tirada sharciyada soo baxay sannadka 1975 sharci · l. 83 tr. 10 nofemb.1975 heshiis ku saabsan...

27
TIRADA SHARCIYADA SOO BAXAY SANNADKA 1975 SHARCI L. 1 Tr. 6 Dishember 1974 Nidaaminta Maamulka Hawlahu Golaha Sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada — F. R. L. 1. L. 2 Tr. 14 Dishember 1974 Wax ka beddelid Sharciga lagu dhisay Bankiga Qaranka Soomaaliyeed F. R. L. I, R. 1. L. 3 Tr. 5 Jenayo 1975 Toosin Qodobka 7aad ee Sharci lr. 17 ee soo baxay 21kii Abrile 1974 F. R. L, 1, R. 1. L. 4 Tr. 5 Jenayo 1975 Wareejinta Xidhmooyinka Qaranka F. R. L. 1-1. L. 5 Tr. 25 Agosto 1975 Sharci Khasab kaga dhigaya Beeraleyda Muuska inay beeraan Waxyaalahala cuna (Cash Crops) F. R. L. 2, R. 1. L. 6 Tr. 4 Jenayo 195 Xeerka Habka Madaniga ah Buugga1qaybta V Awoodda Garsoorka— Qodobkiisa 80aad oo la kordhiyey F. R. L, 2-1. L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Ratification of Agreement between the Somali Democratic Republic and the Arab Republic of Libya —Tripoli 4th September, 1972 — F. R. L. 2, R. I L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray Jamhuuriyadda Dimuqradiga Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Liibyia — Tripoli 4tii Sebtembre- 1972 F. R. L. 2, R. 1. L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray oo ah Nuqul Carabi ah — F. R. L. 2, R. I. L. 8 Tr. 14 Jenayo 1975 Beddelaad Sharci Lambar 28 Taarikh 14 Febbrayo 1972 oo ku saabsan Guddiga Barista Dacwooyinka — F. R. L. 2, R. 1.

Upload: others

Post on 02-Oct-2020

1 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

TIRADA SHARCIYADA SOO BAXAY SANNADKA 1975

SHARCI

L. 1 Tr. 6 Dishember 1974 Nidaaminta Maamulka Hawlahu Golaha Sare ee Kacaanka iyo Madaxtooyada — F. R. L. 1. L. 2 Tr. 14 Dishember 1974 Wax ka beddelid Sharciga lagu dhisay Bankiga Qaranka Soomaaliyeed F. R. L. I, R. 1. L. 3 Tr. 5 Jenayo 1975 Toosin Qodobka 7aad ee Sharci lr. 17 ee soo baxay 21kii Abrile 1974 F. R. L, 1, R. 1. L. 4 Tr. 5 Jenayo 1975 Wareejinta Xidhmooyinka Qaranka F. R. L. 1-1. L. 5 Tr. 25 Agosto 1975 Sharci Khasab kaga dhigaya Beeraleyda Muuska inay beeraan Waxyaalahala cuna (Cash Crops) — F. R. L. 2, R. 1. L. 6 Tr. 4 Jenayo 195 Xeerka Habka Madaniga ah Buugga1qaybta V Awoodda Garsoorka— Qodobkiisa 80aad oo la kordhiyey F. R. L, 2-1. L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Ratification of Agreement between the Somali Democratic Republic and the Arab Republic of Libya —Tripoli 4th September, 1972 — F. R. L. 2, R. I L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray Jamhuuriyadda Dimuqradiga Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Liibyia — Tripoli 4tii Sebtembre- 1972 F. R. L. 2, R. 1. L. 7 Tr. 8 Jenayo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray oo ah Nuqul Carabi ah — F. R. L. 2, R. I. L. 8 Tr. 14 Jenayo 1975 Beddelaad Sharci Lambar 28 Taarikh 14 Febbrayo 1972 oo ku saabsan Guddiga Barista Dacwooyinka — F. R. L. 2, R. 1.

L.9 Tr. 15 Jenaayo 1975 Mideynta Guddiga Abaalmarinta Iyo Guddiga Dallacaada Shaqaalaha — F. R. L. 2,-1. L. 10 Tr. 16 Dishember 1975 Meelmarin Heshiis — F. R. L. 2. L. 10 Tr. 16 Dishember 1975 Ratication of Convention — F. R. L, 2. L. 11 Tr. 15 Jenayo 1975 Meelmarin Heshiis Ganacsi iyo dhaqaale oo dhexmaray J. S. D. iyo Imaa-raadka Carabta ee Midoobay — F. R. L. 2. L. 12 Tr. 15Jenayo 195 Meelmarin Heshiis dhexmaray J.D.S. iyo Jamhuuriyadda Dimuqradiga ee Dadka Yaman — F. R. L. 2. L. 13 Tr. 24 Jenayo 1975 Wareejinta Wakaaladda Gaadiidka Badda. — F. R. L. 2. L. 13 Bis Tr. 13 Febb. 1975 Sharci Canshuur ka dhaafid — F. R.L, 1, R. 2. L. 14 4 Febb. 1975 Dacwadaha Dawladda dhinac ka tahay — F. R. L. 1, R. 2 Bis. L. 15 Tr. 30 Dishem. 1975 Sharci Miisaaniyadda Sannadka 1975— F. R. L. 2, R. 2. L. 16 Tr. 9 Febb. 1975 Aqoonsasho Howqab Abaalgud gaar ahaaneed — F. R. L. 2, R. 2. L. 17 Tr. 21 Jenayo 1975 Kaydka Boostada — F. R. L. 3, R. 2. L. 17 Tr. 21 Jenayo 1975 Postal Savings — F. R. L. 3, R. 2. L. 17 Tr. 21 Jenayo 1975 Cassa di Risparmio Postale — F. R.L. 3, R. 2. L. 18 Tr. 25 Agosto 1974 La wareegidda iibka iyo qeybinta Galleyda iyo Massaggada — F. R. L. 4, R.

2.

