jamhuuriyadda somaliland faafinta rasmiga ah · —408— comapny xafiiska xeer illaalinta guud 14)...
TRANSCRIPT
—406—
JAMHUURIYADDA
SOMALILAND
FAAFINTA RASMIGA AH SOMALILAND REPUBLIC
OFFICIAL GAZETTE
لنشرةأ الرسمية لجمهورية صوماليالند
XAFIISKA GARYAQAANKA GUUD EE QARANKA JSL, HARGEYSA
E-mail: [email protected] Sanadka: 4aad Cadadka: 8aad ee August Taariikh: 05/09/2015
QIIMAHA CADADKA: SL. Sh. RUKUNKA (Subscription):
QIIMAHA FAAFINTA AAN DAWLIGA AHAYN ee Qaybta Shanaad: Sadarkii Boggii kastaaba SL. Sh.
TUSMADA CADADKA
QAYBTA KOWAAD: XEERARKA
BAARLAMAANKA IYO XEER
NIDAAMIYAYAASHA:
1) Sooma bixin
QAYBTA LABAAD: XEER
NIDAAMIYAYAASHA IYO
DIKREETOOYINKA
MADAXWEYNAHA:
2) Magacaabid Guddi,
Madaxweynaha JSL
409
Waa Nuqul Dawli ah – lama iibin karo
—407—
3) XEER MADAXWEYNE Lr:
0507/082015 Magacaabid,
QAYBTA SADEXAAD: DIGREETOOYINKA,
WAREEGTOOYINKA, AMARADA &
XEERNIDAAMIYAYAASHA WASIIRADA, IWM 4) Fulin Go’aano Kasoo Baxay Gudiga
Cadaaladda, WASAARADDA CADDAALADDA ARR.GARSOORKA
5) Isku Bedel Kaaliyayaal & Diwaangeliyayaal, WASAARADDA CADDAALADDA ARR.GARSOORKA
QAYBTA AFRAAD: AMARADA &
GO’AANADA MAAMUL 6) QARAAR FASIRAAD,
Maxkamada Dastuuriga Ah JSL 7) Amar Xayiraad,
Maxkamada Sare JSL 8) Amar Xayiraad Dhul,
Maxkamada Sare JSL 9) Diiwaan Gelin Shirikada Frontline
Consult Cooperative Xafiiska Xeer illaalinta Guud
10) Diiwaan Gelin Shirikada Kafaala Xafiiska Xeer illaalinta Guud
11) Diiwaan Gelin Shirikada Mooraal Construction & Consulting Co Xafiiska Xeer illaalinta Guud
12) Diiwaan Gelin Shirikada Harawa Construction for engineering Service Co Xafiiska Xeer illaalinta Guud
13) Diiwaan Gelin Shirikada Sahan Mining
410 414 427
432
435 438 439 441 443 444
—408—
Comapny Xafiiska Xeer illaalinta Guud
14) Diiwaan Gelin Shirikada Sharmaake Construction and Contructing Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
15) Diiwaan Gelin Shirikada KMW General Trading Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
16) Diiwaan Gelin Shirikada Fast Track Energy (FTE) Xafiiska Xeer illaalinta Guud
17) Diiwaan Gelin Shirikada Buildex for Decoration and Trading Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
18) Diiwaan Gelin Shirikada Arkaan Construction & Contracting Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
19) Diiwaan Gelin Shirikada Standard Construction and Surveying Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
20) Diiwaan Gelin Shirikada Barwaaqo Camel Milk Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
21) Diiwaan Gelin Shirikada Shield Risk Management (SRM) Xafiiska Xeer illaalinta Guud
22) Diiwaan Gelin Shirikada Pearl Petroleum Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
23) Diiwaan Gelin Shirikada FAA Petroleum Company Xafiiska Xeer illaalinta Guud
24) Diiwaan Gelin Shirikada Warsan TV Xafiiska Xeer illaalinta Guud
25) Diiwaan Gelin Shirikada Toga-Herer News Paper Xafiiska Xeer illaalinta Guud
QAYBTA SHANAAD: OGEYSIISYADA Sooma bixin
446 448 449 451 452 454 456 457 459 461 462 464
—409—
QAYBTA LABAAD:
XEER NIDAAMIYAYAASHA IYO
DIKREETOOYINKA MADAXWEYNAHA:
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT JSL/M/MG/081/1-3495/082015 DATE….19/08/15
Ku: Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo
Horumarinta Reermiyiga
Ku: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
Ku: Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka
iyo Horumarinta
Ku: Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,
Guriyeynta iyo Gaadidka
Ku: Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha
Ku: Wasiirka Wasaaradda Beeraha
Ku: Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
Ku: Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta
Ku: Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada
Ku: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka
iyo Wacyigelinta
Ku: Wasiirka Wasaaradda Biyaha
—410—
Ku: Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo
Arrimaha Garsoorka Ujeedo: Magacaabid Guddi Mudanayaal, Sida aad la socotaan, sida uu dhigayo Qodobka 12aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland dhulku waa hanta guud oo ka dhexeeya ummadda, mas’uuliyadiisana dawladda ayaa xil ka saran yahay. Haddaba, waxaa muuqata in dhulkii Jamhuuriyadda Somaliland si baalmarsan loogu tagrifalayo. Sidaas darteed, waxaa idiin magacaabay Guddida Diyaarinta Qabyo-qoraalka Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka Somaliland. Waxaan idinka rajaynayaa in aad xil mug iyo miisaan leh iska saari doontaan Hawlsha Diyaarinta Siyaasadda Dib-u-habaynta Dhulka. Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
