jamhuuriyadda federaalka ةيلاردفلا لاموصلا...

56
جمهورية الفدراليةصومال الجتماعية والشؤون اعمل وزارة ال مكتب مديرمديريةJAMHUURIYADDA FEDERAALKA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMALIYA Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xafiiska Waaaxda Tababarrada SOMALI FEDERAL REPUBLIC Ministry of Labor and Social Affairs Training Department office WAAXDA TABABARRADA Training Department

Upload: others

Post on 06-Feb-2020

11 views

Category:

Documents


0 download

TRANSCRIPT

Page 1: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

الصومال الفدراليةجمهورية وزارة العمل والشؤون اإلجتماعية

مكتب مديرمديرية

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMALIYA

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

xafiiska Waaaxda Tababarrada

SOMALI FEDERAL REPUBLIC

Ministry of Labor and Social

Affairs

Training Department office

WAAXDA TABABARRADA

Training Department

Page 2: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulashada waxa ay

lahayd dawladihii hore waax u qaabilsan arrimaha

tababarrada .

• Waqtigii xornimada (1960-1969) iyo mudadii kacaanka (

1969-1990), tababarrdu ahmiyad gaar ah ayay lahaayeen,

waxaana la abuuray macaahid ku taqasusay arrimaha

tababarrada shaqaalaha sida:-

Machadka maamul horumarinta iyo maareynta ( SIDAM )

Machadka tababarka Warshadaha ( GTZ )

Machadka dhaqan celinta naafada

Iyo macaahid gaar ahaaneed oo taqasusi ah sida: machadka

beeraha, xoolaha , dhirta iyo daaqa, isgaarsiinta IWM .

ARAR

Page 3: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Tababaradu waxay ka mid yihiin waxyaabaha aasaasiga u

ah wax qabadka arrimaha shaqaalaha, wuxuuna dowr weyn

ka ciyaaraa sara u qaadidda aqoonta, xirfadaha iyo awooda

ee wax qabadka shaqaalaha.

• Hay’ aduhu waxay tix gelin weyn siiyaan arrimaha

tababarradda Shaqaalaha , waxaana ku baxa dhaqaalo badan

maadaama tababarradu noqon karaan dalka gudihiisa ama

dibaddiisaba.

• Hay’adda Shaqaalaheeda ee aad u tababaran yihiin, waxay

ka duwan tahay kuwa tababar fiican aan lahayn, sidaa

darteed ayaa loo siiyaa tababararrada ahmiyad gaar

ahaaneed.

AHMIYDDA

Page 4: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

QAAB DHISMEEDKA WAAXDA

TABABARRADA

M.Q Tababarada

Dibadda

M.Q Tababarada

Gudaha

M.Q Tababrrada Shaqalaha

Gaarka

M.Q Tababarada

xirfadaha

M.Q Tababrrada

Madasha

Agaasimaha Waaxda Tababarrada

Page 5: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

1. Ogaanshaha baahida Tababarrada shaqaalaha dowladda iyo

kuwa gaarka ah.

2. Tababar u raadinta shaqaalaha , gudaha dalka iyo

dibaddiisa.

3. Tababarista shaqaalaha heerar kooda kala duwan, iyadoo loo

eegaayo sida ay xirfadahooda iyo darajoojinkoodu isu

leeyihiin.

4. Dib u dhisidda xarumahii hore ee tababarrada shaqaale ee

wasaaraddu lahayd.

5. Dhowrista caddaalada Tababarrada Sahaqaalaha .

6. Kaqaybgalka Tababarada caalamiga ah, si khibrado dheeri

ay u helaan shaqaaluhu.

WAAJIBAADKA SHAQADA EE WAAXDA TABABARADA

( JOB DESCRIPTION )

Page 6: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Conti…. 7. Xafidaada, Keydinta iyo la socodka ducomentiyada tababarada

lagu bixiyo.

8. La socoshada baahida tababarrada ee muhiimka u ah

Shaqaalaha Somaaliyeed.

9. Gaarsiinta in ay is tababbaraan Shaqaaluhu dhexdooda ka dib

markii ay qaataan tababarada la siinayo.

