kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • dareen...

26
Hordhac Himilada Caalamiga ah ee aduunka iyo Xarunta Tixraaca FRC ee taageerada dhimirka waxay taageerayaan aasaaska aaladdeed ee lagu magacaabo "goobaha amniga u leh caruurta" sanadkii 2017. Kaararka firfifcoonaanta ayaa waxa loogu talagalay carruurta ku nool aagagga carruurta u habboon ee dhiirrigelinaya daryeelka nafsaani-ahaaneed ee carruurta iyo qoysaska inta lagu guda jiro cudurka caabuqa ee COVID-19. Kaarka firfircoonaanta waxaa loogu talagalay carruurta ku nool dahaarka/takooran guryaha waxaana xaddidan aadida dugsiga iyo ciyaaraha isku dhafan ee wakhtiga firaaqa ah. Hawlaha oo dhan waxaa lagu samayn karaa si shaqsi ahaaneed ama koox yar oo ah laba illaa saddex qof guriga ama meel kale oo ku habboon. Kaararka ayaa ku jira qaab A5 ah waxaana laga heli karaa labadaba khadka tooska ah iyo nooca waraaqaha oo loo diro meeshii suurtagal ah. Tixraac isha laga soo xigtay: 'Boosaska ku habboon carruurta ee Kaararka Waxqabadka Guriga', Himilada Caalamiga ah ee aduunka iyo Xarunta Tixraaca IFRC ee Taageerada dhimirka waxay taageerayaan, Kobanheegan, 2020 Xuquuqda daabacaadda: Xarunta Tixraaca ee IFRC ee Taageerada dhimirka ah Kaarka firfircoonaanta ee carruurta 1

Upload: others

Post on 29-Oct-2020

5 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Hordhac Himilada Caalamiga ah ee aduunka iyo Xarunta Tixraaca FRC ee taageerada dhimirka waxay taageerayaan aasaaska aaladdeed ee lagu magacaabo "goobaha amniga u leh caruurta" sanadkii 2017. Kaararka firfifcoonaanta ayaa waxa loogu talagalay carruurta ku nool aagagga carruurta u habboon ee dhiirrigelinaya daryeelka nafsaani-ahaaneed ee carruurta iyo qoysaska inta lagu guda jiro cudurka caabuqa ee COVID-19.Kaarka firfircoonaanta waxaa loogu talagalay carruurta ku nool dahaarka/takooran guryaha waxaana xaddidan aadida dugsiga iyo ciyaaraha isku dhafan ee wakhtiga firaaqa ah. Hawlaha oo dhan waxaa lagu samayn karaa si shaqsi ahaaneed ama koox yar oo ah laba illaa saddex qof guriga ama meel kale oo ku habboon. Kaararka ayaa ku jira qaab A5 ah waxaana laga heli karaa labadaba khadka tooska ah iyo nooca waraaqaha oo loo diro meeshii suurtagal ah.

Tixraac isha laga soo xigtay: 'Boosaska ku habboon carruurta ee Kaararka Waxqabadka Guriga', Himilada Caalamiga ah ee aduunka iyo Xarunta Tixraaca IFRC ee Taageerada dhimirka waxay taageerayaan, Kobanheegan, 2020

Xuquuqda daabacaadda: Xarunta Tixraaca ee IFRC ee Taageerada dhimirka ah

Kaarka firfircoonaanta ee carruurta

1

Page 2: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Firfircoonaantaan waxaa loo qaabeeyey si fikir guud ah oo ah in ay carruurtu hesho madadaalo, in ay dareen ahaan u caafimaad qabaan oo ay ku celceliyaan xirfado cusub.

Ciyaarta ayaa muhiim u ah wanaagsanaanta carruurta. Ciyaartu waxay u shaqaysaa sida ugu wanaagsan marka carruurta loo sheego sida ay doonayaan inay u ciyaaraan. Xusuusnow carruurtu way kala duwan yihiin waxayna ku xirantahay da'dooda iyo kartidooda.

Waxaan kugula talineynaa inaad cunugaaga waqti kula qaadatid howlahaan guriga ama meel kale. Markaa ilmuhu wuxuu dareemayaa xannaanayn iyo dhiirigelin.