L. 19 Tr. 9 Febb. 1975 Approvazione della Convenzione tra il Governo della Repubblica Democratica Somala e l'Alitalia — F. R. L. 4, R. 2. L. 19 Tr. 9 Febb. 1975 — Oggolaasho Heeshiis dhexmaray Dawladda Soomaaliyeed iyo l'Alitalia — F. R. L. 4, R. 2. L. 20 Tr. 8 Febb. 1975 Mideynta Bankiga Kaydsiga iyo Amaahda Soomaaliyeed iyo Bankiga Ganacsiga Soomaalida — F. R. L. 3, L. 21 Tr. 8 Febb. 1975 Beddelidda Magaca Bankiga Qaranka Soomaaliyeed F. R. L 3 L. 22 Tr. 23 Febb. 1975 Dhisidda Wakaaladda Hawlaha M arakiibta Soomaaliyeed (Somali Shipping Agency) — F. R. L. 3 L. 23 Tr, 11 Jenayo 1975 Sharciga ku saabsan Qoyska F.R. L. 3. L. 23 Tr. 11 Jenayo 1975 Sharciga ku saabsan Qoyskta Af Carabi — F. R. L., R. 3. L. 23 Tr. 11 Gennaio 1975 Legge sullo Statuto Personate F. R. L, 1, R. 3-Bis.

L. 23 Tr. 11 January 1975 Family Law — F. R. L, 1, R. 3-Bis. L. 24 Tr. 1 Maarso 1975 Wax ka beddelid Sharciga Dhowritaanka Badbaadada Ummadda - F.R. L. 2, R. 3. L. 25 Tr. 4 Febb. 1975 Beddelaad Sharci L. 35 Taariik 21 Abrile 1973 — F. R. L. 2, R. 3. L. 26 Tr. 6 Maarso 1975 Wax ka baddelka habka ururinta iyo xaraynta ajuurooyinka Badda F.R. L. 4, R. 3.

L. 27 Tr. 12 Maarso 1975 Wax ka Beddel Sharciga Dhowritaanka Baddaadada Ummadda F.R. L. .4. L. 28 Tr. 1 Maarso 1975 Dhisidda Wakaaladda Hoteellada F. R. L. 4. L. 29 Tr. 12 Maarso 1975 Qodobka 1aad ee Xeerka tirsigiisu yahay 52 soona baxay 1dii Sebtember 1970, waxaa lagu siyaadiyey. Laamaha Maxkamadda Badbaadada Dalka Gobollada — F. R. L. 1, R 4

1975 Toosin Sharci Lamb. yahay 15 soo baxay 30-1-7975 — F. R. L. 1 R 4. L. 30 Tr. 2 Abril

L. 31 Tr. 2 Abril 1975 Sharci ku saabsan huga garsooridda (toga) — F. R. L. 1, R. 4. L. 32 Tr. 10 Abril 1975 Meelmarin heshiis — F. R. I, 2, R 4 L. 33 Tr. 18 Jenayo 1975 Calaamadaha Ganacsiga (Trade Mark and Patents) — F. R. L. 5. L.34 Tr. 21 Marso 1975 Isbeddelka 1aad ee Miisaanaydda 1975 - F. R. L.3 Li 35 Tr., 2 Abril 1975 Mashuurca Horumarinta Beeraha Balcad — F. R. L. 5. L. 35 Tr. 2 Abril 1975 Balad Irrigation Development — F. R. L. 5. L. 36 Tr. 30 Abril 1975 Sharci ku saabsan Afduubidda — F. R. L. 1-5. L. 37 Tr. 4 Jenayo 1975 Awood Siin — F. R. L. 6. L. 38 Tr. 4 Junyo 1975 Toosin ku saabsan Sharciga L. 52 ee Junyo 1972 — F. R. L. 1, R. 6

L 39 Tr. 7 Junyo 1975 Meelmarin Heshiis Amaaheed oo dhexmaray Soomaaliya iyo Sanduuqa Ho-rumarinta Afrika — F. R. L. 1, R. 6. L. 39 Tr. 7 Junyo 1975 Ratification of Agreement between the Somali Democratic Republic and African Development Bank — F. R. L. 1 R. 6. L. 40 Tr. 7 Junyo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray Soomaaliya iyo Ururka Horumarinta Addunka (I.D.A.) oo ku Saabsan Mashruuca Ballarinta Dekedda Muqdisho — F. R. L. 1, R. 6. L. 40 Tr. 7 Junyo 1975 Ratification of Agreement between the Government of Somalia and Interna-tional Development Association (IDA) — F. R. L. 1-6. L. 41 Tr. 7 Junyo 1975 Meelmarin Heshiis Dhexmaray Soomaaliya iyo Boqortooyada Sacuudi Carabya — F. R. L. 1-6. L. 41 Tr. 7 Junyo 1975 Nuqul Carabiya laha galay Dawladda — F. R. L. 1, R. 6. L. 42 Tr. 7 Junyo 1975 Habka Maamulka Xoolaha Dawladda F.R. L. 1 R 6. L. 43 Tr. 2 Junyo 1975 Gunno oo ku saabsan Lataliyaalka Guddiyada M.G.S. K. – F.R. L. 7. L. 44 Tr. 17 Luulyo 1975 Guddomiyaha Maxkamadda Badbaadada ee Xamar – F. R. L. 7. L. 45 Tr. 10 Junyo 1975 Toosin ku saabsan Sharciga Rugta Ganacsiga – F. R. L. 8. L. 46 Tr. 19 Junyo 1975 Axdigii ku saabsanaa ACP – EEC - F. R. L. 8 L. 46 Tr. 19 Junyo 1975 Instrument of Ratification – F. R. L. 8.