JSL/M/XERM/249-3515/082018 DATE….24/08/15
XEER MADAXWEYNE Lr: 0507/082015
Magacaabid
—411—
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad,
ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wey nee ay
Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta
jagada Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshanta Qaranka iyo Horumarinta ee JSL;
Markuu ka Fiirsaday: kartidiisa, aqoontiisa iyo
hufnaantiisa shaqo; Markuu Ku Qancay: In uu hanan karo xilkan loo
magacaabay;
Wuxuu Go’aansaday In Mudane, Cabdi Yuusuf Ismaaciil (Cabdi Wadaad), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland. Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
—412—
JSL/M/XERM/249-3527/082015 DATE….30/08/15
XEER MADAXWEYNE Lr: 0508/082015
Cafis Madaxweyne
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Xubintiisa 5aad,
ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Arkay: Mas’uuliyiinta ay arrintani
khusayso; Markuu Tixgeliyey: Qoraalka Codsiga ah ee Ismaaciil
Hurre Buubaa ee halkan ku lifaaqaan;
Wuxuu Go’aansaday
In laga bilaabo taariikhda maanta uu cafis gaar ahaaneed u fidiyo Ismaaciil Hurre Buubaa, oo Qarannimada Somaliland ka soo hor-jeeday in muddo ah. Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
REPUBLIC OF SOMALILAND
THE PRESIDENT
—413—
JSL/M/XERM/249-3530/082015 DATE….30/08/15
XEER MADAXWEYNE Lr: 0510/082015
Xarunta Ururka Nursing-ka
Kalkaalisooyinka iyo
Ummulisooyinka Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Markuu Arkay: Qodobka 90aad, ee Dastuurka
Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Faqradda 2aad ee Qodobka 2aad
ee Xeerka Maamulka Dhulka Magaalooyinka Xeer Lr.17/2001;
Markuu Arkay: Qoraalka Wasaaradda
Caafimaadka ee summaddiisu tahay MOH/VM/20/3/2015, Kuna taariikhaysan 03/05/2016, nuxurkiisuna yahay in la raro dadka degan dhismihii hore ee hoyga u ahaa hablaha ardayda Dugsigii kaalkaaliyayaasha Caafimaadka ee Hagyeysa (Hostel-kii Ummulisooyinka Hargeysa);
Markuu Helay: Warqadda ka soo baxday
Wasaaradda Hawlaha Guud Guryeynta iyo Gaadiidka ee summaddeedu tahay WHG/G&G/XWI/602/2014 nuxurkeeduna ahaa amar ka rarid dadka degan Hostel-ka Nursing-ka, kaas oo ay doonayaan Ururka Nursing-ka
—414—
Kalkaalisooyinka iyo Ummulisooyinku;
Markuu Garawsaday: Baahida loo qabo in la tayeeyo,
isla markaana la horumariyo Ururka kalkaaliyayaasha Caafimaadka iyo Ummulisooyinka oo kaalin muhiim ah kaga jira adeeg bixiyayaasha caafimaadka;
Wuxuu Go’aansaday
In xaruntii hore ee hoyga u ahayd Hablaha Ardayda ka ahaa Dugsigii Kaalkaaliyayaasha Caafimaadka ee Hargeysa (Hostel-kii Ummulisooyinka Hargeysa) in la siiyo, loona banneeyo Ururka Nursing-ka Kalkaalisooyinka iyo Ummulisooyinka Somaliland. Allaa Mahad Leh, Axmed Maxamed Silanyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
QAYBTA SADDEXAAD:
DIGREETOOYINKA, WAREEGTOOYINKA,
AMARADA
IYO XEER NIDAAMIYAYAASHA
WASIIRADA, IWM
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLICE OF SOMALILAND
—415—
WASAARADDA CADDAALADDA
MINISTRY OF JUSTICE
ARR.GARSOORKA
JUDICIAL AFFAIRS
Minister Office
REF: WC&AG /XW/G-2/ /15 Date:29/08/2015
Ku: Radio Hargeysa, =Hargeysa=
Ku: Telefishanka Qaranka SLNTV, =Hargeysa=
Ku: Wargeyska Dawan, =Hargeysa=
Og: Dhamaan Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka, =Fadhigooda=
Og: Guddoomiyaha Maxkamada Sare JSL, =Hargeysa=
Og: Garyaqaanka Guud ee Dawladda, =Hargeysa=
UJ: FULIN GO’AANO KASOO BAXAY GUDIGA CADAALADDA.
Wasaaradda Cadaaladda ee JSL, iyadoo cuskanaysa Qodobka 106aad ee Dastuurka Qaranka Farqadiisa 1aad, kaasoo qeexaya inay Wasaaradda Cadaaaladdu u xilsaaran tahay Fulinta Go’aanada Guddiga Cadaaladda.
—416—
Sidaa darteed, waxaanu Halkan ku faafinaynaa Go’aanka Lanbarkiisu yahay MS/GGC/G-3/05/2015 ee 27/08/2015.
GUDIGA CADAALADDU WAXAY GO’AAMIYEEN
QODOBKA.1aad.
ISKU BEDEL GARSOORAYAAL & KU XIGEENO XEER ILAALIYAYAAL.
GOBOLKA MAROODI JEEX.
No
Magaca Garsooraha
Maxkamada uu ka hawlgali jiray
Maxkamada loo Bedelay
Xilka loo Magacaabay
1 Cali Suudi
Diiriye
Maxk.Racf.G/H
argeysa
Maxk.Racf.G/M-
Jeex
Guddoo
miye
2 Xuseen Aw
Diiriye
Maxk.Racf.G/T
ogdheer
Maxk.Racf.G/M-
Jeex
Garsoore
3 Maxamed
Muuse
Daahir
Maxk.Deg.Ber
bera
Maxk.Racf.G/M/J
eex
Garsoore
4 Jamaal
Axmed
Maxamed
Maxk.Gob.Har
geysa
Maxk.Racf.G/M/J
eex
Garsoore
5 C/raxmaan
