somalia libro testo - mopedmai.moped.fi/somali/buugga.1/af-soomaali.pdftusmo hordhac 7 sahxda...
TRANSCRIPT
Buugga 1aad
AF SOOMAALI
© 2007a cura dell’associazione Spazio Solidale Onlus
Qoraha
Cabduraxman Maxamed Abtidoon
SawirkaCabduraxman Maxamed Abtidoon
Annamaria Penone
Talo bixintaFaaduma Maxamuud Diriye
Sahra Maxamed Abtidoon
Amalia Pavesi
Naqshada
Carmela Gallazzi
DaabacaadaGi. Ronchi
Buugan waxaa lagu daabacay xusuustii
a Giuseppe
Sarai sempre nel nostro cuore,nella nostra mente, nei nostri occhi.
Continueremo con te la nostra stradasenza se e senza ma.
TUSMO
Hordhac 7
Sahxda leyliga 1
Far-barasho 5
Buuxi meelaha bannaan 48
Erayada lidka isku ah 69
Isku aadi 72
Qeybaha jirka 81
Xarfaha yaryar iyo kuwa waaweyn 83
Isku xir 87
Magacaa 90
Akhris 101
Heeso 103
Buuggan waxaa loogu tala galay caruurta soomaaliyeed in ayka bartaan qoraalka afka soomaaliga, iyadoo la raacay
manhajkii u dhignaa wasaaradda waxbarashada iyo barbaarintaee Soomaaliya laguna saleeyey habka waxbarashada dugsiyadahoose ee casriga ah iyadoo ay tala bixin ka soo jeediyeen khubaroiyo macallimiin dugsiyada hoose. Buuggan ayaa ah mid ay kafaa’iideysan doonaan ardeyda soomaaliyeed ee ku nool dalkagudihiisa iyo dibediisaba.Annagoo aaminsan baahida loo qabo qalabka waxbarashada iyokor u qaadida aqoonta jiilka soo koraya, ayaa dadaal dheer ka dibwaxaa suuragal noqotay inuu soo baxo buugan.Buugan waxaa ku xiga qeybo kale ee dhameystirayawaxbarashada dugsiyada hoose.Waxaan mahad gaar ah u celineynaa intii gacan ka geysatay soosaaridda buugan.
Cabdiraxmaan Maxamed Abtidoon
HORDHAC
7
TUSMO: ARDEYGU HA KU DUL QORO CALAAMADDA X SAWIRKA KAGEDISAN KUWA KALE EE LA SAFKA AH
8
TUSMO: ARDEYGU HA KU DUL QORO CALAAMADDA X SAWIRKA KAGEDISAN KUWA KALE EE LA SAFKA AH
TUSMO: ARDEYGU HA KU DUL QORO CALAAMADDA X SAWIRKA KAGEDISAN KUWA KALE EE LA SAFKA AH
9
TUSMO: ARDEYGU HA KU DUL QORO CALAAMADDA X SAWIRKA KAGEDISAN KUWA KALE EE LA SAFKA AH
10
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( b ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
11
bbaal buug
baabuur beer
b b
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( t ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
12
t
t t
tarmuus tusbax
telefoon tarraq
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( J ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
13
j j
jjaranjaro jeer
juuni jid
x
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( X ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
xarig xusul
xaashi xaaqin
14
b b
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( kh ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
15
kh kh
khkhamiis khudaar
khad khaanad
d
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( d ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
dayax doon
dawan dallad
16
d d
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( r ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
17
r r
rrati rooti
rah roob
s
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( s ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
sabuul surwaal
saacad seef
18
s s
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( sh ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
19
sh sh
shshaati shinni
shimbir shanlo
dh
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( dh ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
dhalo dhiil
dheri dhar
20
dh dh
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( c ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
21
c c
ccalan calaacal
cadceed caleen
g
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( g ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
gabar gacan
geed gorayo
22
g g
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( f ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
23
f f
ffaras fallaar
fure far
q
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( q ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
qalin qaaddo
qoob quful
24
q q
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( k ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