Kahor intaadan bilaabin waxqabadka, la hadal cunuggaaga wax yar si isaga ama iyada loogu sheego waxa ay u malaynayaan. Ku dhiirigeli carruurta sida ay u ciyaarayaan oo ay siiyaan jawaab celin wanaagsan.

La hadal ilmaha ka dib markay hawluhu dhamaato, tusaale ahaan: a) sideed ku aragtay tan? b) Maxaad ka heshay wax qabadkan c) Maxaad ka ogaatay midba midka kale ama waxqabadkan?

Loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha

Loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha

2

Page 3: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Waxa loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha

Haddii aad ka walwalsantahay in ilmaha dhaawacjidheed ama mid maskaxeed gaadhay, jooji hawshaoo raadi caawimaad. Haddii ay munaasib tahay,waxaad:• waxaad la hadali kartaa dad xubno ka ah

dawalda aagaas ama hogaamiyaasha• Telefoon ama emayl ula xiriir hay'adda

masruufka carruurta• La xiriir booliska degmada• Caawimaad weydiiso adeegyada gurmadka,

sida hay`ada daryeelka carruurta, NAV,dhakhtarkaaga joogtada ah ama rug/laantacaafimaad

Hadii aad ka cabsi qabtid in aad dhaawac u gaysatoilmahaaga:• Kala hadal qof aad ku kalsoon tahay wixii ku

saabsan dareenkaaga• Ka bax/tag xaaladdaas illaa inta aad ka soo

dagayso. Xayiraadda carruurta kaliya markaadxasilloon tahay, waligaa ha ugacanqaadinilmahaaga.

Loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha

Loogu talagalay waalidiinta iyo daryeelayaasha

3

Page 4: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Xeerka aasaasiga ah

TAAGEERADA GUUD EE DADKA KA DHAXAYSA

Qalabka: qalin iyo warqad

• Kahor intaadan bilaabin isticmaalka kaar-arka waxqabadka, samee xeerar aasaasiah.

• Soo ururi xubnaha qoyska ee isticmaalidoona kaararka waxqabadka.

• Weydii qof walba inuu soo jeediyo xeeraray tahay in la raaco si hawsha loo sameeyomadadaalo fiican. Xeerarka noocan ookale ah waxay noqon karaan: Dhagaysi lais dhagaysto, xushmee in qof kale ku sookordhin, oo aan la is khiyaamayn.

• Ku heshiiya xeerarka waxa ay ku saasanyihiin oo qoraal ahaana u qora.

• Is xusuusiya midkiinba midka kalesharciyadan adigoo isticmaalaya kaararkawaxqabadka.

Xeerka aasaasiga ah

4

Page 5: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

TAAGEERADA GUUD EE DADKA KA DHAXAYSA

Qalabka ah: kartoon yar, qalimaan iyo biinanka wax lagu xidho

• Weydii dadka kale ee qoyska in ay waxkaaga sheegaan magacaaga. Weydiisababta ay u doorteen magacaas.

• Xaanshi ama kartoon gobaiis, ku qormagacaaga dhinac ka mid ah xaanshida.Dhinaca kale ee xaanshidana waxaad kuqortaa micnaha magacaaga.

• Qurxi magacaaga. Adeegso midabyo/khadadka qalinka ee kala duwan, kasoo goo qaybo ka mid ah wargeysyada,xaanshi xabag/koolo leh oo wax lagudhajin karo ama waxyaabo kale oo aadhaysatid.

• Tus kaarkaaga magaca qoyska weydiinahaddii aad u samayn karto kaararkamagaca.

• Raadi sheekooyin ku saabsan magacyadadadka kale oo ka caawi inay abuuraankaararka magaca.

• Qoyska oo dhan waxay xiran karaankaarkooda magacooda maalin cayiman.