Faarax
Maxamed
Kaaliye
Maxkamada
Sare
Maxk.Racf.G/M/J
eex
Garsoore
—417—
6 Maxamed
Dalmar
Ismaaciil
Maxk.Racf.G/
M-Jeex
Maxk.Gob.M/Jeex Guddoo
miye
7 Yaxye Xuseen
Yuusuf
Maxk.Deg.Har
geysa
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
8 Maxamed
Cabdi Kaahin
Maxk.Deg.Har
geysa
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
9 Idiris Axmed
Muuse
Garsoore
Cusub
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
10
Maxamed
Xuseen
Caraale
Maxk.Deg.Har
geysa
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
11
Jaamac
Maxamed
Ibraahin
Xaraare
Maxk.Deg/B/G
ubadle
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
12
Siciid Xasan
Yuusuf
Maxk.Deg.Har
geysa
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
13
Idiris
Maxamed
Maxamuud
Maxk.Deg.Sab
awanaag
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
—418—
14
Guuleed
Daa’uud
Axmed
Maxk.Deg.B/G
ubadle
Maxk.Gob/Deg/G
ebiley
Garsoore
15
Khaalid
Cabdi Shiil
Maxk.Gob/De
g.Gebiley
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
16
Khadar
Ibraahim
Jaamac
Kaaliye
Maxkamada
Sare
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
17
Axmed
Yuusuf Cabdi
Gasoore
Cusub
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
18
Xasan Cali
Ibraahim
Garsoore
Cusub
Maxk.Gob.M/Jeex Garsoore
19
C/Rashiid
Maxamed
Xirsi
Maxk.Gob.M/J
eex-
Maxk.Deg.Hargey
sa
Guddoo
miye
20
Ilyaas
Daa’uud
Ibraahim
Maxk.Deg.Sala
xley
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
21
Faarax
Sh/Maxamuu
d Abokor
(Abu rajaa)
Garsoore
Cusub
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
—419—
22
Cumar
Maxamuud
Xuseen
Garsoore
Cusub
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
23
Maxamed
Siciid Kaahin
Kaaliye
Maxk.Deg.Har
geysa
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
24
Sh.Mubaarik
Aw-Cismaan
Cali
Maxk.Gob.M/J
eex
Maxk.Deg.Hargey
sa Waaxda
G/Libaax
Garsoore
25
Yuusuf Cali
Ismaaciil
Maxk.Deg.Cad
aadley
Maxk.Deg.Hargey
sa Waaxda
I/Koodbuur
Garsoore
26
Cabdi
Xuseen
Rooble
Maxk.Deg.Oo
dweyne
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
27
Maxamed
Axmed
Faarax
Maxk.Deg.Ber
bera
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
28
Samiir
Axmed
C/laahi
Kaaliye
Maxkamada
Sare
Maxk.Deg.Hargey
sa
Garsoore
29
C/Wahaab Maxk.Deg.Alla Maxk.Deg.Hargey Garsoore
—420—
Maxamed
Qalinle
ybaday sa
30
C/kariim
Cumar Cabdi
Maxk.Deg/Go
b,Gebiley
Maxk.Deg/Gob,G
ebiley
Guddoo
miye
31
Cabdi Faarax
Ibraahim
Maxk.Degmad
a Abdaal
Maxk.Deg/Gob,G
ebiley
Garsoore
32
C/Raxmaan
Cali Nuur
Garsoore
Cusub
Maxk.Deg/Gob,G
ebiley
Garsoore
33
Xasan Sh/
C/laahi
Ibraahim
Garsoore
Cusub
Maxk.Deg/Gob,G
ebiley
Garsoore
34
Maxamed
Maxamuud
Xirsi
Kaaliye
Maxkamada
G/Jeex
Maxk.Deg/Gob,G
ebiley
Garsoore
GOBOLKA TOGDHEER
35
Ibraahim
Aadan
Yaasiin
Maxk.Gob.Saaxil Maxk.Racf.G/Tog
dheer
Guddoom
iye
36
Yuusuf
Liibaan
Maxk.Racf.G/San
aag
Maxk.Racf.G/Tog
dheer
Garsoore
—421—
Cumar
37
Xasan
Ismaaciil
Guuleed
Maxk.Deg.Burco Maxk.Gob.Togdh
eer
Gudoomi
ye
38
Siciid
C/laahi
Xuseen
Maxk.Deg/Gob,
Gebiley
Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
39
Maxamed
Salaan
Muxumed
Gasoore Cusub Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
40
Maxamed
Cismaan
Xasan
Garsoore Cusub Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
41
C/Weli
Aadan
C/laahi
Garsoore Cusub Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
42
C/Casiis
Khadar
Diiriye
Maxk.Gob.Awdal Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
43
Sh.Xasan
Qorane
Cali
Maxk.Deg.Harge
ysa
Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
—422—
44
C/Raxmaa
n
Maxamed
Mawliid
Maxk.Gob.M/Jee
x
Maxk.Gob.Togdh
eer
Garsoore
45
C/laahi
Cabdi
Maamed
Garsoore Cusub Maxk.Deg.Burco Guddoom
iye
46
Maxamed
X.Faarax
Cabdi
Maxk.Deg.Cayna
bo
Maxk.Deg.Burco Garsoore
47
Iimaan
Batuun
Rooble
Maxk.Deg.Oodw
eyne
Maxk.Deg.Burco Garsoore
48
Maxamed
C/wahaab
Xuseen
Garsoore Cusub Maxk.Deg.Burco Garsoore
49
C/laahi
Axmed
Ibraahim
Garsoore Cusub Maxk.Deg.Burco Garsoore
GOBOLKA SAAXIL
55
C/Rashiid Maxk.Racf.G/M/J Maxk.Racf.G/Saa Guddoomi
—423—
50
Maxamed
Maxamuu
d
(Duraan)
eex xil ye
51
Sh/
Axmed
Adan
Mire
Max/Racf./G/Mar
odijex
Max/Rac/Gob/S
aaxil
Garsoore
52
Xamse
C/laahi
Xirsi
Max/Deg/Burco Max/Gob/Saaxil Gudoomiy
e
53
Jaamac
Siciid
Jibriil
Max/Gob/Sanaag Max/Gob/Saaxil Garsoore
54
Fahmi
Cali
C/aahi
Ciidanka
Asluubta
Max/Gob/Saaxil Garsoore
55
C/risaaq
Aadan
Shire
Ciidnka Asluubta Max/Gob/Saaxil Garsoore
56
Xuseen
Fadal
Maxamuu
Max/Gob/Deg.