25
k k
kkab kirli
koor kursi
l
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( l ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
lax libaax
leexo lug
26
l l
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( m ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
27
m m
mmas maqas
muus miis
n
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( n ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
nal nacnac
naag nin
28
n n
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( w ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
29
w w
wwaran wiil
wiyil wan
h
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( h ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
harag haan
hoteel hangool
30
h h
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( y ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
31
y y
yyaxaas yaambo
yaanyuur yaanyo
a
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( a ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
af aqal
abeeso albaab
32
a a
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( e ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
33
e e
efure tuke
dubbe cambe
i
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( i ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
il ilig
irbad indhagashi
34
i i
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( o ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
35
o o
ooday olol
orgi orod
u
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( u ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
ubax ukun
ul ubbo
36
b b
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( aa ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
37
aa aa
aabaal taalo
qaaddo shaati
ee
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( ee ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
seef leeb
eey geed
38
g g
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( ii ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
39
ii ii
iimiis liin
dhiil jiir
oo
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( oo ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
rooti roob
doon hangool
40
oo oo
TUSMO: ARDEYGU HA AKHRIYO MAGACA ISAGOO EEGAYA SAWIRKA, KA DIBNA XARAFKA ( uu ) HA QORO ISAGOO RAACAYA XARIIQINTA
41
uu uu
uubuug suun
buur muus
42
HAMSA
lo�
ri�
go�
CONSEGNA?????
43
Shibane
QEYBTA KORE WAA SHIBBANAYAASHA OO XARFAHA WAAWEYN IYOKUWA YARYAR AH QEYBTA HOOSANA WAA SHAQALLADA GAAGAABANIYO KUWA DHAADHEER
Bb Tt Jj Xx KHkh Dd Rr
Ss SHsh DHdh Cc Gg Ff Qq
Kk Ll Mm Nn Ww Hh Yy
Shaqal
Aa Ee Ii Oo Uu
AAaa EEee IIii OOoo UUuu
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Ff
Ff
Rr
Rr
Aa
Aa
44
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Nn
Nn
Bb
Bb
Yy
Yy
45
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Uu
Uu
Ww
Ww
Oo
Oo
46
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Xx
Xx
Cc
Cc
Ss
Ss
47
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Jj
Jj
Tt
Tt
Mm
Mm
48
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
KH kh
KH kh
SH sh
SH sh
DH dh
DH dh
49
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Ii
Ii
KkKk
Ll
Ll
50
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Ee
Ee
Rr
Rr
51
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO XARFAHA WAAWEYN IYO KUWA YARYAR XARRIIQMAHA DHEXDOODA ISAGOO RAACAYA TUSMADA
Dd
Dd
Gg
Gg
Hh
Hh
52
53
WAXAAN SOO BARANAY ILAA IYO HADDA XURUUFTA ALIF BA�DA OOKALA AH 21 SHIBBANE IYO 10 SHAQAL
Bb Tt Jj Xx KHkh Dd Rr
Ss SHsh DHdh Cc Gg Ff Qq
Kk Ll Mm Nn Ww Hh Yy
Aa Ee Ii Oo Uu
AAaa EEee IIii OOoo UUuu
y_x__s
_y_x
y__mb_
y__ny_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
54
b_s_d
l_b__x
b_k_yl_
sh_mb_r
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
55
t_k_
t__r_y
r__t_
sh__t_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
56
j__r
c_j_l
j_ l_b
j__r
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
57
x_dd_g
y_x__s
dh_g_r
x_g_ l
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
58
kh_d__r
_khr_s
kh__n_d
kh_m_ _s
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
