahaa qofkii wax cuna oo caba waxaa u baahanyaa in kor tago jannada waxaad sheegtay in ayan dhib lahayn arintaasi dhib ayey qofkii ku noqonaysaa, wuxuu nabigu ku jawaabay qofku waxaa jirkiisa ka soo baxaya dhi-did ka udgoon miskiga markuu dhididana waxaa ka baxaya wixii caloosha ku jiray markaas ayuu haddana ku laabanaya cuntadii.
AYAAT DHACAAMU AHLU JANAH
Walaalkeyga qeerka jecloow janada waxa ay leedahay xuurul ceyn ama dumar alle xaasas ugu dhigi doono dadka mutaqiinta inbadan ayaan filayaa waxaad maqashay xuurulceyn laakiin sifo xeel dher maadan helin walaal ii saamax in aan boggan ku xeeel dheeraanin
Dumarka
Janada
Dumarka Jannada
Jannada dhexdeeda waxaa jooga haween daahir sida uu allaah quraanka ku yiri {haween la dahiray (la nadi-ifiyey)} waxay culumadu yiraahdeen haweenkaasi waxay nadiif ka yihiin Xaydka(dhiigga caadada oo dumarka ku dhaca), saxaro, iyo wax kasta oo naftu dhibsato, haweenkaas allaah ayaa ka ilaaliyay wax kasta oo qurun ah, wuxuu allaah yiri waxaad moodaa luul, wuxuu kale uu allaah yiri (ahlu jannaha xaasaskoodu waa xuural cayn) xuural cayn waxay culumadu ku tilmaameen inay tahay gabar dhalin yar oo qurux badan indaha barta madow ayaa aad u madow meesha wareega isha ee caddi-na aad iyo aad ayey u cadahay, indha-hooda kuma taagaan meel aan ninkooda ahayn, waxaad moodaa in ay yihiin yaaquut iyo marjaan horana jinni iyo insi uma soo taaban, dhamaantooda waa bikrado isku wada da' ah. Nabiga (scw) wuxuu yiri haddii ay gabar ka mid dumar-ka jannada u soo bixi lahayd aduunka udugeeda ayaa wuxuu buuxin lahaa inta u dhaxaysa cirka iyo dhulka, waana ifin lahayd inta cirka iyo dhulka u dhexaysa, madaxa waxaa ugu jira ayaa ka khayr badan wax kasta oo aduunka yaal. Wuxuu xadiith kale ku yiri nabigu (scw) xaasaska ahlu jannuhu way u heesayaan nimankooda, cod kii ugu wanaagsanaa ayay ugu heesayaan, codkaas oo qof horay u maqlay aanu jirin, ereyada ay ugu heesayaan waxaa ka mid ah -wax-aanu nahay dumar akhlaaq wanaagsan wajiyo quruxsan, rag la karaameeyey ayaan u nahay xaasas, oo ay eegaan iyagoo ku indho qabawsanaya, kuwa waaraya ayaanu nahay oo aan dhi-manayn, kuwa la aaminay ayaanu nahay aan wax qarinayn, kuwa degan oo aanan guurayn ayaanu nahay--- haddaba qofkii isaga taga heesaha aduunka allaah ayaa wuxuu ugu bedelayaa bedelkaa qiimaha badan AYAAT XURUL CEYN .