MagacyadeenaMagacyadeena

5

Page 6: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

BARASHADA DAREENKA

Use

posi

tive

self-

talk

Use

acalm

down

jar

12

345

6

7

89

10

Slow

lyco

unt

to10

Use

posi

tivevv

self-ff

talk

Use

acalm

down

jar

12

345

6

7

89

10

Sloww

lyco

unt

to1100

Happy

Angr

y

Sad

Afraid

Happy

Qalabka ah: kartoon yar, qalimaanta kalarka ah iyo biinka waraaqaha lugu qabto

• Ku sawir goobaabin kartoon yar oo u gooyasi saxan oo isleh. U qaybi goobaabinta illaa lixqaybood oo isla'eg, sida loo gooyo keega oo kale.Qayb kasta, ku qor magaca dareenka: farxadda,xanaaqa, nacaybka, argagaxa, la yaabka iyomurugada.

• Samee sawir fudud oo muujinaya dareenkaagakadibna ag dhig ereyga dareenka.

• Abuur goobo cusub oo u kala qaybi lix isku siah. Ka gooy hal qeyb goobada, sida ka muuqatabogga hore ee kaarka waxqabadka. Dhiggoobaabinta lambarrada laba-meelood labalambar wareegga koowaad oo ku dheji midbamidka biinka kala-baxa ee wax lagu dhajiyo.

• Midabee ama u qurxi dareerahaaga dareenka sidaaad jeceshahay.

• U wareeji wareegga kore ee giraangiraha si aad umuujiso mid ka mid dareenka goobta hoose.

• U isticmaal wareega dareemeed si aad u hubisosida adiga iyo dadka kale aad dareento maalinkasta. Xusuusnow in wax dareen ahi aysan"khaldanayn" ama "saxsanayn".

Wareegtada dareenWareegtada dareen

6

Page 7: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

BARASHADA DAREENKA

Waxyaabaha: Qalabka dareenka ee aad abuu-ri karto adoo adeegsanaya nambarka kaarka nambarka 6, qalin iyo warqad

• Eeg lix ka mid ah dareemada eewareegtada dareenka.Ka fikir xaaladaha ku kalifi karta inuuqofku dareemo mid walwalka wareegtadadareenka ah ka mid ah.

• Samee ciyaar ama jilid yar si dadka kale ay uqiyaasaan dareenka aad matalayso/jilayso.

• U badel adiga oo ciyaaraya dareemo kaladuwan si qof walbaa uu u garto lixdadareen iyo sida loo soo bandhigayo.

Inbadan oo ku saabsan dareenka

Inbadan oo ku saabsan dareenka

7

Page 8: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

BARASHADA DAREENKA

Qalbaka: wareega dareenka ee aad abuu-ri karto adoo adeegsanaya nambarka kaarka nambarka 6, qalin iyo warqad

• Eeg lix ka mid ah dareemada eewareegtada dareenka.

• Immissa dareen ayaad ogtahay/taqaanaa?Liisto ka samee inta dareen ee aad aqoon uleedahay.

• Kala hadal qof wixii ku saabsan dareenkaaad qortay ee la midka ah dareenkashucuurta ee ku jira wareega dareen. Miyay" aan faraxsanayn" la mid tahay "murugo",tusaale ahaan?

• Immisa dareen oo kale ayaad qortay?

Dareemada kale Dareemada kale

8

Page 9: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalbaka: wareega dareenka ee aad abuu-ri karto adoo adeegsanaya nambarka kaarka nambarka 6, qalin iyo warqad

• Fiiri/eeg wareega dareenka oo dooro dareenka sameeya inaad dareento sida ugufiican ee dareensan tahay.

• Ka fikir wax kasta oo aad guriga kusameyn karto si aad u hesho dareenkan,kadibna qor dareenkaas.

• Isku day inaad sameyso wixii aad qortayogowna in aad gudahaaga ka heshay dareen wanaagsan.

Si loo abuuro dareen wanaagsan

Si loo abuuro dareen wanaagsan

BARASHADA DAREENKA

9

Page 10: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalabka: wareega dareenka ee aad abuuri karto adoo adeegsanaya nambarka kaarka nambarka 6, qalin iyo warqad

• Fiiri/eeg wareega dareenka oo doorodareenka aad dareemayso wax yar oo raaxola`aan ah. Halkee baad jirka ka dareemeysaadareenkaan si xoog leh? Caloosha, wadnaha,madaxa, lugaha, mise meel kale?