L. 47 Tr. 29 Junyo 1975 Ogoolaansho Heshiis Amaah ah oo dhexmaray J.D.S. iyo Jamhuuriyadda Carabta ee Libiya – F. R. L. 8. L. 47 Tr. 29 Junyo 1975 Nuqul Carabi ah – F. R. L. 8. L. 48 Tr. 17 Agosto 1975 Mideynta Guddiyada Siyaasadda iyo Bulshada. – F.R. L. 3, R.8 L. 49 Tr. 17 Luulyo 1975 - Baabi'inta Caashuurta Dawladda Hoose — F. R. L. 4, R, 8. L. 50 Tr. 17 Luulyo 1975 - Markii ay wax kala iibsadaan Wakaaladaha Ganacsiga Degmooyinka iyo Wakaalada Ganacsiga Ummadda - F. R. L. 4, R. 8. L. 51 Tr. 30 Agosto 1975 - Sharci la xiriira Dacwadaha ay dhinac ka tahay Dawladda iyo Laameheeda – F. R. L. 1, R.9 L. 52 Tr. 23 Agosto 1975 - Isbeddelkii 2aad ee Miisaaniyadda. F. R. L. 1, R. 9. L. 53 Tr. 1 Agosto1975 — Dhismaha Sicirka Sonkorta Warshadda Jowhar — F. R. L. 2, R. 9 L. 54 Tr. 1 Jenayo1975 — Habeynta Sharciyada u degsan Furidooyinka Ganacsiga iyo lacagta iyo ku wareejinta dacwado ama dembiyo Maxmadda Badbaadada Dalka – F. R. L. 1,R. 10. L. 55 Tr. 4 Oktoob.1975 — Sharci ku saabsan Guddi gaar ah dhameynaya Dacwadada dhaxalka F. R. L. 1, R. 10. L. 56 Tr. 5 Oiitoob. 1975 Nidaaminta Maaliyadda Wakaaladaha Dawladda — F. R. .L 1, R. 10 L. 57 Tr. 20 Oktoob. 1975 Cafis Guud iyo Cafis gaar oo lagu maamusay sanad guurada 6aad ee Kacaanka 21 Oktoobar 1969 F.R. L. 2, R. 10 L. 58 Tr. 10 Oktoob. 1975 Sharciga Khamro Diidka - F.R.L. 3, R. 10.

L. 59 Tr. 10 Oktoob. 1975 . Awoodda Sameynta soo dejinta iyo ganacsiga Khamrada — F.R.L 3 R 10. L. 60 Tr. 11 Oktoob.1975 Dhismaha Wakaaladda Cagafiyada iyo Hawlaha Beeraha – F. R. L. 3, R 10. L.61 Tr. M Oktoob.1975 La wareegid ganacsiga dibed ka keenka Baabuurta iyo Tolyen Hoosooyinka Waaweyn — F. R. L. 11 L. 62 Tr. 21 Oktoob.1975 La wareggidda ganacsiga dibad ka keenka iyo qeybinta: dharka, maacuunka guryaha iyo qalabka Xafiisyada — F. R. L. 11. L. 63 Tr. 21 Oktoob.1975 Keenidda iyo qaybinta qalabka Takhtarrada, Caafimaadka cuntada daawey-san ee Caruurta iyo kiimikada — F. R. L. 11. L. 64 Tr. 21 Oktoob.1975 Keenidda iyo qeybinta qalabka biyaha looga soo saaro Webiyada iyo ceelasha — F. R. L. 11. L. 65 Tr. 21 Oktoob.1975 Keenidda iyo qaybinla Dahabka iyo Qalinka — F. R. L. 11. L. 66 Tr. 21 Oktoob.1975 La wareggidda ganacsiga dibad ka keenka alaabla musikada, maasawirka iyo siinamada F, R, L. 11 L. 67 Tr. 21 Oktoob.1975 Dhismaha Wakaaladaa Canacsiga Gaadiidka iyo Qalabka dayactirka F, R. L. 11. L. 68 Tr. 21 Oktoob.1975 Dhismaha Wakaaladda Ganacsiga Dharka iyo maacuunka — F. R. L. 11. L. 69 Tr. 19 Oktoob.1975 Wax ku kordh Sharci Lamb. 1 taarikh 6 Disheember 1974, Nidaminta Maamulka Hawlaha G.S.K. iyo Madaxtooyada — F. R. L. 1, R. 11 L. 70 Tr. 19 Oktoob.1975 Beddelaad Xeerka Habka Madaniga qod. 250 — F. .R. L. 1, R. 11. L. 70 Tr. 19 Oktoob.1975 Modifica dell'art. 250 del Codice di Procedura Civile — F. R. L. 1, R. 11.

L. 71 Tr. 25 Oktoob.1575 Meelmarn Heshiis — F. R. L. 1, R. 11. L. 71 Tr. 25 Oktoob.1975 Nuqul Carabi ah. — F. R. L. 1, R. 11. L. 72 Tr. 6 Nofem.1975 Cafis Guud iyo Cafis Gaareed, oo ku saabsan dembiyada Ciidammada — F. R, L. 2 ,R. 11. L. 73 Tr. 21 Oktoob. 1975 Sharciga Dhulka Beeraha — F. R. L. 2, R. 11. L. 74 Tr. 21 Oktoob. 1975 Keenidda iyo Qeybinta Alaabta Dhismaha – F.R. L. 2, R 11. L. 75 Tr. 21 Oktoob. 1975 Keenidda iyo Qeybinta Cinjirka Ceyrin ( Cude Ruber) F.R. L. 3, R 11.

76 Tr. 11 Nofem. 1975 Agoonsasho Hashiiska lagu asaasay sanduuga Horumarinta Africa ( African Development Fund). F.R. L. 3, R 11. L 77 Tr. 11 Nofem. 1975 Meelmarin Heshiis Farsamadeed iyo Iskaashiga Cilmiga oo Dhexmaray Somaaliya iyo Roomaaniya F.R. L. 3, R 11. L. 78 Tr. 11 Nofemb. 1975 Toosin Sharci Tiradiisu Tahay 40 ee soo baxay 4tii Oktoobar 1973 F.R. L. 3, R 11. L. 79 Tr. 12 Abril 1975 Beddelaad Sharci lamb. 15 Tr,25 Jenaayo 1969 iyo 34 Tr. 1da Maarso 1971 — F. R. L. 4, R. 11. L. 80 Tr. 6 Nofemb. 1975 Isbeddelkii 3aad ee Miisaaniyadda 1975 —F.R. L.4, R. 11 L. 81 Tr. 9 Nofemb. 1975 Wax ku kordhin Xeerka Habka Jinaaiga ah —F. R. L. 4, R.11.