Sifada naagaha Aduunka
1:IN AAD ILAHEY RUMEYSO CAMAL WANAAG SAN AAD LA IMAADO
SIDE AAN OGNAHAY ILAHEY WUXUU KA DHIGAY RUMEYNTA LA RUMEEYO
ilahey rumey camal wanaagsan la imoow
IYO ACMAAL WANAAG SAN LA LA IMAADO WADADA JANADA ILAHEY WUXUU LEYAHAY:
: { خالدون فيها هم الجنة أصحاب أولئك الصالحات وعملوا آمنوا البقرة : ] { والذين 82سورة
ه���� ه�� و��ا�� ت�� ت��ا و�� � ت���� ب�� و���� ن��� ه���� ا� و��� ب���� ه��� ت��� ي�� ه��� و���� ا�� ا�� و��� ـ��� �و�� و��ا�� ت��� ا� و���� � ا�� ق���� ب��� ر��� ة���! و���# و��$ و�% ن��� ه���� ا�� و�& ب�� ه���� و��ا�� ت���� ه��� ت��� ا� و��$ و���' ت�) � ت��� ا� و��& و*ب�( ب����+ ا�� ا� و��& ه�, ب��- و�� ن��� ه���� ي��� ه���# ب��. و�� ة���/ ا�� و��� و��0 ب���1 ت�& و��� و����2 و��ا ه���/ ا�� و��- ه��� ا�� و����3 ا����� و��ا�� ت��' ه��$ و���4 و�� و��ا�� ت�� و���� آ��ا و���ن ي� ه��� و���� ا�� ه���# ر����7 و�� و�� ﴿ و2 ت9 ه� و:ا و&ا ه>ي ب1 �ت و � ة! و# و�& و< ت�� ة? وا ب� وا و&ا ه>ي ب1 ت& و� و � ق&ا ه� و7ا و, ٢٥ت� ﴾
﴿ و2 ت9 ه� و:ا و&ا ه>ي ب1 �ت � Aه �� و و. ب� ا Bت و-ا Cب وا Dو Eه ـ� و� تا ه/ و-ا ه� و�3ا ا� ت'وا ه$ و4 و ت�وا و� آا ون ه�ي �� و ٨٢وا ﴾
عيم ات الن ذين آمنوا وعملوا الصالحات لهم جن ٨﴿ إن ال ﴾
ات الفردوس نزال} ذين آمنوا وعملوا الصالحات كانت لهم جن ١٠٧﴿ إن ال ﴾
ات تجري من تحتها األنهار ذين آمنوا وعملوا الصالحات جن ه يدخل ال ـ ١٤﴿ �إن الل ﴾
، آاليات الحج اآلية_ 56، 23، 14سورة الفتح اآليتان _ : 5سورة الحديد سورة_ 21، 12سورةاآلية اآلية _ 9التغابن الطالق اآلية _ 11سورة البروج اآلية_ 11سورة البينة سورة _ 7سورة
اآليات 1المؤمنون اآلية_ ،11 العنكبوت 57سورة .
2 :ALLE KA CABSI WA WADADA JANADA LOO MARO
ليوم : واالستعداد بالقليل والقناعة بالتنزيل والعمل الجليل من الخوف هي تعريفاتها أهم ومن. الرحيلكتاب : ) في جاء كما أي الله من نور على الله بطاعة تعمل أن هو أيضا التقوى تعريفات ومن
Alle ka cabsi
الله ( من نور على الله معصية تترك وأن الله ثواب ترجو وسلم عليه الله صلى نبيه وسنة اللهالله عقاب . تخاف
تأليف )) (( )) (( اللهفان إغاثة و السالكين مدارج أنظر ومعناها التقوى عن التفصيل من ولمزيدالله رحمه القيم ابن
، سورةالحجر { } ] : إنالمتقينفيجناتوعيون 45قالتباركوتعالى
عرضها : { وجنة ربكم من مغفرة إلى وسارعوا وتعالى تبارك قال ، للمتقين أعدت الجنة بلعمران } ] : آل سورة للمتقين أعدت واألرض ]133السموات
قون ذين آمنوا وكانوا يت ال تبديل �لهم البشرى في الحياة الدنيا وفي اآلخرة﴾٦٣﴿ اله ـ ٦٤﴿ ذلك هو الفوز العظيم �لكلمات الل ﴾
ات ونعيم قين في جن ١٧﴿ إن المت ﴾
ات ونهر قين في جن ٥٤﴿ إن المت ﴾
يدخل ) ما وأكثر ، الخلق وحسن التقوى الجنة الناس يدخل ما أكثر وسلم عليه الله صلى وقالالصحيحة ( ] األحاديث سلسلة وأحمد ماجه وابن الترمذي أخرجه والفرج الفم النار ]977الناس .