10. In shaqaalaha loo raadiyo fursado wax barasho ee heer J

aamacadeed dibada iyo gudahaba, si mustaqbalka loo helo

Kaadiriin wax tar u leh dalka , loogana maarmo tababarrada

Dibadda loo aadayo.

11. Warbixin siinta Madaxada iyo mas uuliyiinta Wasaaradda.

Page 7: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Tababar ku saabsan shaqo xafiiseed ( office work )

• Tababar ku saabsan sharciga shaqaalaha rayidka

• Tababar ku saabsan Data Management Analysis

• Tababar ku saabsan Labor Market survey

• Tababar ku saabsan climate change Adaption

• Tababar ku saabsan good governance, protocol and management

• Tababar ku saabsan Human Resources Management ( HRM) & Customer Relation Management(CRM)

• Tababar ku saabsan sharciga shaqaalahaa shisheeye ( Midowga Jamacadaha & Suxufiyinta gobalka banaadir)

• Tababar ku saabsan sharciga shaqaalahaa shisheeye ( Haweenka Gobalka Banadir ).

• Aqoon is weydaarsi ku saabsan Oil for Development.

MAXAA INOO QAB-SOOMAY?

Page 8: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Tababar ku saabsan shaqo xafiiseedka ( office work )

oBishii May 2015

waxaa inoo qabsoomay Tababar ay inaga saaciday Hay’adda Banaadir

Gate xagga qalabka iyo macalimiinta. waxaana lagu qabtay Guriga

Hooyooyinka, tababarkaas waxaa lagu baranayay Shaqo Xafiiseed

(Office work).

Tababarkan waxaa loo furay shaqaalo gaarayo 35 qof, kuwaas oo ahaa

shaqaalaha Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshashadda.

Tababarkaas waxaa furay isla markaana xiray Wasiirka Wasaaradda

Mudane, Wasiir Cabduwali Ibraahim sheekh Mudey, Waxa uu

Tababarkaani Socday Muddo dhan 30 Maalmood (bil).

WAXQABADKA WAAXDA TABABARRADA

MAY 2015– SEP 2016

Page 9: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 10: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

Agaasimaha Tababarada oo hadal kooban ka jeediye xiritaanka Tababarkaan.

Page 11: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

FFFG

Seminaarkaan waxaa soo xiray wasiirka Wasaaradda

Page 12: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• 16 June 2015

waxaa waaxda Tababarada u qabsoomay tababar lagu

baranayey sharciga shaqaalaha rayidka dowladda oo socdey

muddo 5 maalmood ah.

• Tababarkaan waxaa loo qabtay in ay kafaa iideeystaan

shaqaalaha Soomaaliyeed gaar ahaan shaqaalaha

wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.

• Waxaana ka qeyb galay shaqaale dhan 40 qof oo ka gala

yimid Ha’adaha Dowladda.

TABABAR LAGU BARANAYE SHARCIGA

SHAQAALAHA RAYIDKA

Page 13: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 14: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

Seminaarkaan waxaa soo xiray wasiirka Wasaaradda

Page 15: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Augusto 1, 2015

waxa waaxda tababarada ay u dirtay Tababar gudaha ah

labo xubnood oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda shaqada

iyo Arimaha Bulsha, kaas oo lagu baranayey

Sida Xog Maamul loo Sameeyo ( Data Management

Analysis).

• Tababarkaan wuxa uu socday muddo 15 cisho ah.

waxaaana soo xiray Agaasimaha Waaxda Tababarada ee

Wasaaradda, Mudane Ismacil Macalin Cabdulaahi

TABABAR LAGU BARANAYEY ( DATA

MANAGEMENT ANALYSIS )

Page 16: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• 4 Bishii janaayo 2016,

• waxaa qabsoomay tababar wasaaraddu u dirtay laba sarkaal oo kamid

ahaa shaqaalaha wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada.

• Tababrkaas waxaa lagu baranayay( labour market survey) waxaana

lagu qabtay xalane (the village).