59
g__d
d_m__r
k_bb_d
r__d_ y_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
60
r__d
g_r_
dh_r
m_r_ _d_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
61
s_n
m_s
f_r_s
b__sk_ _l
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
62
sh_b_q
sh_b__l
sh_m_c
_sh_ _n
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
63
dh_g
_ndh_
dh_l_
dh_rw_ _
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
64
c_g
d_c_s
n_cn_c
c_n_ n_ _s
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
65
g_r_
h_ng__l
b__g
l_g
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
66
f_r_s
k__f_
f_r__nt_
s_ _f
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
67
q_l_n
_q_l
d_qs_
q__b
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
68
b_k_yl_
k_l__n
_k_n
k_rs_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
69
l__x_
c_l_n
f_l l__r
_l
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
70
m__s
m__s__n
g_m_ys
t_rm_ _s
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
71
c_l__n
m_nd_l
n_l
d_rb_ _n
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
72
w_y_l
s_rw__l
w_r_n
_wr
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
73
h_ng__l
h_r__b
h__r_
h_nb_ r_
TUSMO: ARDEYGU HA KU BUUXIYO MEELAHA BANNAAN SHAQALLADAKA MAQAN, ISAGOO TIXRAACAYA SAWIRKA
74
75
TILMAAMAHA ERAYADA LIDKA ISKU AH
duug kusub
toosan qaloocan
xiran furan
Tilmaamaha erayada lidka isku ah
76
TILMAAMAHA ERAYADA LIDKA ISKU AH
yar weyn
dheer gaaban
buuxa maran
77
TILMAAMAHA ERAYADA LIDKA ISKU AH
duq dhallinyar
dheereeya gaabiya
ballaaran dhuuban
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
78
orgi wan
rati dibi
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
79
eey shimbir
dooli yaanyuur
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
80
libaax maroodi
shabeel geri
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
81
af dheg
il san
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
82
doon baaskiil
dayuurad baabuur
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
83
aqal mundul
daar baraako
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
84
jeer rah
yaxaas kaluun
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
85
ubax beer
geed caws
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA HORTIISA
86
firimbi buufin
leexo kubbad
Qeybaha jirka
87
TUSMO: TILMAAMAHA ERAYADA LIDKA ISKU AH
il
san
lug
dheg
af
gacan
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
88
il urin
dheg arag
san qabasho
af socod
gacan hadal
lug maqal
89
DH C
g N
a u
KH E
TUSMO: ARDEYGU HA QORO XARAFKA MAQAN, HADDUU YAHAYMID WEYN AMA MID YAR
g
90
I
J d
S h
Q F
TUSMO: ARDAYGU HA QORO XARAFKA MAQAN, HADDUU YAHAY MIDWEYN AMA MID YAR
91
R T
L b
k Y
m o
TUSMO: ARDAYGU HA QORO XARAFKA MAQAN, HADDUU YAHAY MIDWEYN AMA MID YAR
92
sh W
TUSMO: ARDAYGU HA QORO XARAFKA MAQAN, HADDUU YAHAY MIDWEYN AMA MID YAR
Bb Tt Jj Xx KHkh Dd Rr
Ss SHsh DHdh Cc Gg Ff Qq
Kk Ll Mm Nn Ww Hh Yy
Aa Ee Ii Oo Uu
AAaa EEee IIii OOoo UUuu
93
TUSMO: ARDEYGU XARRIIQIN HA ISKUGU XIRO SAWIRADAKA BILOWDA XARAFKA (s)
94
TUSMO: ARDEYGU XARRIIQIN HA ISKUGU XIRO SAWIRADAKA BILOWDA XARAFKA (b)
95
TUSMO: ARDEYGU XARRIIQIN HA ISKUGU XIRO SAWIRADAKA BILOWDA XARAFKA (d)
96
Liibaan
Samatar
Guuleed
Ilwaad
S mat
aar
Ia
aw
dl
a n La
ibi
G l ud
eue
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XARFAHA KU JIRA GOOBAABINTAIYO MAGACYADA ISAGOO RAACAYA TUSAALAHA
97
Caabi
Ubax
Bilan
Sagal
a ba
iC
lS
aga
b a
Ux
iB
nal
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XARFAHA KU JIRA GOOBAABINTAIYO MAGACYADA ISAGOO RAACAYA TUSAALAHA
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XARFAHA KU JIRA GOOBAABINTAIYO MAGACYADA ISAGOO RAACAYA TUSAALAHA
98
Idil
Warsame
Maana
Aabi
l d
Ii
a A
bi
a War
mes
a aM
an
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Kani waa dugsiga Sagal.
Akhris
Ma weyna.
99
Sagal waxa ay tegeysaa dugsiga.
Akhris
Sabax wanaagsan, Sagal.
Sabax wanaagsan, Idil.
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
100
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Subax wanaagsan, ardaydaay.