Gabilay
Max/Gob/Saaxil Garsoore
—424—
d
57
Cabdi
Qawdhan
Cabdi
Garsoore Cusub Max/Deg/Berber
a
Guddoomi
ye
58
Xasan
Axmed
Cali
Hayste
Garsoore Cusub Maxk.Deg.Berbe
ra
Garsoore
59
Maxamed
Jimcaale
Maax
Maxk.Gob.M/Jeex Maxk.Gob.Saaxil Garsoore
60
Siciid
Maxamed
Nuur
Maxk.Deg.Saaxil Maxk.Gob/Saaxil Garsoore
61
Aadan
Axmed
Muuse
Garsoore Cusub Maxk/Gob/Awd
al
Garsoore
62
Idiris
Farax
Muse
Maxk.Deg/Darasa
mal
Maxk/Gobolka
Awdal
Garsoore
63
Aadan
C/laahi
Maxk/Deg/Boram
a
Maxk./Gob/Awd
al
Garsoore
—425—
Cali
64
Makaahiil
Cabdi
Meecaad
Garsoore Cusub Maxk/Gob/Awd
al
Garsoore
65
Shucayb
Ciise Cilmi
Garsoore Cusub Maxk.Deg/Bora
ma
Garsoore
66
C/Casiis
Yusuf
Maxamed
Maxk.Deg.Dila Maxk/Deg/Bora
ma
Garsoore
67
Yaasiin
Xasan
C/lahi
Maxk/Deg/Dilla Maxk/Deg/Bora
ma
Garsoore
68
Cumar
Jaamac
Cali
X/X/I/G/Awdal Maxk/Deg/Bora
ma
Garsoore
GOBOLKA SANAAG
69
Maxame
d Axmed
Cabdala
Maxk.Racf
.G/Sanaag
Maxk.Racf/G/San
aag
Guddoomi
ye
70
Axmed
Maxame
Maxk.Racf.G/Saa Maxk.Racf.Sanaa Garsoore
—426—
d Xasan xil g
71
Maxame
d
Ibraahim
Cali Dool
Maxk.Gob.Saaxil Maxk.Gob.G/San
aag
Garsoore
72
Muuse
Maxame
d
Maxamu
ud
Kaaliye Sare
Maxk.Racf.Sanaa
g
Maxk.Gobolka
Sanaag
Guddoomi
ye
73
C/raxmaa
n
Maxamu
ud
Maxame
d
Maxk.Gob.M/Jee
x
Maxk.Gob.Sanaa
g
Garsoore
74
Maxamu
ud
Sh.Xusee
n Xasan
Maxk.Deg.C/Afw
eyn
Maxk.Gob.Sanaa
g
Garsoore
75
Sh.Nuur
Axmed
Abyan
Garsoore Cusub Maxk.Deg.C/Afwe
yn
Guddoomi
ye
—427—
76
Salaad
Muuse
Jaamac
Garsoore Cusub Maxk.Deg.C/Afwe
yn
Garsoore
GOBOLKA SOOL
77
Axme
d
Diiriye
Cilmi
Maxk.Racf.G/So
ol
Maxk.Racf.G/Sool Guddoomi
ye
78
Sh.Sicii
d Cali
Xasan
Garsoore
Cusub
Maxk.Deg.Ceerigaabo Guddoomi
ye
79
Xasan
Axme
d
Nuur
Maxk.Gob.M/Je
ex
Maxk.Degmada
Caynabo
Garsoore
80
Jaama
c
C/laah
i Bile
Maxk.Gob.Togd
her
Maxk.Gob/Deg,Oodw
eyne
Garsoore
XEER ILAALIYAYAAL.
—428—
1 Axmed
Cismaan
Mire
Madaxa
X/I/G/M/Jeex
Madaxa
X/I/G/Togdheer
Madaxa
Xarunta
2 Jamaal
Jaamac
Xaashi
Madaxa
X/I/G/Togdheer
Madaxa
X/I/G/Deg.Gebilay
Madaxa
Xarunta
3 Yuusuf
Biixi
Maxamed
Madaxa
X/I/G/Deg.Gebilay
Xarunta
X/I/G/M/Jeex
K/Xigeen
X/Ilaaliye
4 Mawliid
Cabdi
Muuse
Xeer
I/Gob/M/Jeex
Madaxa
X//G/M/Jeex
Madaxa
Xarunta
5 C/Risaaq
Ibraahim
Maxamuud
Xeer I/Gob/Awdal Xarunta
X/I/G/M/Jeex
K/Xigeen
X/Ilaaliye
6 Cabdi
C/laahi
Maxamed
Cali
Xeer I/Gob/Saraar Madaxa
X/I/G/Sool
Madaxa
Xarunta
7 Siciid
Maxamuud
Obsiiye
Xarunta Xeer
I/G/M/Jeex
K/Xigeen
X/I/G/G/Saraar
K/Xigeen
X/Ilaaliye
—429—
8 Cali
Maxamed
Cali
K/X/X/I/Cusub X/I/G/M/Jeex K/Xigeen
X/Ilaaliye
9 Maxamed
Muuse
Jaamac
K/X/X/I/Cusub X/I/G/M/Jeex K/Xigeen
X/Ilaaliye
Qodobka 2aad
Liiska Garsoorayaasha & Ku-Xigeenada Xeer Ilaaliyaasha Guud ee la Eryay.
1. Yuusuf Dalal Cabdi K/S Gud. Maxk,
Deg.Hargeysa
2. Asad Nuur Cilmi
Maxk.Gobolka M/Jeex
3. C/raxmaan Xasan Bile
Maxk.Deg.Hargeysa
4. Ibraahim Siciid Ducaale
Maxk.Deg.Burco
5. Sh.Aadan Cali Xuseen
Maxk.Deg,Burco
6. Sh.Cali C/laahi Jaahuur
Maxk.Deg.Burco
7. Saalax Cabdi Maxamed
Maxk.G/Togdheer
—430—
8. C/risaaq Cismaan Aw Cali
Maxk.Deg.Hargeysa
9. Aadan Cismaan Rooble
Maxk.G/Togdheer
10. Sh.Ciise Yuusuf Faahiye
Maxk.Deg/Gob.Gebiley
11. Maxamed Cumar Cali
Maxk.G/Sool
12. Faysal C/laahi Ismaaciil
Maxk.Gobolka M/Jeex
13. Maxamed Jaamac Cashuur
Maxk.Gobolka Togdheer
14. Aadan Jaamac Saleebaan
Maxk.Gobolka Sanaag
15. Jaamac Nuur Maxamed
Maxk.Gob.Saaxil
16. Maxamed Ibraahim Cali Xarunta
X/Ilaalinta
ALLAA MAHAD LEH.
Xuseen Axmed Caydiid
WASIIRKA CADAALADDA & ARR. GARSOORKA.
—431—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLICE OF SOMALILAND
WASAARADDA CADDAALADDA
MINISTRY OF JUSTICE
ARR.GARSOORKA
JUDICIAL AFFAIRS
___________________________________________________________
REF: WC&AG /XW/G-2/ /15 Date:29/08/2015
Ku: Radio Hargeysa, =Hargeysa=
Ku: Telefishanka Qaranka SLNTV, =Hargeysa=
Ku: Wargeyska Dawan, =Hargeysa=
Og: Dhamaan Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Racfaanka, =Fadhigooda=
Og: Guddoomiyaha Maxkamada Sare JSL, =Hargeysa=
Og: Garyaqaanka Guud ee Dawladda, =Hargeysa=
UJ: ISKU BEDEL KAALIYAYAAL & DIWAANGELIYAYAAL.
Ka dib talo soo jeedintii Guddoomiyaha Maxkamada Sare waxay soo saartay Wasaaradda Cadaaladdu isku bedel Kaaliyayaal & Diiwaangeliyayaal Maxkamadaha Dalka
1. Hana Axmed Abiib, waxaa laga soo bedelay Ciidanka Asluubta , waxaana loo soo bedelay Max/Sare Diiwaan hayaha Dacwadaha Madaniga
—432—
2. Idman Axmed C/laahi, waxaa laga soo bedelay Ciidanka Asluubta, waxaana loo soo bedelay Max/Raf. G/M/Jeex Diiwaan hayaha Dacwadaha Madaniga
3. Faysa Axmed Maxamed, waxaa laga soo bedelay
Max/Gob/Hargeysa, waxaana loo soo bedelay Max/Sare Diiwaan hayaha Dacwadaha Idaariga.