• Tababarkaan waxaa uu socday muddo dhan 3 maalmood.

• Waxaa soo xiray wasiir ku xugeenka wasaaradda shaqada iyo arrimaha

bulshada

TABABAR LAGU BARANAYEY

CILMIBAARTISTA SUUQA SHAQADA

( LABOR MARKET SURVEY )

Page 17: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• 29 Bisha Janaayo 2016,

• Waxaa Tababar loo diray labo sarkaal oo ka mid ah

Shaqaalaha Waasaaradda Shaqada iyo Arrimaha

Bulshada, waxaana Tababarkaas ay ugu bexeen

dalka dibaddiisa (Kenya). Wuxuuna socday muddo

20 cisho ah.

• Tababarkaas waxaa lagu baranayay la Qabsiga

Isbedelka Cimilada (Climate Change Adaptation).

TABABAR LAGU BARANAYE LAQABSOGA

ISBEDELKA CIMILADA

(CLIMATE CHANGE ADAPTION)

Page 18: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• 23 April 2016,

• Waaxda Tababaradu waxay qabatay Tababar lasiinayey Shaqaalaha

Cusub ee wasaaradda.

• Tababarkaan waxaa lagu baranayey maamul wanaagga ( good

governance) , habmaamuus iyo maamulka ( Protocol and

Management).

• tiradda shaqaalaha tababarkaan loo furay waxa ay dhamaayeen 32

Shaqaale ah, waxaana tababarka lagu qabtay xarunta Hargaha iyo

Saamaha.

• Waxaana uu tababrkani socday muddo dhan 5 cisho

• Tababarkaan waxaa furay Agaasimaha Guud ee Wasaarada shaqada

iyo arrimaha bulshada .

TABABAR LAGU BARANAYEY HANAANKA DOWLAD

WANAAGGA & HAB MAAMUUSKA

GOOD GOVERNANCE, PROTOCOL AND MANAGEMENT

Page 19: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 20: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 21: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• JULY 11, 2016

• Tababar ay soo qaban qaabiyeen Waaxda tababarada ee wasaaradda

shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo Hay’ada CESEPSO ayaa ka

furmay xarunta wasaarada, tababarkaani oo ujeedkiisu ahaa sare u

qaadidda xirfada shaqo iyo tayeynta aqoonta shaqaalaha wasaaradda

• Casharada lagu Baranayay tababarkan waxa uu ahaa Human resources

Management ( HRM ) iyo Customer Relation Management ( CRM ),

Macalimiinta bixinaye cashiradaan waxa ay ka socdeen Hay’adda

CESEPSO. & MOLSA.

• Waxaana lagu qabtay holka Tababarada Wasaaradda.

TABABAR LOO FURAY SHAQAALAHA

WASAARADDA SHAQADA & ARRIMAHA

BULSHADA

Page 22: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 23: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 24: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 25: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• JULY 24, 2016

• Tababar ku saabsan barashada Sharciga Shaqaalaha Shisheeye oo loo

qabtay Dhallinyarada Gobolka Banaadir, waxaana naga saaciday

hay’adda CESEPSO xagga macaliiminta.

• dhalinyaro ka kale timid 17 ka degmo ee gobalka banaadir, ayaa loo qabtay

Tababarkaas, waxa uu socday mudo 3 cisho ah.

• Tababarkaan waxaa furay agaasimaha waaxda tababaradda iyo

agaasimayasha kale ee waaxyaha qaarkood,

• waxaana soo xiray seminaarka wasiir ku xugeenka wasaaradda.

TABABAR LOO QABTAY DHALINYARADDA

DEGMOOYINKA GOBALKA BANAADIR

Page 26: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 27: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• September 5 / 2016

• Waxaa imoo qabsoomay Tababar lagu baranayay Sharciga Shaqaalaha Shisheeye

oo loo qabatay Midowga Aradayda Jaamacdaha iyo Midowga Suxufiyiinta G.

Banaadir (Banadir Union of Journalists). Waxaana naga caawiyey hay’adda

CESEPSO xagga macaliiminta.