SURATU YUUNIS )63ILAA 64(SURATU AL MULK)12(SURATU QAAF )31ILAA 35(SURATU AL CIMRAAN )133(SURATU NAAJICAAD )40ILAA41(
3 :ADHEECIDA ILAHEY IYO RASULKIISA WAA WADADA JANADA
WADAD JANADA LOO MARO WAXAA UGU WEYN
Adheecida alle iyo rasulkiisa
WA ADHECIDII ILAHEY IYO RASULKIISA IN UU QOFKA ADHECAYO ILAHEY IYO RASULKIISAAYEE WEXEY DHALI NEYSAA IN UU QOFKAA ILAHEY UU JECLAADO qofkii ilahey jeclaado janada ayu gelayaa
ه ويغفر لكم ذنوبكم ـ بعوني يحببكم الل ه فات ـ ون الل ه غفور �قل إن كنتم تحب ـ واللحيم ٣١﴿ر ﴾
ILAHY WUXUU LEYAHAY
سورة :{ } ] األنهار تحتها من تجري جنات يدخله ورسوله الله يطع ومن وتعالى تبارك قال]17الفتح :
أمتي : ) كل قال وسلم عليه الله صلى الله رسول أن هريرة أبي عن البخاري صحيح وفيومن ( ) الجنة دخل أطاعني من قال ؟ يأبى ومن الله رسول يا قالوا أبى من إال الجنة يدخلونأبى ( فقد عصانيالبخاري ] صحيح بشرح الباري 249 /13فتح [
RASULKA WUXUU LEYAHAY XADIIS CAJIIB AH OO QULUBTA MU MINKA AH TABANEYSO
MAN ADHACANII DA QALAL JANAH
4 :TOWBADA WAA WADADA JANADA
IN ILAHEY LO LAABTO QOFKA MAR WALBOUU ILAHEY U CASIYO AMA XUMAAN GELO
towbada
UU IAHEY U LAABTO WEXEY DHALINEYSAA IN UU QOFKAA ILAHEY JANADIISA GELIYOSIDA AAN OGNAHAY DHAMANTEENA WAAN QALDAMEYNAA OO MA NIHIN MALAA IG ( MARKA QOF KA MAR WALBOUU DANBI GELO WAA IN U SAN QURSAN UU ILAHEY U LABTAAHADABADA TOWBADA WEXEY KA MID TAHAY WADADA JAANADA LOO MARO
}ا ة وال يظلمون شيئ ٦٠﴿إال من تاب وآمن وعمل صالح}ا فأولـئك يدخلون الجن ﴾ ه فاستغفروا لذنوبهم ومن ـ ذين إذا فعلوا فاحشة} أو ظلموا أنفسهم ذكروا الل وال
وا على ما فعلوا وهم يعلمون ه ولم يصر ـ أولـئك ﴾١٣٥﴿يغفر الذنوب إال اللات تجري من تحتها األنهار خالدين فيها هم وجن ب ونعم أجر �جزاؤهم مغفرة من ر
﴾١٣٦﴿العاملين
كم أن يكفر عنكم صوح}ا عسى رب ه توبة} ن ـ ذين آمنوا توبوا إلى الل ها ال يا أيات تجري من تحتها األنهار ئاتكم ويدخلكم جن ﴾٨﴿سي
ILAGEY WUXUU LEYAHAY SURATU MARYAM )60 ILAA 61(ILAHEY WUXUU LEYAHAY SURATU AL CIMRAAN )135 ILAA 137(ILAHEY WUXUU LEYAHAY )SURATU TAXRIIM )8(RASULKA WUXUU LEYAHAY )ILAHEY WUU KU FARXAA ADONKA MARKA UU U SO LABTO (
5 :IN CILMIGA LA BARTO WAA WADADA JANADA
IN CILMIGA LA BARTO WAA WADADA UGU MUHIIM AHLI ANAHU QOFKA ANAN CILMI LEHEYN MA YEQAANO WADADA JANADA UU UMARI LAHAA LAGA YAABOIN UU ISKU MALEEYO IN UU WADO WANAAGSAN HAAYO
Cilmiga in la barto
UU LAKIN WADO XUN IN UU KU SUGA YAHAY QODKA CAALIMKA AH WUXUU YEQANAA WADA DA JANADASI FUDUD AYUU WADA DAAS U QADAYAA
ذين أوتوا العلم درجات ذين آمنوا منكم وال ه ال ـ ﴾١١﴿ يرفع الل
اسخون في العلم منهم والمؤمنون يؤمنون بما أنزل إليك وما أنزل من كن الر ـ له واليوم اآلخر أولـئك � والمقيمين الصالة �قبلك ـ كاة والمؤمنون بالل والمؤتون الز
ا عظيم}ا ﴾١٦٢﴿سنؤتيهم أجر}
ILAHEY WUXUU LEYAHAY )SURATU ANISAA 162(ILAHEY WUXUU LEYAHAY SURATUL MIJAADALAH )22(
وسلم : : عليه الله صلى الله رسول قال قال عنه الله رضي هريرة أبي عن مسلم صحيح فيفي) ... قوم اجتمع ما ،و الجنة إلى طريقا به له الله سهل ، علما فيه يلتمس طريقا سلك ومنالرحمة وغشيتهم السكينة عليهم نزلت إال ويتدارسونه الله كتاب يتلون الله بيوت من بيتنسبه ( به يسرع لم عمله به بطأ ومن ، عنده فيمن الله وذكرهم المالئكة وحفتهملنووي ] مسلم صحيح 17/24شرح [
6: toosnaanta lagu tostaado diinta