• Markaad aqoonsan/heli karto oo magacaabikarto dareemadaas, waxaad haysataawaqti aad ku ogaato sida looga fal celiyodareemadaas.

• Qor sida aad uga fal celin karto dareenkan.• Markaad dareento dareen adag oo

qalbigaaga ku jira ama aad kala hadashadadka kale, waxaad abuuri kartaa dareemowanaagsan adoo sameeynaya waxii aadqortay inta lagu gudajiray waxqabadka"Abuuritaanka Dareenka Wanaagsan".

Si loola macaamilo dareenka adag

Si loola macaamilo dareenka adag

BARASHADA DAREENKA

10

Page 11: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Waxaan baari karnaa sida dadku uga falceliyaan dareenkooda.

• Isu raaca laba iyo laba si aad u ogaato wixiidheeraad ah ee ku saabsan sida loogafalceliyo dareemada.

• Waxaaad isku daydaa in aad go’aansatodareen, kaas oo aad ku muujinaysodareenkaas wejigaaga iyo jirkaaga. Weydiilammaanahaaga inuu maleeyo dareenkaaad muujineyso.

• Sheeg haddii isaga ama iyadu ay si sax ahu qiyaaseen. Weydii lammaanahaaga inuuu metalo/jilo isla dareenkaas.

• Dooro dareen kale, metal/jil isladareenkaas.oo beddel doorarka.

• Adeegso mala-awaalkaaga oo la imaadosheeko qosol leh halkaas oo aad ugaadeegsan karto dhammaan dareenka aadku soo baratay inaad muujiso.

Siyaabo dhowr ah oo looga jawaab celiyo

Siyaabo dhowr ah oo looga jawaab celiyo

BARASHADA DAREENKA

11

Page 12: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Ku istaag cagahaaga adoo kala fogaynaya oohareerahaagana ay tahay meel kugu filan. Soolaab jilbahaaga. Ku nasso gacmahaaga oo uoggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah.

• Dareen lugahaaga marka aad dhulka kutaagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Balka fikir in aad leedahay xididdada ka soo baxadhulka adigoo si toos ah u taagan.

• Kadibna isku day in aad dareento bartamahajirkaaga, kadibna aad qaadato neefsasho oo sitartiibaah oo aad xoojiso bartamahaaga jirka.

• Si tartiib ah gacmaha kor u qaad sidii inay yihiinlaamo. Xoog u sii daa gacmahaaga, markaadneefsato,

• Dareen sida aad ugu gudbin karto neefsashadaka timaada xididdadaada oo aad ugu dirtolaamaha iyo caleenta.

• Hada waad furi kartaa indhahaaga waxaadna ruxikartaa gacmahaaga, farahaaga iyo cagahaaga.

• Geedkaagu wali wuu jiraa. Waqti kasta oo aadrabto inaad sameyso xiriir dhulka oo aad ahaatomid deggan oo xasillan, cagahaaga dhulka kubeeji oo u oggolow in xididdada iyo laamahaaguay mar kale u koraan.

Geed dabayli wadoGeed dabayli wado

NOLOL TAYO IYO KARTI AWOODEED LEH

Dooro/xulo qof aad saaxiib tihiin ama ka tirsan qoyska si uu kuugu akhriyo si fiican oo dagan. Raac tilmaamaha.

12

Page 13: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Fadhiiso ama u jiifso si aad u dareentowanaag. Si tartiib ah indhahaaga u xir amaindhahaaga ha furnaadaan adiga oo aanwax toos ah eegayn. Si tartiib ah u neefsosidii marka aad aafuufayso cabitaannadakulul oo aad qaboojinayso. U fiirso inta ayqaadaneyso neefsashadaasi .

• Gacmahaaga saar xabadkaaga kadibnaneefso. Fiiro u yeelo sida laabtadu u kaco oo udagayo marka aad neefsaneyso.

• Labada gacmood saar caloosha. Neefsosidii aad caloosha buuxinayso oo kale sidabuufinka.