4. Axmed Yaasiin Rashiid, waxaa laga soo bedelay Kaaliye
Max/Gobolka, waxaana loo soo bedelay Kaaliye Maxkamadda Sare ah.
5. C/Raxmaan Xasan Mataan waxaa laga soo bedelay
Kaaliye Max/Deg/ Hargeysa, waxaana loo soo bedelay Kaaliye Max/Sare.
6. Axmed Maxamed Yoonis, waxa laga bedelay Maxkamdda
Degmadda Hargeisa, Waxa loo bedelay Kaaliye Maxkamadda Sare ah.
7. Khadra Xasan Nuur, waxaa laga soo bedelay Kaaliye
Max/Deg/ Hargeysa, waxaana loo soo bedelay Kaaliye Sare ee Maxkamdda Degmadda Hargeisa.
8. Warda Maxamed Cilmi, Waxa laga bedelay Maxkamadda
Gobolka Hargeisa, Waxaana laga dhigay Kaaliye Sare Maxkamadda Gobol Hargeisa.
9. Cali Osman Iidan, waxa laga bedelay Kaliye Sare ee
Maxkamadda Degmadda, Waxa loo bedelay Kaaliye Sare ee Maxkamadda Degmadda Boorama.
10. Abshir Rabiile Subagle, Waxa laga bedelay Kaliye
Maxkamadda Gobolka Hargeisa, waxa loo bedelay Kaaliye Maxkamadda Degmadda Saylac.
11. Aadan Maxamed Yusuf, waxa laga bedelay
Maxkamdda Gobolka Togdheer, Waxa loo bedelay Maxkamadda Gobolka Sanaag Kaaliye.
12. C/Fataax Mohamed Xuseen Siciid, Waxa laga
bedelay Maxkamadda Degmadda Burco, waxa loo bedelay Maxkamadda Degmadda Caynabo Kaliye.
—433—
13. Faadumo Nuur Xasan, Waxa laga bedelay Ciidanka Asluubta, waxa loo bedelay Maxkamadda Gobolka Burco Diiwaan Haye Dacwaddaha ah.
14. Nimco C/Salaan Maxamuud, Waxa laga Ciidanka
Asluubta waxa loo bedelay Degmadda Burco Diiwaan haye. 15. Deeqa Cismaan Cabdi, Waxa laga bedelay
Maxkamadda Racfaanka Awdal, Waxana loo bedelay Kaaliye Sare Maxkamadda Racfaanka Gobolka Awdal.
16. Ayaanle Cismaan Samriye, Waxa laga bedelay
Maxkamadda Sare, waxaana loo bedelay Maxk.Gob/Deg,Gebiley.
17. Mahdi Fure Suldaan, Waxaa laga bedelay
Maxk.Racf,G/Awdal, Waxaana loo bedelay Maxk.Degmada Baki Kaaliye Sare ahaan
18. C/Qaadir Muxumed Xuseen, Waxaa laga bedelay
Maxka Sare, waxaana loo bedelay Maxk.Racf.G/Maroodi-Jeex.
ALLAA MAHAD LEH.
Xuseen Axmed Caydiid.
WASIIRKA W/CADAALADDA & ARR.GARSOORKA
QAYBTA AFRAAD:
AMARADA & GO’AANADA MAAMUL
JAMHUURIYADA SOMALILAND
MAXKAMADDA DASTUURIGA AH
—434—
Constitutional Court ةمكحملا ةيروتسدلا
MS/DD/02/2015 Date: 18/08/2015
Ujeeddo: Qaraar Fasiraad
Maxkamada Dastuuriga oo ka kooban: 1. Aadan Xaaji-Cali Axmed Gudoomiye 2. Maxamed Cumar Geele Xubin 3. Cabdiqadir Axmed Maxamuud Xubin 4. Maxamed Faarax Siciid Xubin 5. Axmed Diiriye Qaalib Xubin 6. Cali-Shucayb Sh. Ibrahim Nuur Xubin 7. Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan Xubin 8. Cabdillahi Cabdi Adan Xubin 9. Yaxye Cali Idiriis Xubin 10. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan Xubin 11. Cabdiraxmaan Xassan Nuur Xubin 12. Sahra Ismaaciil Cabdillahi Kaaliye Sare
Maxkamada Dastuuriga ah ee Jamhuuriyada Somalilnd
Markii ay aragtay Qodobka 98aad, Faqradda
1aad, Xarafka (b) oo sheegaya in Garsoorku awood u leeyahay fasiraadda macnaha xeerarka kazoo baxa Golayaasha Dastuuriga ah, iyo Xarafka (j) oo ah in uu ka taliyo muran kasta oo la xidhiidha waafaqsanaanta Dastuurka JSL.
Markay aragtay Qodobka 15aad ee Xeerka
Nidaamka Garsoorka ee
—435—
JSL, Faqradda 1aad, xarafka (b) oo sheegaya macnaynta iyo fasiraadda Dastuurka iyo xeerarka kale ee dalka lagaga dhaqmo marka la isku qabsado nuxurka ujeeddadooda, iyo faqradda 11aad oo sheegaysa in Maxkamadda Dastuuriga ahi ka taliso muran kasta oo la xidhiidha waafaqsanaanta Dastuurka oo ay laba dhinac isku hayaan.
Markay Daristay: Warqada Madaxweynaha
JSL ee Lr. JSL/MD/100-3450/082015, Kuna saabsanayd Codsiga fasiraad ee uu ka dalbaday Maxkamada Dastuuriga ah kuna taariikheysan 08/08/2015.
Markay Daristay: Go’aanka mudo kordhinta
ee Golaha Guurtida JSL ee Ref/G/G/JSL/Go’aan Lambar 04/05/2015 kuna taariikheysan 11/05/2015.
Markay Daristay: Heshiiska Saddexda Xisbi
Qaran ee KULMIYE, WADANI iyo UCID isla markaana uu Madaxweyne Ku Xigeenka JSL Golo jog
—436—
ka ahaa kuna taariikhaysan 27/05/2015.