• Tababarkaan waxaa lagu qabtay xarunta wasaaradda, waxaana daah furay Wasiirka

Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Cabdiwali Ibraahim Muudey, Wasiir

ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Cabdullaahi Colaad Rooble, Cabdulqaadir

Faarax (Biriq) oo ah Qabiir Saxaafadeed ahna sidoo kale Wakiil ka socday

Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga.

• Tababarjkaan waxaa kafaa iideystay 60 dhalinyara ah, waxa uu socday Muddo 3

cisho ah,

• Waxaana ugu dambeestii soo xiray wasiir muudey

TABABAR LOO QABTAY MIDOWGA ARDAYDA

JAAMACADAHA IYO SUXUFIYIINTA GOBALKA

BANAADIR

Page 28: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 29: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 30: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• September 5 / 2016

• Waxaan tababar u qabanay urur weynaha Haweenka Gobalka Banaadir, oo ka kala yimid 17 Degmo . Waxaana naga caawiyey hay’adda CESEPSO xagga macaliiminta.

• Tababarkan waxa lagu baranaye sharciga Shaqaalaha Shisheeye, si loo dhaqan geliyo in qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah uu ka xaq leeyahay qofka Ajanabiga ah, waxaana loo qabtay 45 ka mid ah Haweenka Gobalka Banaadir waxa uuna socday mudo laba cisho ah.

• Tababarkaas waxa furay Xogahaye guud ee Dowladda hoose mudane, amiin sh.cilmi, waxaana soo xiray Agaasimaha waaxda tababarada ee wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada.

TABABAR LOO QABANAYAY HAWEENKA

GOBALKA BANAADIR

Page 31: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 32: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 33: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 34: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• October 18-20-2016

• Waxaan aqoon is wey-daarsi muhiim ah lagu qabtay Nairobi

(Kenya).

• Wasaaradda waxaa uga kheyb galay laba Agaasime oo si rasmi ah

ka mid noqday Mas uuliyiintii ka kala socday Hay,adaha Dowladda.

• Aqoon is wey-daarsigaan waxaa hogaaminayay Wasaarada

Batroolka iyo Tamarta.

• Waxaa marti geliyay safaarada Norwey ee Kenya.

• Waxaa uu socday mudo sadax maalmood ah sidoo kale waxaa kasoo

qeyb galay Maamul Gobleedyadda Dalka, Maadaama laga had layay

wax soo saarka Dalka ( Country resources ).

• Wasaaraddu Shaqadu halkaas waxay ka jeedisay presentation muhiim ah oo ku

saab sanaa Sharciyadda, Shaqeeyaha iyo loo Shaqeeyaha iyo qiimeynta iyo daba

galka ( M&E ).

• Waxaana geba gebadii soo xiray Safiirka Safaarada Norway.

AQOON IS WEYDAARSI ( WORK SHOP )

OO LOOGA HADLAYAY ( OIL FOR DEVELOPMENT )

Page 35: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 36: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 37: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada
Page 38: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

1. in aan tababarrada gaarsiino dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed (public iyo privete)

2. in aan Hogaamino Tabababarada , anagoo in badan idaacadaha ka sheegnay in tababarada dalka ka dhacaayo la soo war geliyo Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada, gaar ahaan waaxda Tababarada si aan ula socono xogta -Tababarada dalka.

3. in aan Dhisno xarun Tababar , si loo helo xarun weyn oo lagu tababaro Shaqaalaha iyadoo ay jiraan Xarumo Wasaaradu ay leedahay oo burbursan.

4. in aan helno qalab iyo Shaqaale ku filan Waaxda oo aan jirin.

5. Iyo ugu dambeystii miisaaniyad ama (Budget) loogu talagalay habsami u fulinta tababarrada Shaqaalaha.

MAXAA INOO QAB-SOOMI

WAAYE?

Page 39: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Hordhac • Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Kaashaneeysa Bankiga

Aduunka ayaa Waxay Tababar u furtay qaar kamid ah Shaqaalaha Hey’adaha Dowladda.