• Fiiro u yeelo sida dhabarka iyo dhinacyadajirka ay u fidaan oo ay mar kale u yaraadaanmarka aad neefsanayso.

• Gacmahaaga saar dhabtaada oo si tartiib ah uneefso dhowr daqiiqo.

• Fiiro u yeelo sida neefta iyo jirka oo dhan ayhadda dareemayaan.

Dooro/xulo qof aad saaxiib tihiin ama ka tirsan qoyska si uu kuugu akhriyo si fiican oo dagan. Raac tilmaamaha.

Neefsasho nasiinyo lehNeefsasho nasiinyo leh

DAREEN WACAN IYO KARTI AWOODEED LEH

13

Page 14: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

Mararka qaarkood way adagtahay in aad hurdo hesho. Halkan waxaa kuugu sheegaynaa qaab neefsasho oo kaa nasin doona si aad si fudud u seexato.

• U seexo dhabarkaaga ama dhinacaaga oodareen sida joodarigu kuu taageerayo.

• Xooga saar neeftaada. Afkaaga xoogaa ufur, indhahaaga, carrabkaaga iyo daankaagadabci.

• Si qotodheer u neefso oo u tiri shan illaa intaaad neefta soo saarayso. Ku celi afar jeer.

• Layligani si qoto dheer oo tartiib ahayuu neefsashadaada ka dhigaa. Habeenwanaagsan!

Dooro/xulo qof aad saaxiib tihiin ama ka tirsan qoyska si uu kuugu akhriyo si fiican oo dagan. Raac tilmaamaha.

Neefsasho nasiino leh iyo hurdo wanaagsan

Neefsasho nasiino leh iyo hurdo wanaagsan

14

DAREEN WACAN IYO KARTI AWOODEED LEH

Page 15: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

Fadhiiso ama jiifso si aad u dareento raaxo iyo si deggan oo neefsashada ah.

• Labada gacmood isku xir oo u cadaadi intiiaad kari karto. Dareem xiisaddagacmahaaga iyo gacmahaaga hoostooda.Gacmahaagu ha isku xidhnaadeen intaadtirineyso shan. Markaa waxaad nasiimosiiisaa gacmahaaga iyo farahaaga.

• Soo laab gacmahaaga ilaa suxulka halkaasoo aad gacmahaaga adkeynayso sidiiadigoo wax culus kor u qaadaya.

• Ku samee sidokale qoorta iyo garbaha. Kusamee sidokale muruqyada wejiga. Kadibcaloosha. Ugu dambeyntiina lugaha iyocagaha.

• U fiirso farqiga u dhexeeya murqaha adagee isgalaya iyo kuwa dabacsan.

Dooro/xulo qof aad saaxiib tihiin ama ka tirsan qoyska si uu kuugu akhriyo si fiican oo dagan. Raac tilmaamaha.

Murqaha oo nasiino leh Murqaha oo nasiino leh

15

DAREEN WACAN IYO KARTI AWOODEED LEH

Page 16: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Madaxaaga saar/ku jiifso adigoo kunasanaya caloosha, tusaale ahaan hooyo,aabe, ayeeyo, ama walaashaa amawalaalkaa. U neefso si qoto dheer oo siman.

• Haddaad qof madaxiisu calooshaada kujiifo, waxaad dareemi kartaa sida madaxaasiuu kor ugu qaadmayo isla markaana hoos udhigmayo markaad neefsaneyso.

• U fiirso neeftaada.• Isku day in aad dareento hawada sankaaga

iyo afkaaga marka aad neefsaneyso.Fiiro u yeelo sida sanbabbadu hawada ugabuuxsamaan iyo sida madaxa ilmahucalooshaada u dhaqaaqayo.

• Baro sida aad madaxaaga aad kor iyohoos ugu qaadi lahayd marka aad neeftaaad qaadanayso.

• Si qoto dheer u neefso si ay caloosha iyomadaxa caloosha kor ugu kacaan. Si tartiibah u neefso si uu madaxu si tartiib ah hoosugu dhigmo.

• Hadii aad labo qof oo kaliya ku tihiinjimicsigaan, waad isbedeli kartaandoorkiina.