L. 82 Tr. 18 Nofemb.1975 Heshishiis Ganacsi iyo dlaqaale dhexmaray J.D.S. iyo Dowladda Qadar — F. R. L. 12.

L. 82 Tr. 18 Nofemb.1975 Nuqul Carabi ah — F. R. L 12 L. 83 Tr. 10 Nofemb.1975 Heshiis ku saabsan dhismaha Xoogga Korontada — F. R. L, 12. L. 83 Tr. 18 Nofemb.1975 Nuqul Carabi ah — F. R. L. 12 L. 83 Tr. 10 Nofemb.1975 Instrument of Ratification. F.R. L. 12 L. 84 Tr. 20 Nofemb. 1975 Wax ka beddelka Taariifada furdadaha lagu ogolaada Dekreetada Sharciga ah ee 1 r. 5 ee 11-12-1068 – F. R. L. 12. L. 85 Tr. 21 Oktoob. 1975 Sharci ku saabsan Qareennada – F. R. L. 2, R.12. L. 86 Tr. 6 Dishem. 1975 Sharci ku saabsan guddiyo Garsoorid ee Shaqaale oo dhammeeya dacwadaha Fudud — F. R. L.2, R 12

TIRADA XERARKA SOO BAXAY SANNADKA 1975

XEER

L. 1 Tr. 6 Dicem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddiyaal G. S.K. — F. R. L. 1. L. 2 Tr. 6 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: La Taliyeyaasha Guddiyada Golaha Sare ee Kacaanka — F. R. L. 1. L. 3 Tr. 7 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Xubinta Guddi Degmo — F. R. L. 1, R. 1. L. 4 Tr. 7 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Goloha Sare ee Kacaanka: Maamul Tuulooy F. R. L. 1, R. 1.

L .5 Tr. 7 Disem. 1974 Xeer Madaweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Tuuladda Sarmaanyo lagu daro Maamulka Degmada Taleex F. R. L. 1, R. 1. L. 6 Tr. 7 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Maamulka Tuulooyin — F. R. L. 1, R. 1. L. 7 Tr. 7 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Biilad Qaalin ah oo Kaca-annimo ee la Siiyey G.le Sare Aadan Xirsi Warsame — F. R. L. 1, R. 1. L. 8 Tr. 23 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Habka Diiwaan Gelinta Iskaashatooyinka — F. R. L. 1, R. 1. L. 9 Tr. 29 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid G.le Sare Cab-dullahi Maxamuud Xasan Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed — F. R. L. 1, R. 1.

L. 10 Tr. 1 Agosto 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Qatay Jaalle Maxamuud Sheekh Axmed ku fadhiya mq. 650, yaal Muqdisho Xaafadda Wardigley — F. R. L. 1, R. 1. L. 11 Tr. 11 Nofemb. 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyey gacantana loo geliyey, (libera disponibilita’) Jaalle Maxamed Saalim Naasir – F. R. L. 1, R1. L. 12 Tr. 1 Disemb. 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyey Jaalle Maxamed Xaaji Muridi, ku yaal Muqdisho, Degmada Wardhigley ku fadhiya mq. 670,41 F. R. L. 1, R. 1. L. 13 Tr. 1 Disemb. 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed loo gacan geliyey (concessione di libera disponibilita’)Jaallc Cabduraxmaan Xaaji Murshid ku yaal Muqdisho, Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 600. F.R. L. 1, R1. L.14 Tr. 10 Disem. 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed oo gatey Jaalle Xaaji Yuusul Cigaal ku yaal km.4 , jidka Afgoye kuna fadhiya mq. 3.330 iyo Cad dhul Dawladeed la siiyey Impresa Sudano e Pizzoglio, ku yaal km.4 kuna fadhiya mq. 843 – F.R. L. 1, R 1. L. 15 Tr. 9 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Beddelaad Jaalle G. Dhexe Cisman Maye. – F. R. L. 2, R 1. L. 16 Tr. 15 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddiga Dallacadda iyo Abaalmarinta. F. R. L. 2, R, 1. L. 17 Tr. 31 Disemb. 1974 Xeerka Wasaaradda Cafimaadka: Sicirka Ibka Daawada Dadweynaha – F. R. L. 2, R1. L. 18 Tr. 1 Jenayo 1975 Xeer Wasaaradda Maaliyadda: Tacriifadda Sigarka, Siigaro – F. R. L. 2, R1

L. 19 Tr. 31 Disemb. 1974 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyey Jaalle Faaduma Saciid ku yaal Muqdisho Degmada Cabdulcasiis (Lido) kuna fadhiya mq. 2.800 - F.R. L. 2, R1. L. 20 Tr. 14 Jenayo 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Kacaanka Degmada Gar-bahaarey Qaybta Wakiilada Beesha — F. R. L. 2. L. 21 Tr. 15 Jenayo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyay Maxamuud Moxamed Cisman ku yaal Muqdisho Jidka Maxamuud Harbi (ex Via Antonio Cecchi) — F. R. L. 2. L. 22 Tr. 8 Jenayo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladed loona geliyay (libera disponibilita) Jaalle Cosman Cumar Jbrahim — F. R. L. 2. L. 23 Tr. 13 Jenayo1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Awoodda Kormerka iyo baarista maamulka Xoolaha Gargaarka Abaarta — F. R. L. 1, R. 2. L. 24 Tr. 20 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah — F. R. L. 1, R. 2. L. 25 Tr. 10 Disem. 1974 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Kordhin lagu samayey Xerka Fulinta ee Maxkamadda B. Dalka —F. R. L. 1, R. 2. L. 26 Tr. 3 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dwaladeed la siiyay Xaawa Ci-smaan Faarax — F. R. 1, R. 2. L. 27 Tr. 3 Febrayo 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Ogolaansho Heshiis dhexmaary Wakaaladda Horumarinta Xoolaha iyo Shirkadda lagu Magacaabo Hendrikson— F. R. L. 1, R. 2. L. 28 Tr. 21 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka Magacaabid Guddoomiye Gobolka Hiraan — F. R. L. 4, R. 2,