Akhris
Subax wanaagsan, bare.
101
Sagal fasalka ayey galeysaa.
Akhris
Aaway saaxibaday?
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
102
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Sagal waa ay akhriyeysaa.
Akhris
Waan jeclahay akhriska.
103
Ardaydu waxay u wada shaqeynayaanlaba laba.
Akhris
Ma fahamtay?
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
104
Haa.
105
TUSMO: ARDEYGU HA KU QORO MAGACA SAWIRKA MEELAHA BANNAANEE MIDIG KA XIGA
Layli
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
106
Layli
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
shaati kurdad
surwaal masar
107
Layli
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
108
surwaal masar
_ u _ _ aa _ _ a _ a _
shaati kurdad
_ _ aa _ _ _ u _ _ a _
m_______ s_______
s_______ k_______
109
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Ardey baan ahayooArdey baan ahayooUbaxii wadankaan ahayooWaxaan u ordayaa, u ordayaaDugsiyada u aadaaInaan aqoon kororsadoonDhulkeyga anfaceeDadaalkii la imideAllahayow ii gargaarAamiin aamiinIlaahayow ii gargaarAamiin aamiin
HEES
ARDEY BAAN AHAY
110
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Qolabaa calankeedu waa caynooInnagaa keenu waa cirkoo kale eAan caadna lahayn een caashaqnaye
Xiddigyahay cadi waad Na ciidamiseeCarradaa keligaa aad uu lula eCadceeda sideeda caan noqo ee
HEES
QOLABA CALANKEED
111
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Gorayadu ilmaheedaa Aroori bey dhigtaayooAboodigu ku laayaa Shimbirtuna aloosayIlaxidhoo ammaana bay Ubadkeeda seexisaaKala awran labaduye Edebtiyo aqoontiyo Asluubtay isku dhaafeen Caqligii wanaagsaniItaal inuu ka roon yahay Bal eegoo u fiirsada
Ilka weynoo maroodigu Araduu mirtaa buuCadowgu ku ugaadhaa Aboorkuna dudumadaan Aragnay buu dhistaayoo Naftiisa ku ilaaliyaaKala awran labaduye Edebtiyo aqoontiyo Asluubtay isku dhaafeen Caqligii wanaagsani Itaal inuu ka roon yahay Bal eegoo u fiirsada
Ma ogtahay sagaaradu Awaarahey qodaayooSaaladeeda ku aastaa Libaaxuna ma astureeHilimaduu ka arooruu Digadiisa ku aslaaKala awran labaduye Edebtiyo aqoontiyo Asluubtey isku dhaafeen Caqligii wanaagsaniItaal inuu ka roon yahay Bal eegoo u fiirsada
HEES
CAQLIGII WANAAGSAN
TUSMO: ARDEYGU HA ISKU AADIYO XUBINTA JIRKA IYO WAXAAY QABATO
Un ricordo speciale a uno dei “Padri” di Spazio Solidale Onlus, a Giuseppe Barlassina, che da tempo è emigrato tra gli angeli.Non era uomo di parole, ma di fatti concreti, reali. Era sempre a disposizionedegli altri, degli ultimi verrebbe da dire, dei deboli, dei bisognosi, chiunqueessi fossero.Ha incrociato, sempre disponibile, immigrati di varie nazionalità, diventandone amico fraterno, vivendone le storie fino a farle diventarefamiliari, senza pregiudizi, senza badare ai permessi di soggiorno,semplicemente praticando l'accoglienza.È stato infine uomo di pace, un costruttore di pace, non riuscendo mai a rassegnarsi, a concepire un mondo di guerre e opponendosi ad essesempre con drastico e fermo atteggiamento.
Spazio Solidale Onlus è un’associazione di cultura e solidarietà che si ponel’obiettivo di favorire l’analisi e la comprensione di un mondo in continuomovimento.L’attenzione viene posta ai cambiamenti politico-sociali-culturali a livellomondiale e a livello locale.Spazio Solidale lavora inoltre per favorire la comprensione e la convivenza di cittadini italiani e stranieri, privilegiando l’ambito scolastico ed extra-scolastico attraverso le sue attività.