MAXKAMADDU WAXAY KU SABABAYSAY
QARAARKEEDA ASBAABTAN HOOS KU XUSAN 1. In Madaxweynaha JSL uu dalbaday kaliya in tafsir lagu sameeyo labada xili doorasho ee ay kala tilmaamayaan Go’aanka Golaha Guurtida iyo Heshiiskii Saddexda Xisbi Qaran. 2. In aanu Maadaxweynuhu ka dalban Maxkamada fasiraad ku saabsan in Go’aanka muddo kordhinta ee Madaxweynaha, Madaxweyne Ku xigeenka iyo Golaha Wakiillada ee Golaha Guurtidu kordhiyas waafaqsan-yahay Dastuurka JSL iyo in kale, Isla markaana aanay jirin cid durtay. 3. In aanu jirin Heshiis Midaysan oo Saddexda Xisbi Qaran u Gudbiyeen Golaha Guurtida intii aanay samaynin Mudo kordhinta, isla markaana Xisbayada Qaranku ay heshiiskooda, Qodobka 1aad, ku ixtiraameen Go’aankii Golaha Guurtida. 4. In Guddida Doorashadu cadeeyeen in aan farsamo ahaan doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku Xigeenku ku qabsoomayn 26/06/2015. 5. In muddo xileedka 5-ta sano ee ay doorashada ku yimaaddaan Madaxweyenaha, Madaxweyne Ku xigeenka, Golaha Wakiilada iyo Muddada uu kordhiyaan Golaha Guurtidu marka ay 5-ta sano ee ay doorashada ku yimaaddeen ay dhammaato, si waafaqsan Qod.83aad Faqradiisa 5aad iyo Qod.42aad Faqradiisa 3aad ee Dastuurka JSL, ay leeyihiin ku dhaqan sharci oo isku mid ah.
—437—
6. In Golayaasha Qaranku (Fulinta iyo Xeer dajinta) ay isku mid yihiin awoodooda sharci ee muddo xileedka ay doorasho ku yimaaddaan iyo muddada loo kordhiyo aftidii Dastuurka ee 2001 horteed iyo dabadeedba. Tusaalena waxaa ah in Xeer-dajintu iyaga oo ku fadhiya Mudo kordhin ay abuureen Xeerar Cusub, ansixiyeen Gudiyo iyo Msuulyiin Qaran, iwm. Dhinaca kale aftidii dastuurka ee 2001-dii horteed iyo dabadeedba waxa jiray Madaxweynayaal kala duwan oo dalka soo maray saxeexayna Xeerar iyo Mashruucyo sharci si ay u dhaqangalaan, isla markaana magacaabay Masuuuliin Qaran iyo Gudiyo, waxa kale oo ay qaateen Go’aano Masiiri ah iyaga oo ku fadhiyay Mudo kordhin. 7. In awoodda muddo kordhinta Golayaasha kala Duwan ee Qaranka Marka ay ka dhamaato muddo xileedka ay doorasho ku yimaaddeen uu leeyahay Golaha Guurtidu si waafaqsan Qod.83aad Faqradiisa 5aad iyo Qod.42aad Faqradiisa 3aad ee Dastuurka JSL. Sidaa darteed Maxkamada Dastuuriga ah JSL waxay soo saartay Qaraarkan:
QARAARKA FASIRAADDA MAXKAMADDA DASTUURKA
Maxkamada Dastuuriga ahi waxa ay soo saartay Qaraarkan Fasiraadda ah ee soo socda:
1. Waxa ay Go’aamisay Maxkamaddu ku dhaqanka xilliga qabsoomida doorashada Madaxweynaha, Madaxweyne Ku Xigeenka iyo Golaha Wakiilada in uu noqdo sida ku cad Faqradda B, Qaybteeda 5aad ee Go’aanka Guurtida kuna began bil ka hor dhamaadka muddada xilka loo kordhiyay
—438—
Madaxweynaha, Madaxweyne Ku xigeenka iyo Golaha Wakiilada JSL oo ku dhamaanaya 27/4/2017, si waafaqsan Qod.83, Faqrada 2aad iyo Qod.42aad Faqrada 2aad iyo 3aad ee Dastuurka JSL. 2. Waxaa ay Maxkamaddu laashay heshiiska Saddexda Xibsi Qaran ee KULMIYE, WADDANI IYO UCID eek u taariikhaysan 27/05/2015 mana laha wax dhaqan-gal sharci ah maadaama Golaha Guurtidu aanay aqbalin soojeedintii Xisbiyada si wax kabadal iyo kaabid loogu sameeyo Go’aanka mudo kordhinta Golaha Guurtida eek u taariikhaysnaa 11/05/2015. 3. Waxa ay Go’aamisay Maxkamaddu in maalinta Doorashada Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka iyo Golaha Wakiiladu noqoto 28/03/2017 kuna began bil ka hor dhamaadka mudada mudada xilka loo kordhiyay oo ah 27/04/2017. Waana in si rasmi ah u soo cayinto Guddida Dooraashooyinka Qaranku isla markaana waa in Madaxweynuhu ku soo saaro Degreeto sida uu dhigaayo Qod:8aad ee Xeer Lr/20/2001. 4. Waxay Go’aamisay Maxkamaddu in mudo xileedka 5 (shant) sano ee ay doorasho ku yimaaddaan Madaxweynaha, Madaxweyne Ku Xigeenka, Golaha Wakiilada iyo Muddada uu kordhiyo Golaha Guurtidu marka ay 5ta sano ee muddo xileedka doorasho ay ku yimaadaan dhamaato si waafaqsan Qod.83aad Faqradiisa 5aad iyo Qod.42aad Faqradiisa 3aad ee Dastuurka JSL ay isku mid yihiin, leeyihiina dhaqan-gal sharci oo isku mid ah.
—439—
5. Qaraarkan fasiraadda ah waxa ay Maxkamaddu soo saartay maanta oo taariikhdu tahay 18/08/2015. Waxaa soo saaray qaraarkan fasiraadda ah garsoorayaasha kala ah: 1. Aadan Xaaji-Cali Axmed Gudoomiye ____ 2. Maxamed Cumar Geele Xubin ____ 3. Cabdiqadir Axmed Maxamuud Xubin ____ 4. Maxamed Faarax Siciid Xubin ____ 5. Axmed Diiriye Qaalib Xubin ____ 6. Cali-Shucayb Sh. Ibrahim Nuur Xubin ____ 7. Cabdiraxmaan Jaamac Hayaan Xubin ____ 8. Cabdillahi Cabdi Adan Xubin ____ 9. Yaxye Cali Idiriis Xubin ____ 10. Cabdiraxmaan Xuseen Caynaan Xubin ____ 11. Cabdiraxmaan Xassan Nuur Xubin ____ 12. Sahra Ismaaciil Cabdillahi Kaaliye Sare ___
JAMHUURIYADA SOMALILAND
Maxkamadda Sare Ee Jsl.
Ref: MS/I/DB/03/015 Date 23/08/2015
Ku: - Garyaanka Guud ee Dawlada
Ku: - Taliyaha Saldhiga Booliiska Daloodho
Ku: - Jaraa’idaka Madaxa banana.