L. 29 Tr. 21 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddoomiyaha Gobolka Togdheer — F. R. L. 4, R. 2. L. 30 Tr. 21 Jenayo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Gaashaanle Dhexe Cab-dalla Xaaji Axmed ee ka tirsan C. Booliska la dallacsiiyey lana gaarsiiyey da-rajiada ah Gaashaanle Sare — F. R. L. 4, R. 2. L. 31 Tr. 27 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Siismo dhul Dawladeed la siiyey Ja Sheekh Xasan Hamuud Cabdi — F. R. L. 4, R. 2. L. 32 Tr. 1 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Garsoorka iyo Arimaha Diinta: Xabsi Cusub — F. R. L. 4, R. 2. L. 33 Tr. 8 Feb. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Magacaabid Agaasin: Guud ee Bankiga Ganacsiga Ummadda - F. R. L. 3. L. 34 Tr. 8 Feb. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Magacaabid Agaasimaha Guud ee Bankiga Dhexe ee Soomaliya - F. R. L. 3. L. 35 Tr. 18 Feb. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Xeer ku saabsan Tarifo gelinta Telefonka Dalka Gudihiisa F. R. L. 3. L. 36 Tr. 18 Feb. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Beddelaad qodob ku saabsan. Taarifada Telekista (Telex) — F. R. L. 3. L. 37 Tr. 9 Feb. 1975 .Xeer Wasaaradda Arrimaha Gud. Magacaabid Guddiga Kacaanka Degmada Badhaadhe Qaybta Wakiillada Beesha — F. R. L. 3. L. 38 Tr. 19 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Bosaha Isgars: -Tigidhka boqol guurda UPU — F.B L. 3.

L. 39 Tr. 19 Nof. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Qaadid Guri dan guud awgeed — F R. L. 3. L. 40 Tr. 19 Nof. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Qaadid Guri dan guud awgeed — F R. L. 3. L. 41 Tr. 17 Feb. 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaliya: Heerka Sarrifka lacagaha Qalaad. - F. R. L. 3. L. 42 Tr. 24 Feb, 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dallacsiin oo laga dhigay Sarreeye Guuto - F. R L. 2, R. 3. L. 43 Tr. 13 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Guddiyo Kacaan ee Deg-mooyinka Belet-Weyne, Buulo-Burti, Jalalaqsi — F. R. L. 2, R. 3. L. 44 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad lacag oo Hawlkarni-mo — F. R. L. 3, R. 3. L. 45 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Dahab ah oo Wad-danimo — F. R. L. 3, R. 3. L. 46 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah oo Hawl-karnimo — F. R. L. 3, R. 3. L. 47 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billa Maar ah oo Hawl-karnimo — F. R. L. 3, R. 3. L. 48 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah oo Hawl-karnimo — F. R. L. 3, R. 3.

L. 49 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah oo Hawl-karnimo — F. R. L. 3, R. 3. L. 50 Tr. 4 Disem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magaalo Madax Degmo oo laga bedeley meeshi hore — F. R.L. 4, R. 3. L. 51 Tr. 24 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Garsoorka iyo Arrimaha Diinta: Abuurida Xabsiyaal — F. R. L. 4, R. 3. L. 52 Tr. 11 Maar.1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiga Kacaanka Degmoynko, Jowhar, Balcad, Cadale, Aadan Yabaal — F. R. L. 4, R. 3. L. 53 Tr. 26-Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiga Kacaanka Degmada Afmadow Qaybtiisa Wakiillada Beesha — F. R. L. 4, R. 3. L. 54 Tr. 16 Jenayo1375 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Qiimaha Timirta — F. R. L. 4, R. 3. L. 55 Tr. 10 Disem. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Cad dhul Dowladeed gateen Cali Ma-xamud Cali Umal iyo Maria Luisa Virdis — F. R. L. 4, R. 3. L. 56 Tr. 27 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul gatay Jaalle Cabdi Cigaal Jaamac — F. R. L. 4, R. 3. L. 57 Tr. 9 Maar. 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad — F. R. L. 4, R. 3. L. 58 Tr. 17 Maar. 1975 Xeer Bankiga Dheex ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad — F. R. L. 4, R. 3. L. 59 Tr. 24 Feb. 1975 Xeer Madaweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Mgac Bedellid — F. R. L. 4. L. 60 Tr. 8 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Jinisiyada Soomaaliya — F. R. L. 4.

L. 61 Tr. 10 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Arrilmaha Garsoorka iyo Diinta: Magacaabid Gudi — F. R. L. 4. L. 62 Tr. 24 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga Diiwaangelinta iskaashiga Xijiga Hawl-Wadag ee Degmada Qandala — F. R. L. 4. L. 63 Tr. 24 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaangelinta iskaashatada Ganacsiga saha-nee Degmada Kismayo — F. R. L. 4. L. 64 Tr. 20 Disem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Koobnaanta cusub ee Guddiga Kacaanka Gobolka Bay — F. R. L. 1, R. 4. L. 65 Tr. 20 Disem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dhismo Guddiga Kacaanka ee Gobollada cusub; Gedo, Bakol Sannaag iyo Galguduud — F .R. L. 1 R. 4. L. 66 Tr. 6 Maar. 1975 Xeer Madaweynaha Golaha SareKacaanka: Billad Maar Hawlkarnimo oo lagu maamuusay Shaqaale ka tirsan ciidammaddii — O.H.R.M. — F. R. L. 1, R. 4. L. 67 Tr. 4 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha : Kacaanka: Dalacsiin la siiyey Xiddiglayaal — F. R. L. 5. L. 68 Tr. 25 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Qiimaha Timirta — F. R. L 5. L. 69 Tr. 16 Abril 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad — F. R. L. 5. L. 70 Tr. 30 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyay gacantana loo geliyay Jaalle Jamiila Cali Bin Cali. F. R. L 5. L. 71 Tr. 30 Abril 1975 Xeer Madaweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Xeerfaafin ku saabsan Sharciga Kaydka Boostada — F. R. L. 1, R. 5.