• Tababarkani ka furmay xarrunta Jaamacadda Ummadda ee KM4 15 April 2017 ayaa waxaa loo qabtay 128 shaqaale, Tababarkani ayaa loogu tala galay sare u qaadida Tayada ,xirfadda, aqoonta shaqaalaha Soomaaliyeed.

• Tababarkaan Waxaa Furay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada mudane xil. saalax, Wuxuuna ku booriyay Shaqalaaha Tababarkan la siinayay in ay ka faaiideystaan muddada uu socdo. “Tababarkani waa mid aad ugu muhiim ah shaqaalaha wuxuuna sare u qaadaayaa aqoonta shaqaalaha, waxaana rajeynaayaa inaad dib ula laaban doontaan aqoonta aad ka barateen kana faa’ideysan doontaan”.

• Agaasimaha Waaxda Tababarada iyo Hormarinta Shaqaalaha Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Mudane, Ismaaciil Macalin Cabdulaahi oo is howlay Maalmihii uu tababarkani socday Ayaa amaan iyo bogaadin u soo jeediyay Shaqaalaha Dowladda Sida haboon oo ay u ilaaliyeen Waqtiga iyo sida ay uga faaideysteen Maadoyinka ay Baranayeen ,

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 40: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Hordhac Cont……

• Xiriiriyaha Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dawladda Cumar Maxamed Cabdi ayaa sheegay in tababbarkan uu door muhiim ah ka qaadan doono kobcinta aqoonta shaqaalaha dowladda,

• Tababarkaan ayaa Maadoyinka ay ku baranayeen Shaqaalaha Dowladda Waxaa ka mid ahaa (HRM, PLANNING, M&E , PFM, PROCUREMENT, ) Waxaana maadooyinkaas Bixinayay Macalimiin Ajaaniib ah oo ka kala socday Wadamada Kenya , Uganda.

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 41: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Ujeedada.

In Sare loogu qaado Aqoonta iyo Tayada Shaqaalaha Dowladda si isku filnaan loo gaaro Shaqaalaha Soomaaliyeed Dhaxdooda ah.

• Gacan siin

• Tababarkaan ayaa ahaa Mid ay soo qaban qaabisay Wasaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada

• iyadoo Gacan ka siiyeen Bankiga Aduunka (World Bank).

• Goobta lagu qabtay tababarka

• Tababarkaan ayaa Waxaa lagu qabtay Xarunta labaad ee Jamacadda Umadda Soomaliyeed.

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 42: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Furitaan

Tababarkaan Waxaa Furay Wasirka Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare. Waxayna ku booriyeen in ay ka faa iideystaan aqoonta iyo xirfadda shaqo ee ay baranayaan, walaalahooda aan fursadda u helinna uga faaiideeyaan.

Ka qeeybgalayaasha Waxaa ka soo qeyb-galay Tababarkaan Masuuliyiin ka kala Socday qeeybaha kala duwan ee Hay’adaha Dowladda Sida : Wasiirka Wasaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Saalax Axmed Jaamac , Wasiiru Dowlaha Wasaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri , Agaasimaha Tababarada Wasaradda , Agaasimaha Qorsheeynta iyo Mashaariicda ee Wasaradda, Guddiga Shaqaalaha Rayidka , Xiriiriyaha Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dawladda Cumar Maxamed Cabdi, Masuuliyiin ka socda Xafiiska Raaisul-Wasaaraha .

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 43: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

• Furitaan

Tababarkaan Waxaa Furay Wasirka Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada iyo wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare. Waxayna ku booriyeen in ay ka faa iideystaan aqoonta iyo xirfadda shaqo ee ay baranayaan, walaalahooda aan fursadda u helinna uga faaiideeyaan.

Ka qeeybgalayaasha Waxaa ka soo qeyb-galay Tababarkaan Masuuliyiin ka kala Socday qeeybaha kala duwan ee Hay’adaha Dowladda Sida : Wasiirka Wasaradda Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Saalax Axmed Jaamac , Wasiiru Dowlaha Wasaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri , Agaasimaha Tababarada Wasaradda , Agaasimaha Qorsheeynta iyo Mashaariicda ee Wasaradda, Guddiga Shaqaalaha Rayidka , Xiriiriyaha Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dawladda Cumar Maxamed Cabdi, Masuuliyiin ka socda Xafiiska Raaisul-Wasaaraha .