Ku: - Idaacada Radio Hargeysa
Og: - Dawlada Hoose Hargeysa
—440—
Og: - Taliyaha Qaybta Bariga Hargeysaa
Og: - Ilma Cumar Jaamac Badmaax
Og: - Ilma Maxamed Jaamax Badmaax
Ujeedo: - Amar xayiraad ka qaadis Dhul Beereedka Cabirkiisu yahay 39.69 Hectar Jihooyinkiisuna kala yihiin.
1. Waqooyi=Beerta Cabdi Giire.
2. Galbeedka=Beerta Axmed jirid.
3. Bari=Beerta Faarax Dhagaysayn.
4. Koonfur=Dhismayaal;
Maxkamada Sare ee JSL:-
Markay Aragtay: - Arjiga Codsiga ee Qareenka Racfaansanayaasha, Qareen Maxamed Siciid Xirsi kuna Taariikhaysan 22/08/2015 ujeedadiisuna tahay codsi xayiraad ka qaadis Beer dacwadeedu dhamaatay.
Markay Aragtay: - Galdacwadeed Sumadiisu tahay MS/DB/i/03/015 dhinacyadiisuna sare ku xusan yihiin,
Markay Aragtay: - Go, aanka gudidada dacwadaha Dhulka ee Sumadiisu tahay GGDH/MJ/97-73/G-147/2014 Kuna taariikhaysan 14/01/2015
Markay Aragtay: - Xukunka Maxkamada Sare ee JSL ee sumadfiisu tahay MS/i/04/015 kuna taariikhaysan 23/06/2015
—441—
Markay Aragtay: - Qaraarka ka noqosho dib u eegiseed ee sumadiisu tahay MS/DB/i/03/2015 kuna taariikhaysan 20/08/2015.
Asbaabtaas darteed waxay soo saartay xariyaad ka qaadistan hoos ku qoran.
1. Waxaa xayiraadii laga qaaday dhulbeereedka cabirkiisa iyo jihooyinkiisuba Ujeedada sare ku xusan yihiin.
2. Dhinaca loo xukumay waxaa uu u Madax Banaan yahay tasarufka Dhul Beereedkaas Sare ku xusan
3. Waxaa Xayiraad ka qaadistan la soo saaray Maanta 23/08/2015
1. Axmed Diiriye Qaalib
2. C/qaadir Axmed Maxamuud
3. Cali-Shucayb Sh, Ibraahim
4. Yaxye Cali Idiris
5. MaxamedV Faarax Siciid
JAMHUURIYADA SOMALILAND
Maxkamadda Sare Ee Jsl.
Qaybta madaniga
—442—
Ref: MS/I/DB/02/2012 Date 23/08/2015
KU: - Taliyaha Qaybta Booliska Galbeedka Hargeysa
Ku: - Dhamaan Xafiisyadda Nootaayooyinka Fadhiyadooda
Ku: - Xafiiska Garyaqaanka Guud
Og:- Jaraa’idka Madaxa Bannaan
Og: - Raadyo Hargeysa
Og: - Rafcaanle: - Cabdi C/laahi Guulleed
Qareen: - Maxamed Jaamac Cabdi
Og: - Rafcaansane: - Ilma Dhamac Xasan Ducaale
Wakiil: - Hooyadood Caasha Suldaan. C/raxmaan Suldaan Diiriye
Ujeedo: - AMARKA XAYIRAAD DHUL.
Tixraaca Arjiga ku Taariikhaysan 23/08/2015 una oo gudbiyey Wakiil Caasha Suldaan C/raxmaan Suldaan Diiriye oo ay ku Codsanaayso Xayiraad dhul ku Yaala Xaafadda Ibraahin Qaybta JigJiga yare e Cabirkiisuna yahay 80x60Mt Jihooyinkeeduna kala yIhiin.
Bari=dhisme, Galbeed=waa dhisme, Koonfur=dhisme, Waqooyi =wado
—443—
Hadaba Maxkamadda sare markay Xaqiiqsatay In Rafcaanku Sumadiisu tahay MS/I/DB/02/2012 uu Yaalo Maxkamadda Sare Sidaas Darteed Maxkamaddu Waxay Xayirtay Dhulka Cabirkiisu Sare Ku xusan yahay.
Waxaa la Farayaa dhicayadda ay ka dhaxayso Dacwada Sumadeedu Tahay MS/I/DB/02/2012 In aanay dhisi Karin, Hibeyn Karin, Iibin Karin, Karin, Sifo Kalena aan loo Isticmaali Karin dhulka uu Khilaafkiisu hor yaalo Maxkamadda Dhamaanta sarufaadkii sharcina oo dhana laga xayiray dhulkaas.
Waxaana la farayaa in dhinacyaddu u hogaansamaan Amarka Maxkamadda Sare
Waxaa la Farayaa Taliyaha Qaybta Booliska Galbeedka Hargeysa oo dhulkani ku yaalo in aad ku Kor Joogteeyaan, Cidii Jabisana Xayiraadana ku soo Oogaan dambiga Ku xusan Qodobka 308 XCG.
Waxaanay Maxkamaddu u Cuskatay Xayiraaddan Sida Waafaqsan Qodobadda
293,294,296, X.H.M
Garsoorayaal:-
1. C/raxmaan Jaamac Hayaan........................ 2. Yaxye Cali Idiris.......................................... 3. Cali Shucayb Sh.Ibraahin...........................
—444—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/44/2015. 02/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay FRONTLINE CONSULT COOPERATIVE, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
—445—
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay FRONTLINE CONSULT COOPERATIVE, Astaanteeduna tahay: - (Waa Shinbirka Galaydhka), shaqadeeduna tahay Soo qiimeynta iyo kormeerida (Monitoring and Evaluation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 02/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/146/2015. 03/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
—446—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay: - Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, KAFAALA, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay: - Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay KAFAALA, Astaanteeduna tahay :-( Biyo Soo Dhacaya, magaca shirkaduna ku dul qoran yahay), shaqadeeduna tahay Qeybinta Biyaha (Transport Water Supply),
—447—
xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 03/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/145/2015. 08/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, MOORAAL CONSTRUCTION & CONSULTING CO, oo ay ku cad yihiin xubnaha
—448—
Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay, MOORAAL CONSTRUCTION & CONSULTING CO :-( Construction), shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Berbera, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 08/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
—449—
XIG/JSL/147/2015. 08/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, HARAWA CONSTRUCTION FOR ENGINEERING SERVICE CO, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka
—450—
11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay HARAWA CONSTRUCTION FOR ENGINEERING SERVICE CO, Astaanteeduna tahay: - (Dhisme), shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 08/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/148/2015. 10/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
—451—
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay SAHAN MINING COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SAHAN MINING COMPANY, Astaanteeduna tahay :- (Macdan), shaqadeeduna tahay dhoofinta macdanta (Mining Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/08/2015
—452—
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/149/2015. 10/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha. (Sole Proprietorship)
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SHARMAAKE CONSTRUCTION AND CONSTRACTOR COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu,
—453—
sida ku cad Qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SHARMAAKE CONSTRUCTION AND CONSTRACTOR COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Dhismayaal), shaqadeeduna tahay Soo Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 10/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
—454—
XIG/JSL/150/2015. 12/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha. (Sole Proprietorship)
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, KMW GENERAL TRADING COMPANY.