Ka neefsashada calooshaKa neefsashada caloosha

16

DAREEN WACAN IYO KARTI AWOODEED LEH

Page 17: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalabka: Waraaq, qalin, dhajis midab leh

• Raadi meel aad ku dareemayso nabadgelyoiyo farxad, haddii aad tahay gudaha amadibedda/banaanka. Waqti ku bixi oo isku dayinaad aragto waxkasta oo hareerahaaga ah

• Socod ku dhaqaaq adiga oo aan waxbasheegin. U fiirso wax walba sidii ay yihiinmarkii kuugu horeysay ee aad aragto. Fiiro uyeelo wax kasta oo ku saabsan faahfaahintaugu yar. Si taxaddar leh ugu fiirso midabbada,qaababka, urta, dhawaaqa, qoraxda iyodabaysha.

• Joogso oo ka fikir wax qurux badan oo aadaragtay intii aad soconeysay. Sawir qaarka mid ah wixii aad jeclaysatay markii aadsocodka ku jirtay. Sawir intaad xasuusankarto. Tusaale ahaan, ma sawiri kartaajoornaal. Soo qaado qaababka, sanadlaha,midabka iyo wax kasta oo ka dhigayamajaladda mid gaar ah.

• Tus waxa aad ku sawirtay qof saaxiibkaa ahama qof qoyskaga ka mid ah.

Feejignow marka aad soconayso

Feejignow marka aad soconayso

17

DAREEN WACAN IYO KARTI AWOODEED LEH

Page 18: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalabka ah: qalimaan iyo ulo

• Ku taageer ul dheer oo yar farahaagadhexdooda iyo farta lammaanahaaga. Tankula samee saaxiib ama xubin qoyska kamid ah. Dad badan ayaa waxqabadkaanwada sameyn kara si aad saf u istaagtaan.

• Hadda adiga iyo lammaanahaagu waaddhaqaaqi kartaan iyada oo ayna ushu.Si nugul isu fiiriya una dhaqaaqa sidegdeg ah oo dhakhsaha badan ee aad udareemeysiin inaad awoodiin.

• Samee jimicsi isku mid ah faraha kale.• Isku day mar labaad, laakiin markan adiga

oo aan waxba sheegin.• Fiiro u yeelo ilaa intaad usha ku hayn

kartid booskeeda ayada oo ayna ushudhicin. Waad ka wada hadli kartaan waxaay tahay in laga wada shaqeeyo tan.

Wada shaqayntaWada shaqaynta

TAAGEERADA GUUD EE DADKA KA DHAXAYSA

18

Page 19: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalabka ah: Waraaq, qalin, dhajis midab leh

• Beer sawir, beertaas oo leh geedo, ubaxam meel lagu cayaaro.

• Ka fikir qof aad jeceshahay inuu kulajoogo beerta. Waxay noqon kartaa qof kamid ah qoyska, asxaabta ama qof aad kukalsoontahay. Sidokale ku sawir sawirkabeerta..

• U sheeg qof qoyska ka mid ah qofka ku jirabeertaada.

• Yaad beerta uga tagi kartaa hadii aad dhibqabtid? Yaad ku kalsoontahay oo aad lahadli kartaa? U sheeg qof qoyska ka midah hadii aad rabtid.

Beerta dhexdeeda iyo asxaabtayda

Beerta dhexdeeda iyo asxaabtayda

TAAGEERADA GUUD EE DADKA KA DHAXAYSA

Waxaan kugula talineynaa inaad waxqabadkaan la sameyso daryeeleyaasha ama kuwa kale ee aad ku kalsoon tahay. Markaa way fududahay in aad muujiso dareenkaaga iyo fikradaha si iskood ah.

19

Page 20: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalabka ah: Waraaq, qalin iyo wixii kale ee aad gacanta ku hayso

• Ka fikir qof adiga muhiim khaas ah kuuah. Ma xasuusataa wax wanaagsan oo aadu khibrad yeelatay oo aad la sameysayqofkaas?