L. 71 Tr. 30 Abril 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Postal Savings Regulation F. R. L. 1, R. 5. L. 72 Tr. 8 Majio 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddi Deg-mooyin — F. R. L. 1, R. 5. L. 73 Tr. 11 Majio 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Musug — F. R. L. 1, R. 5. L. 74 Tr. 19 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Wakaaladda Ganacsiga Ummadda Toos uga iibin karto Dadweynaha — F. R. L. 1, R. 5. L. 75 Tr. 25 Majio 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dhisidda Guddiga Sare Maamulka Wakaalaada Degedaha — F. R. L. 6. L. 76 Tr. 15 Majio 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyada Kacaanka ee Degmooyinka — F. R. L. 6. L. 77 Tr. 10 Majio 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyay, Gacantana loo geliyey Axmed Maxamed Aadan - F. R. L. 6 L. 78 Tr. 2 Junyo 197 5 Xeer Diwaan Gelin Iskashatada Ganacsiga Alaabta Farshaxanka «Wadajir» — F. R. L. 6. L. 79 Tr. 2 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga Diwaan Gelinta Iskashatada Ganacsiga Muu-ska ee lagu magacaabo Banaadir — F. R. L. 6. L. 80 Tr. 25 Majio 1975 Xeer Madaxweynhaa Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabidda Guddoomi-yeyaasha Gobollada Galgaduud iyo Mudug Sh. Dhexe iyo Nugaal — F. R. L. 1, R. 6.

L. 81 Tr. 28 Abril 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Guddiyada Kacaanka Go-bolka Sh. Hoose — F. R. L. 1, R. 6. L. 82 Tr. 24 Maajio 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyada Kacaanka ee G. Bakool — F. R, L. 1, R. 6. L. 83 Tr. 19 Okt. 1967 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Concessione di area di terreno dema-niale a favore dei Sigg. Abdullahi Mohamed e Farah Sugulle — F. R. L. 1, R. 6. L. 84 Tr. 10 Majo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyay gacantana loo geliyay J. Sheekh Xasan Hamuud Cabdi — F. R. L. 1, R. 6. L. 85 Tr. 11 Maar. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Xubno Joogta ah ee Sha-qaalaha Wasaaradda Garsorka iyo Diinta — F. R. L. 2, R. 6. L. 86 Tr. 1 Abril 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dallacsiin Saraakiil Boolis ah — F. R. L. 1, R. 6. L. 87 Tr. 9 Junyo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Xeer lagu oggolaanayo Cu-sbooneysiin Ruqsad Maacdan Baarista ee Shrikadda Nucleare Somala — F. R. L. 2, R. 6. L. 88 Tr. 14 Abril 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah oo Hawl-karnimo ee lagu Maamuusay Shirkadda C.A.T. (Contracting and Trading Company) — F. R. L. 2, R. 6.

L. 89 Tr. 14 Junyo 1975 Xeer Wasaaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Sanaag Qaybahooda Wakiilada Beesha — F. R. L. 2, R. 6. L. 90 Tr. 14 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Togdheere Qaybahooda Wakiilada Beesha — F. R. L. 2, R. 6. L. 91 Tr. 30 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyay gacantana loo geliyay Jaalle Xaji Maxamed Cab-dulle Wardheere mq. 351 Cad dhul Dawladeed la siiyay Jaalle Maxamuud Geedi Maxamuud mq. 378 — F. R. L. 2, R .6. L. 92 Tr. 26 Majio 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Qaadid Korontada Degmada B. Burte dan guud awgeed ee waqti hore uu lahaa Maxamed Axmed Saalax ay la wareegtay Wakaaladda Xoogga Koronada Ummadda — F. R. L. 2, R. 6. L. 93 Tr. 27 Majio 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Cad dhul Dowladeed la siiyay Jaalle Saciid Xaaji Maxamed Bilcil iyo Ismaciil Xaaji Maxamed Muusa ku yaal Muqdisho, Jidka Afgooye kuna fadhiya mq. 3460 — F. R. L. 2, R. 6. L. 94 Tr. 2 Luul. 1975 Xeer Wasaaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Guddoomiyayaal Degmo — F. R. L. 7. L. 95 Tr. 15 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Goddiga Kacaanka ee Bender Beyla — F. R. L. 7. L. 96 Tr. 16 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dawladeed la siiyay Gacantana loo geliyay Jaalle Kataldo Raffaelo — F. R. L. 7. L. 97 Tr. 31 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: , Dhul gadatay Mariam Xaaji Saalim Saalax iyo Carrurteeda — F. R. L. 7. L. 98 Tr. 29 Disem. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Qaadid dhul dan guud awgeed — F. R. L. 1, R. 7.