In lagu tosnaado diinta oo gaar ahaan waqtiga hada aan u jirno
Toosnaanta
diinta
Oo ah waqtiga fidnada ah wexey ka mid tahay wadada loo maro janad
Ilahey wuxuu leyahay;
أولئك : { . يحزنون والهم عليهم خوف فال استقاموا ثم الله ربنا قالوا الذين إن وتعالى تبارك قالاألحقاف } ] : سورة يعملون كانوا بما جزاءا فيها خالدين الجنة [13أصحاب
Rasulka wuxuu leyahay:
عنه : أسأل ال قوال اإلسالم في لي قل الله رسول يا قلت قال الثقفي الله عبد بن سفيان وعنلنووي . ( ) ] : مسلم صحيح شرح مسلم رواه استقم ثم بالله آمنت قل قال بعدك [2/367أحدا
Sida aan ognahay qofkii dhiso masaajid ama lacag uu ku darsado masjid la dhisayo In uu ilahey uugu dhiso doono guri janada ah sida rasulkeena ino tilmaamay
عليه الله صلى الله رسول سمع أنه عنه الله رضي عفان بن عثمان عن البخاري صحيح فيالباري ) ( ] فتح الجنة في مثله له الله بنى الله وجه به يبتغي مسجدا بنى من يقول وسلم
1/544[
:SADAQO IN AAD BIXISO WAA WADADA JANADA
Dhisida misaajidka
Akhlaaqda wanaagsan
8 :SALAADA SUNADA AH )NAWAAFIL(
QISAS WA CIBAR
(:””.Wadada ugu fudud janada loo maro.””:)
Walaal baan wey diyay: miyaad rabtaa janada
Markaas wuxuu yiri: ma jirtaa qof anan rabin nacimka janada
ma jirtaa qof anan rabin raxada janada
ma jirtaa qof anan rabin naciim anan ku go eynin
wuxu yiri daacigii: lkn maxaad u samesan la dahay
acmaal saalix ah ku kenaayo janada?
wuxuu yiri ninkii : wadada janada wa wado dhib badan
Oo dheer lkn aniga waxaan ahay nin dhaciif ah anan u sabri karin
Wadadaas dhibka ah
wuxuu yiri daacigii: hada dan awodin in aad ku sabarto
Dhacadii ilaheyeey waxaad ku sabri dontaa naarta jahanam
Hadaad ehelkiisa tahay ilahey hanaga badbadiyee
Wuxuu yiri ninkii : haa hadalka aad shegtay
Qalbigeega ayey tabatay ee lkn aniga ma aqaano
Meesha aan ka bilaabo
Li anahu macsida baa qalbigeega madoweysay
Wuxuu yiri daacigii: waxaan ku tusayaa wado fudud
Kuu hogaaminaayo janada wada daas waa sahal
Ma ahn wado dhib badan oo adag waa wado aad u fudud
Wuxuu yiri ninkii: isheeg ilahey qeer hagu siyee
Wan ba radinaayay wada daaas i fududenaayo janada
Wuxuu yiri daacigii : wadadaan waxaa shegay
Imaam ibn kheyim kitabkiisa ((fa waa id)) ( waxaa jirto wado fudud oo
Mashaqo la aan iyo dhib la aan ku fududeen nayo janada
Ogoow in aad labo waqti aad heysato
1:waqti ku dhaafay
2:waqti hada soo socdo
Waqtiga ku dhaafay : waxaad ku hagaa jin kartaa towbad
Iyo in aad u labato ilahey iyo istiqfaar wada daan waa wado fudud
Oo ma ahn shey dhib ah
Inta hada cumrigaaga ka dhiman : waxaad la imadaa
Ca siimah iyo niyad saadiq ah kdb ne
Ka teg macsiyada oo sameyso acmaal saalix ah
Hadaba wada daan waa wado fudud
Walaal ka fa ideyso wadadaan fu dud kuu hogaa minaayo janada
Hada ba Cumrigaaga inta ku dhaftay towbah in aad la imaado
in ta ku harsan Camal wanaag san iyo macsida in aad
ka tegto hadaba waa wado fudud………
qiso kale
nagtii ku geshay janada ey biyo ey siisay
HURDADA KA KAC..!
NACAM HURDADA KA KAC WAXAAD QADAA WADADA JANADA
WALAHI MOWTKA MAR DOW AYU IMANAYAA
CUMRIGAAGA INTA KU DHAFTAY ILAHEY U LAABO IN KUU HARTAY WADA DAAN QAAD
OO RASULKA WUXUU LEYAHAY
MA SEEXDO NIN DON NAYO JANADA
BERITO AYAA QORAYAA INSHA ALLAH