• Sawir waxa aad xasuusato ama sameewax ku xusuusinaya wixii aad soo martay.Usheeg micnaha ay kuu leedahayadiga qof saaxiibkaa ah ama qof aad kukalsoontahay.

• Sidee baad dareentay in aad ka hadasho?• Ma ka fikiri kartaa wax aad si fiican uga

xasuusato wanaagii aad soo martay?

Qof aniga ii muhiim ahQof aniga ii muhiim ah

TAAGEERADA GUUD EE DADKA KA DHAXAYSA

Waxaan kugula talineynaa inaad waxqabadkaan la sameyso daryeeleyaasha ama kuwa kale ee aad ku kalsoontahay. Markaa way fududahay in aad u muujiso dareenkaaga iyo fikradahaga si iskood ah.

20

Page 21: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Si toos ah u hor istaag lamaanahaaga.Hal qof ayaa loo magacaabay A, kankalena B.

• B wuxuu dhabarka u jeedinayaa A. A nawaxa uu muujinayaa jidh ka hadalka loojeedo ama midka qarsoon

• Markuu A uu diyaar yahay, B wuxuueegi karaa A oo u sheegi karaa haddiiluqadda jirka ay furan tahay ama xirantahay iyo sababta. Beddel doorarka si Bu muujiso luqadda jirka oo furan amaxiran.

• Ka hadal waxa muujinaya luqadda jirkaoo furan ama xiran.

Jidh ka hadalka loo jeedo ama midka qarsoon

Jidh ka hadalka loo jeedo ama midka qarsoon

XIDHIIDHKA DADKA KALE: IN AAD AHAATO SAAXIIB WANAAGSAN

21

Page 22: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Doorkaaga dooro/xulo oo muuji jimicsijireed oo qofkasta sameyn karo 30 ilbiriqsi.•Øvelsen må være så enkel at alle kan klareden.

• Waxqabadku waa inuu ahaadaa mid aad ufudud oo uu wax ka qaban karo.

• 30 ilbidhiqsi ka dib, baydhku wuxuu ugudbaa qofka xiga ee muujinaya jimicsicusub oo ay tahay in qof walbaa sameeyo.

• Waad ciyaari kartaan bood boodid, waadlugayn kartaan ama orod ku samayn kartaaisla goobta, ku boodi kartaa, ku fidin kartaawax hawada dhexdeeda ah, dharka kaqaadi kartaa dhulka, jaranjarada aad kusocon kartaa, fadhiisan kartaa oo aad istaagikartaa, u boodi kartaa dhinac ilaa dhinaca,jilbaha isku garaacdaan idinka oo iska soohor jeeda ama samaysaan gebi ahaanbadhaqdhaqaaqyo cusub.

• Qabo illaa 10 daqiiqadood kahor intaadanfidin ama ruxin oo aadan nasin jirka oodhan.

Badal doorkaBadal doorka

XIDHIIDHKA DADKA KALE: IN AAD AHAATO SAAXIIB WANAAGSAN

22

Page 23: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: looma baahna.

• Si toos ah u hor istaag lamaanahaaga. Midwuxuu matalayaa daanyeer, midka kalenamaroodi. Ama dooro inaad metesho xayawaankale.

• Daanyeerku wuxuu ka hadlayaa waxadaanyeerku jecel yahay inuu ku sameeyoguriga. Maroodigu wuu dhageystaa iskunadayaa inuu fahmo daanyeerka isaga oo aanwax su'aalo ah weydiin. Maroodigu sidookale wuxuu isticmaalaa luqadda jirka si uu umuujiyo inuu dhageysanayo.Daqiiqado kadib, maroodiga ayaa ku celiyaywaxa daanyeerka uu sheegay.

• Beddel doorarka si maroodigu uga hadlo waxaay maroodiyadu jecel yihiin in ay ku qabtaanguriga halka daanyeerka uu dhageysto.Dhowr daqiiqo ka dib, daayeerku wuxuu kucelcelinayaa wixii maroodigu yidhi.

• Beddel cidda kahadlaysa waxyaabaha aadindhaha ku hayso.

• Midba midka kale ha u sheego sida aad uogtahay in qof dhab ahaan kuu dhegeysanayo.