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 44: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

Mudada uu socday

Muddada uu soconayay tababarkan ayaa aheed 15-19 April 2017 , Sidaaa owgeed Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo had iyo jeer heegan ugu jirta u adeegidda Shaqaalaha Dowladda ayaa waxey u diyaargarowday sidey u taam yeeli laheyd Adeegga baahida Tababarada ee Hey’adaha Dwoladda.

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 45: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 46: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 47: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

WARBIXIN TABABAR (TRAINING REPORT)

Page 48: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

XIRITAANKA TABABARKA

Xiritaanka

Xafladda Xiritaanka tababarka ayaa Waxaa soo Xiray Wasiirka Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Saalax Axmed Jaamac, Wasiir Ku Xigenka Wasaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xildhiban Cabdicasiis Saalax Carmaan, Madaxa Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dawladda ee Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Xasan Cabdullaahi Diiriye , Xiriiriyaha Mashruuca Tayeynta Hay’adaha Dawladda Cumar Maxamed Cabdi. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Saalax Axmed Jaamac oo soo xiray tababarka ayaa ku bogaadiyay ka qaybgalayaasha in ay ugu faa’ideeyaan Shaqaalaha kale ee aan nasiibka u yeelan fursadan, waxaana uu intaa ku daray inay sameynayaan nidaam shaqaalaha dowladda lagu tababarayo.

Page 49: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

XIRITAANKA TABABARKA

Page 50: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

XIRITAANKA TABABARKA

Page 51: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

XIRITAANKA TABABARKA

Page 52: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

GEBEGEBADII

Waxaa gebagebadii shahaadooyin halkaas lagu

guddoonsiiyay qaar kamid ah shaqaalaha tababarku u

dhammaaday , waxaana run ahaantii laga dareemayay

farxad weyn. Iyadoo Wasiirka iyo Wasiir ku

xigeenkuba guddoonsiiyeen shahaadooyin laxiriira

maadooyinka ay qaateen.

Ismaaciil macallim cabdullahi Ag, Tabababarrada Wasaaradda

Page 53: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

TABABARKII (SKA)

TABABAR LOO QABTAY QAAR KA MID AH ARDAYDA SOO DHAMEYSATAY JAAMACADAHA DALKA AYAA WAXAA TABABAR U QABTAY HEY’ADA WASARADDA SHAQADA IYO ARRIMAHA BULSHADA IYO (SKA). TABABARKAAS WAXAA UU KA DHACAY GUDAHA AIRPORT KA ADEN ABDULLE CUSMAN, WAXAA UUNA SOCDAY MUDDO DHAN 4 ISBUUC. WAXAA LAGU BARANAYAY TABABARKAN FINANCIAL ACCOUNTING OO LOO ARKAY IN DHALINYARADAAS SOOMALIYEED AY KU HELI KARAAN SHAQOOYIN PRIVATE IYO PUBLIC INTABA, IYADOO HALKAAS LAGU GUDOONSIIYAY SHAHAADOYIN LA XIRIIRA (FINANCIAL ACCOUNTING) TABABARKANI WAXAA SOO XIRAY WASIIRKA WASARADDA SHAQADA IYO ARIMAHA BULSHADA OO AY LA SOCDEEN AGAASIMAHA TABABARADA IYO AGAASIMAHA QORSHEYNTA TAARIKHDU MARKEY AHEYD 21/04/2017 .

Page 54: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

TABABARKII (SKA)

Page 55: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

TABABARKII (SKA)

Page 56: JAMHUURIYADDA FEDERAALKA ةيلاردفلا لاموصلا ةيروهمجmolgov.so/wp-content/uploads/2017/04/Halkaan-ka-bogo-Waxqabadka-Waaxda... · gaar ahaan waaxda Tababarada

DHAMAAD (thanks)

WAAD KU MAHADSANTIHIIN DHEGEYSIGIINA