L. 99 Tr. 30 Maar. 1975 Xeer Wasaaradda Hwalaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyey gacantaana loo geliyey Sharif Maxamed Saalax Bayti — F. R. L. 1, R. 7. L. 100 Tr. 27 Maajio 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Qaadid dhul dan guud awgeed — F. R. L. 1, R. 7. L. l0l Tr. 22 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Guri lamb. L. H. 2-5 iyo L. H. 2-6 ee waqti hore ay laheeyd Sahra Saalax Axmed — F. R. L. 1, R. 7. L. 102 Tr. 25 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyey gaantana loo geliyey Jaalle Makay Muudey Cabdi F. R. L. 1, 7. L. 103 Tr. 28 Feb. 1975 Xeer Wasaaradda Boosaha iyo Isgarsinta: Tariifada Dalalka ku jira Jaa-macadda Carabta — F. R. L. 1, 7

L. 104 Tr. 5 Luul. 1975 Xeer Wasaaradda Boosaha iyo Isgarsiinta: Tigidh joog ah F.R. L. 1, 7. L. 105 Tr. 17 Junyo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Dallacaad — F. R. L 8 L. 106 Tr. 28 Junyo 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare Kacaanka: Dallacaad — F. R. L 8 L. 107 Tr. 16 Luul. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Kuxigee llaaliyaha Guud ee Maxkamaddi Badbaadada Dalka — F. R. L. S L. 108 Tr. 24 Junyo 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha G: Magacaabid Guddoomiyayaal — F. R. L. 8. L. 109 Tr. 27 Majio 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyey gacanta loo geliyey Jaalle Xasan Nuur Cilmi — F. R. L. 8. L. 110 Tr. 13 Luul. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Laba Xiddigle Takhtar Axmed Maxamed Jaamac — F. R. L.8. L. 111 Tr. 19 Luul. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Galgaduud Qaybahooda Wakiiladda Beesha — F. R. L. 1, R. 8. L. 112 Tr. 21 Luul. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabidda Guddiyadda Kacaanka ee Gobolka Bay Qaybahooda Wakiiladda Beesha — F. R. L. 1, R. 8. L. 113 Tr. 26 Luul. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaaw Xodhayeyaal Guddiyo Deg-mooyinka — F. R. L. 1, R. 8. L. 114 Tr. 16 Luul. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Cad dhul Dowladeed la siiyay Jaalle-yaasha Turabali Jaafar Raashis Muraji, Asharafali Azadali, Xayderali iyo Tahera kuna yaal Muqdisho Degmada Bondhere kuna fadhiya mq. 798 — F. R. L. 1, R. 8.

L. 115 Tr. 11 Luul. 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad — F. R. L. 1, R. 8. L. 116 Tr. 11 Luul. 1975 Xeer Bankiga .Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka Lacagaha Qalaad — F. R. L. 1, R. 8. L. 117 Tr. 1 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: In laga furo Safaarad Mo-sambic — F. .R L. 2, R. 8. L. 118 Tr. 4 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Sicirka dhuxusha geedaha — F. R. L. 2, R. 8. L. 119 Tr. 17 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid — F.R. L. 3, R. 8. L. 120 Tr. 17 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dhisid Gobolka Jubada Dhexe — F. R. L. 3, R. 8. L. 121 Tr. 5 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddoomiye-yaal Degmooyinka Barawe, Bender Beyla iyo Gabiley — F. R. L. 4, R. 8. L. 122 Tr. 5 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Nidamka Canshuurta Rugta Ganacsiga — F. R. L. 4, R. 8. L. 123 Tr. 3 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Qiimaha Taararka Dalka Gudihiisa — F. R. L. 9. L. 124 Tr. 23 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dhisid Waaxda Uruurinta Dokumentooyinka iyo baaridda ee ka tirsan Madaxtooyada Golaha Sare ee Kacaanka — F. R. L. 9. L. 125 Tr. 16 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Maaliyadda: Taariikhda ay ka bilaabmeeyso dhaqan galka lacagta Xaashida oo 100, 20, 10 iyo 5 shilin Soomaali ee cusub — F. R. L. 9. L. 126 Tr. 18 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaan Gelinta Iskaashatada Xijiga «Raas Ca. seer» ee Degmada Caluula — F. R. L. 9.

L. 127 Tr. 27 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul gatay Jaalle Dr. Maxamed Sheekh Cali Munasar ku fadhiya mq. 2.150, kuna yaal Muqdisho Km. 5 — F. R. L. 9. L. 128 Tr. 2 Luul. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dallacaad — F. R. L. 1, R. 9 L. 129 Tr. 17 Luul. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Shaqo ka nasasho Xiddigle Ibraahim Cabdi Bile — F. R. L. 1, R. 9. L. 130 Tr. 20 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Dahabo ah ee hawl-karnimo ee lagu maamuusay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed — F. R. L. 1, R. 9. 2. Wasaaradda Gaanshaandhigga ee Midowga Soofiyeeti — F. R. L. 1, R. 9. L. 131 Tr. 20 Agosto 1975 Xeer Daxdaweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Qalin ah ee Hawl-karnimo ee lagu maamuusay Birosw Grigori, Wasaaradda Arrimaha Guda ha, Wasaaradda Hawlaha Guud. Gobolka Togdher, Gobolka Galguduud — F. R.L. 1, 9. L. 132 Tr. 20 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billado Maar ah oo lagu maamuusay 22 Hay'adood — F. R. L. 1, R. 9. L. 133 Tr. 6 Luul. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Shaqo ka saarid Xiddigle Cismaan Nur Xuseen — F. R. L. 1 R 9. L. 134 Tr. 8 Settem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Habeynta dhismaha cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha — F. R. L. 2, 9. L. 135 Tr. 8 Settem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddoomiye-yaasha Gobollada Jubada Dhexe Gedo iyo Shabeelaha Dhexe — F. R. L. 2. R. 9. L. 136 Tr. 7 Settem. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Nugaal qaybahooda Wakiilla-da Beesha — F. R. L. 2, R. 9. L. 157 Tr. 3 Agosto 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliyeed: Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad — F. R. L. 2, R. 9.