Kaliya dhagaysoKaliya dhagayso

XIDHIIDHKA DADKA KALE: IN AAD AHAATO SAAXIIB WANAAGSAN

23

Page 24: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: warqad iyo qalin.

• Sawir ka sawir bulshada deegaankaaga.Sawir iska qaad ama sawir kuwa kale. Ku dar,tusaale ahaan, iskuulada, guryaha, saldhigabooliiska, jardiinooyinka, wadooyinka,webiyada, keymaha, dukaamada iyowaxyaabaha kale ee aad soo aragtid.

• Iskutallaab ku dhig meelaha aad ugujeceshahay degaankaaga.

• Ku jiid goobaab cagaaran hareeraha meelahaaad u aragto meel aamin ah. Ku sawirgoobaabin guduudan wareega meesha aanilmaha aan aaminka u ahayn.

• Ka fikir waxa ka dhigaya meel aamin ah adigaiyo dadka kaleba.

• Waraaq kale, ku qor saddex waxyaalood ooka dhigi kara deegaankaaga nabadgelyo uleh carruurta.

• Qor magacyada sedex qof oo ka tirsanbulshada deegaanka kuwaasoo ka dhigi karainay nabdoonaan agagaarkaaga.

• La hadal qof reerka ka mid ah oo samaysoqorshe aad si wada jir ah aad wax uga qabankartaan deegaanka si amaan ah.

Bulshadayda maxalliga ahBulshadayda maxalliga ah

ILAALINTA IYO XUDUUDA- BADBAADADAADA

24

Page 25: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: warqad adag, qalin bensel, sharooto iyo dhajis midab leh

• Isku dheji saddex go'yaal oo waraaqo ahsharooto.

• Xaashida koowaad, ku qor "wixii tagay",kan labaad "hadda" iyo kan saddexaad"mustaqbalka".

• Ku sawir wabi dhammaan saddexdagogood sidii haddii wabiga uu ka sooqulqulayo waagii hore iyo mustaqbalka.

• Xaanshida aad ku sawirtay wixii tagay,waxaad ku qortaa xusuus fiican. Xaashida"hadda" waxaad ku qortaa waxa muhiimkakuu ah maanta. Xaashida "mustaqbalka"waxaad ku qori doontaa seddexwaxyaabood oo aad naftaada ku riyootid.

Wabiga noloshaWabiga nolosha

U ISTICMAAL DHINACAAGA ADAG: WAX KASTA OO KU CAAWINAYA

25

Page 26: Kaarka firfircoonaanta ee carruurta...oggolow inay toos u laalaadaan, si dabiici ah. • Dareen lugahaaga marka aad dhulka ku taagantahay , sida inay yihiin xidid geed. Bal ka fikir

Qalab: 5 warqadood oo adag, qalin bensel, dhajis midab leh, mashiinka wax lagu dhajiyo ama koollo.

• Shanta go'yaal isku laab oo isku dheji(waxaad sidoo kale isticmaali kartaa xabagta)si aad u hesho buug-yare 20-bog ah.

• Ku qor “Geesiyaal” cinwaanka daboolka/jaldiga kore.

• Bogga xiga, ku qor magacaaga iyo intada'daadu tahay. Saddexaad, waxaad kuqortaa ama ku sawirtaa wax aad ku fiicantahay, midka afaraad, waxaad ka walwalsantahay, midka shanaad ee ku saabsandhibaatooyinka ay tahay inaad ka adkaato.

• Bogagga soo socda, xulo cinwaanka laftiisa,sida: superhero-kan, cidda aan lahadlayomarkii aan faraxsanahay, cidda aan lahadlayomarkii aan walwal qabo, saaxiibkeygaxayawaankeyga ugu wanaagsan, cidda aancaawimaad ka heli karo iyo cidda aan barankaro badankood.

• Sawiro sawir bog kasta.• Labada bog ee ugu dambeeya, ku qor waxa

aad ugu jeceshahay hawshan.

GeesiyaalGeesiyaal

U ISTICMAAL DHINACAAGA ADAG: WAX KASTA OO KU CAAWINAYA

26