Markuu Arkay: - In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
—455—
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay KMW GENERAL TRADING COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Xarfaha KMW), shaqadeeduna tahay Soo Dejin iyo Dhoofinta (Import and Export), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 12/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/151/2015. 15/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta
—456—
Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, FAST TRACK ENERGY (FTE), oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay FAST TRACK ENERGY (FTE), Astaanteeduna tahay: - (Olol), shaqadeeduna tahay keenista Shiidaalka (Fuel Importation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 15/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—457—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/152/2015. 16/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, BUILDEX FOR DECORATION AND TRADING COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004
—458—
Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay BUILDEX FOR DECORATION AND TRADING COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Shinbirka Baaska), shaqadeeduna tahay keenista Qalabka Qurxinta Guryaha (Decoration and trade for import), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 16/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/156/2015. 22/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
—459—
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, ARKAAN CONSTRUCTION & CONTRACTING COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay ARKAAN
—460—
CONSTRUCTION & CONTRACTING COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Dhisme), shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/157/2015. 22/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
—461—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, STANDARD CONSTRUCTION AND SURVEYING COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay STANDARD CONSTRUCTION AND SURVEYING COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Dhisme), shaqadeeduna tahay Dhismaha (Construction), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—462—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/158/2015. 22/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, BARWAAQO CAMEL MILK COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
—463—
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay BARWAAQO CAMEL MILK COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Neef Geela), shaqadeeduna tahay Keenista Caanaha Geela (Importation of Camel Milk), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 22/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/155/2015. 23/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
—464—
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, SHIELD RISK MANAGEMENT (SRM), oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad (2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay SHIELD RISK MANAGEMENT (SRM), Astaanteeduna tahay: - (Magaca Shirikada oo afar gees la dhex galiyey),
—465—
shaqadeeduna tahay bixinta adeega amaanka Duulimaadyada (Logistics, Procurement and Aviation Security), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 23/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/153/2015. 24/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha.
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
—466—
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, PEARL PETROLEUM COMPANY, oo ay ku cad yihiin xubnaha Shirkaddu, sida ku cad qodobka 11aad(2) (a) Somaliland Company law.
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay PEARL PETROLEUM COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Dhibic Saliid ah), shaqadeeduna tahay soo dejinta shidaalka (Fuel Importation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 24/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
—467—
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/154/2015. 24/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Shirkadeed
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Shirkadaha. (Sole Proprietorship)
Markuu arkay:- Qodobadda 11aad ee Xeer Shirkadaha, kaas oo Awood u siinaya Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud in ay Diiwaan geliso Shirkadaha.
Markuu arkay: - Xeerka Shirkadda Magaceedu yahay, FAA PETROLEUM COMPANY
Markuu Arkay:- In ay Saamiga Shirkaddu waafaqsan yihiin Xeerka Shirkadaha Xeer N0.25/2004 Company Act of Somaliland, saamiyadooduna ay sugan yihiin.
Markuu arkay:- Saxeexa saamilayda Shirkaddu ay saxeexeen sida uu qabo qodobka 11aad Xubintiisa 3aad ee Xeer Shirkadaha.
—468—
Wuxuu Diiwaan Geliyey.
Inay Xafiiskan si sharci ah uga diiwan gashan tahay Shirkada magaceedu yahay FAA PETROLEUM COMPANY, Astaanteeduna tahay: - (Magaca shirikada), shaqadeeduna tahay soo dejinta shidaalka (Fuel Importation), xarunteeduna tahay Magaaladda Hargeysa, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 24/08/2015
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/159/2015. 25/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin TV
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Saxaafada Dalka.
Markuu arkay:- Qodobadda 32aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
—469—
Markuu arkay: - Qodobka 6aad, iyo 7aad ee Xeerka Saxaafada Xeer Lam.27/2004.
Markuu Arkay:- warqada Ogolaashaha ee Wasaaradda Warfaafinta sumadeedu tahay WWW/XW/129/10/2015 ee 15/08/2015 ee ay ku ogolaatay in loo diiwaan geliyo Tv-ga Warsan Tv.
Markuu arkay:- codsiga ay soo qorteen mulkiilayaasha TV-ga kuna codsanayaan in loo diiwaan geliyo TV-gan, kuwaas Oo balan qadaaya dhinacooga in ay u hogaansami doonaan Xeerka Saxaafadda iyo Xeerarka kale ee Dalka JSL.
Wuxuu Caddeynayaa.
Inuu si Sharci ah uga diiwaan gashan yahay Tv-ga magaciisu yahay WARSAN TV, xaruntiisuna tahay Magaalada Hargeisa.
Allaa Mahad Leh.
(Xasan Axmed Aadan)
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
—470—
XAFIISKA XEER ILAALINTA GUUD
XIG/JSL/160/2015. 25/08/2015
Hargeysa.
Ku: Cidda Ay Khuseyso.
Ujeeddo:- Diiwan Gelin Wargeys
Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland oo u xil saaran Diiwan Gelinta Saxaafada Dalka.
Markuu arkay: - Qodobadda 32aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
Markuu arkay: - Qodobka 6aad, iyo 7aad ee Xeerka Saxaafada Xeer Lam.27/2004.
Markuu Arkay: - warqada Ogolaashaha ee Wasaaradda Warfaafinta sumadeedu tahay WWW/XW/129/10/2015 ee 17/08/2015 ee ay ku ogolaatay in loo diiwaan geliyo Wargeyska magaciisu yahay Toga-herer News Paper.
Markuu arkay: - codsiga ay soo qorteen mulkiilayaasha wargeysku, kuna codsanayaan in loo diiwaan geliyo wargeyska, kuwaas Oo balan qadaaya dhinacooga in ay u