L. 158 Tr. 10 Agosto 1975 Xeer Bankiga Dhexe Soomaaliyeed: Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad — F. R. L. 2, R. 9. L. 139 Tr. 1 Settem. 1975 Xeer Bankiga Dhexe Soomaaliyeed: Xeerka Sarrifka Lacagta Qalaad — F. R. L.2, R. 9. L. 140 Tr. 11 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Ka tanaasulid Jinsiyadda Soomaaliyeed — F. R. L. 10. L. 141 Tr. 14 Settem. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Ka koobnaanta Guddiyada Kacaanka Gobollada — F. R. L. 10. L. 142 Tr. 9 Agosto 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Saxid magac xubno ka tirsan guddiga Kacaanka ee Degmada Waajid — F. R. L. 10. L. 143 Tr. 8 Settem. 1975 Xeer Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Magacaabid Guddoomiyeyaal Degmooyin — F. R. L. 10. L. 144 Tr. 23 Settem.1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaan Gelinta Iskaashatada Xijiga «Kulmis» ce Degmada Boosaaso — F. R. L. 10. L. 145 Tr. 14 Agosto1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyey gacantana loo geleyey Jaalle Timiro Maxamed Cali — F. R. L. 10. L. 146 Tr. 10 Majio1975 , Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Cad dhul Dawladeed gata Jaalle Cumar Xaaji — F. R. L. 10. L. 147 Tr. 21 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Keenidda iyo qeybinta ca-gafcagafyada iyo makiinadalia Beeraha — F. R. L. 11. L. 148 Tr. 21 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Keinidda Qalabka Xafiisyada, Dugsiyada, Makiinadaha Qoraalka iyo Xisaabaadka — F. R. L. 11. L. 149 Tr. 21 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Keenidda iyo qaybinta qalabka dabka ama korontada ee guriyaha iyo qalabka argtida — F. R. L. 11.

L. 150 Tr. 19 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Rugsada Baaris Saliid — F. R. L. 1, R. 11. L. 151 Tr. 19 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Oggolaansho Rugsad — F. R. L. 1, R. 11. L. 152 Tr. 19 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaab — F. R. L.1 R. 11. L. 153 Tr. 21 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Awood Siin — F. R. L. 1 R. 11. L. 154 Tr. 29 Jemi. 1967 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Concessione e conseguente libera disponibilita’ di area di terreno a favore del Sig. Omar Mohallim Mohamed Farah — F. R. L. 1 R11 L. 155 Tr. 14 Majio1973 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Siismo dhul Dowladeed siiyey Societa’ Cooperativa Edilizia “Rugteyda” — F. R. L. 1, R. 11. L. 156 Tr. 21 Settem.1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Sarkaal «Kha-rijeyey — F. R. L. 2, R. 11. L. 157 Tr. 10 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Xeer Nidaamiyaha Guddiga Qiimenta Hoosooyinka la Toleeyey iyo waxyaabaha ay Dawladda la wa-reegtay — F. R. L. 3, R. 11. L. 158 Tr. 10 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddiga GSK ee Qiimenta Magdhowga Hoosooyinka la toleeyay iyo waxyaabaha lala faree-gay — F. R. L. 3, R.11 L. 159 Tr. 6 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Abuurid Safaaradda Cusub ee laga Furidoono Hafaana — F. R. 4, R. 11. L. 160 Tr. 6 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Danjire Cusub Jaalle G. Sare Yusuf Xasan — F. R. L. 4, R. 11. L. 161 Tr. 6 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Danjire Cusub Jaalle Baasi Maxamed Suufi — F R. L. 4, R. 11.

L. 162 - Waa la Tiray L. 163 Tr. 31 Agosto 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dalacaad Saraakiil — F R. L. 12. L. 164 Tr. 31 Agosfo1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dalacsiin Sarkaal — F. R. L. 12. L, 165 Tr. 51 Agosto1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dallacaad — F. R. L. 12. L. 166 Tr. 27 Settem.1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Dallacaad — F. R. L. 12 L. 167 Tr. 26 Okt. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Magacaabid Guddiyada Kacaanka ee Gobolka Gedo qaybtooda Wakiilada Beesha — F. R. L. 12. L. 168 Tr, 14 Okt. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Habka Gadashada Faleenka wadanka Cudihii-sa — F. R. L. 12. L. 169 Tr. 15 Disem. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaan Gelinta Iskaashatada Ganacsiga Muu-ska Biseel ee Shalambot — F.R. L. 12 L. 170 Tr. 15 Disem. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaan Gelinta Iskashatada Xijiga «Hodon ee Qardo — F. R. L. 12. L. 171 Tr. 15 Disem. 1975 Xeer Wasaaradda Ganacsiga: Diiwaan Gelinta Iskaashatada Roctiga «Muruc-maal» ee Magaaladda Jilib — F. R. L. 12 L. 171 bis Tr. 26 Okt. 1975 Xeer Wasaaradda Boostada iyo Isgarsiinta: Beddelaadda Taarifada Boostada — F. R. L. 1,R. 12. L. 172 Tr. 30 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah ee Hawl- karnimo oo lagu maamuusay 66 qof oo: ka mid ah Ciidankii Gargaarka Abaarta — F. R. L. 3, R. 12.

L. 173 Tr. 30 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad lacag ah ee Hawlkarnimo — F. R. L. 3, R. 12. L. 174 Tr. 30 Nof. 1975 Xeer Madaxweynaha Golaha Sare ee Kacaanka: Billad Maar ah oo Hawl-. karnimo Gobolka Banaadir — F. 7 L. 3, 12. L. 175 Tr. 27 Okt. 1975 Xeer Wasaaradda Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyay gacantana loo geliyey (concessione e conseguete libera disponibilita’) Jaal.e Dr Xasan Warsame Cali ku yaal Muqdisho Xaafadda Hodan kuna fadhiya mq. 243 -F. R. L. 3, R. 12. L. 176 Tr. 27 Okt. 1975 Xeer Hawlaha Guud: Dhul Dowladeed la siiyay gacantana loo geliyey (concessione e conseguente libera disponibilita’) Jaalle Xasan Warsame Cali ku yaal Muqdisho, kuna fadhiya mq. 202,50 Cad dhul Dowladeed la siyey Jaalle Nuur Muddey Cali, ka Muqdisho, kuna fadhiya mq.202.50. — F. R. L. 3, R. 12. L. 177 Tr. 27 Okt. 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka lacagaha Qalad — F. R. L. 3, R. 12. L. 178 Tr. 6 Disem. 1975 Xeer Bankiga Dhexe ee Soomaaliya: Heerka Sarrifka lacagta Qalaad — F. R. L. 3, 12.