fariimo xambaarsan faya dhowrka iyo nadaafadda · saxarada oo si sax ah loo maareeyo ujeeddo: in la...
TRANSCRIPT
![Page 1: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/1.jpg)
www.icrc.org1
FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA
![Page 2: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/2.jpg)
2
SAXRO
FARO
DUKHSI
DAQAN
XERO
DARERO
CUNTO
GACMO DHAQID
Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka
2
![Page 3: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/3.jpg)
www.icrc.org3
Ujeeddo: Si loo tuso sida noolaha ilima aragtida (jeermis) ee shubanka keeno uu ku fidoQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo• Shubankawaadilaagalabaadeeuguweyneecarrurta.Shubankawaxaakeenanooleilima
aragtiah(jeermis)oointabadanjirkakugalaqofkaoocunacuntoamacababiyosardheey-san(jeermiskujiro).
• Jaantuskan“F”waxauukutusayaasiyaabahajeermiskasababashubankauukufaafo,waxaanauukugudbaadariiqa;“5taFa”waxanaloogumagacaabaygudbiyayaashaayaakabilowdaF,afka ingiriiska sida;
• Faraha,Duqsi(cayaysaan),dareere,cuntooositoosahafkaugala.
Afarsiyaaboodoolagujoojiyofiditaankajeermiskashubankakeeno.1. Gacmahaoolagudhaqobiyoiyosaabuunamadambasisticmaalkamusqusha/suuligakadib
iyocuntadaintaaanlacuninkahor.2. Saxaradaoosisuganlooasturo.3. Biyahalacabaayoooladaaweeyo,lagunakeediyoweelnadhiifahoodaboolleh4. Daboolidacuntadasiloogailaaliyoduqsiga.
Jaantusskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka
![Page 4: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/4.jpg)
4
Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka
4
![Page 5: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/5.jpg)
www.icrc.org5
Ujeeddo: Si loo tuso sida noolaha ilima aragtida (jeermis) ee shubanka keeno uu ku fidoQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo• Shubankawaadilaagalabaadeeuguweyneecarrurta.Shubankawaxaakeenanooleilima
aragtiah(jeermis)oointabadanjirkakugalaqofkaoocunacuntoamacababiyosardheey-san(jeermiskujiro).
• Jaantuskan“F”waxauukutusayaasiyaabahajeermiskasababashubankauukufaafo,waxaanauukugudbaadariiqa;“5taFa”waxanaloogumagacaabaygudbiyayaashaayaakabilowdaF,afka ingiriiska sida;
• Faraha,Duqsi(cayaysaan),dareere,cuntooositoosahafkaugala.
Afarsiyaaboodoolagujoojiyofiditaankajeermiskashubankakeeno.1. Gacmahaoolagudhaqobiyoiyosaabuunamadambasisticmaalkamusqusha/suuligakadib
iyocuntadaintaaanlacuninkahor.2. Saxaradaoosisuganlooasturo.3. Biyahalacabaayoooladaaweeyo,lagunakeediyoweelnadiifah.4. Daboolidacuntadasiloogailaaliyoduqsiga.
Jaantuskan Wuxuu Tilmaamayaa Sida Uu Ku Faafo Cudurka Shuban Biyoodka
![Page 6: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/6.jpg)
6 6
Sidee biyaha loo dhaansadaa loona keydiyaa?
![Page 7: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/7.jpg)
www.icrc.org7
Sidee biyaha loo dhaansadaa loona keydiyaa?
Ujeeddo: Inlagudhiirigeliyoqoysaskainaybiyahakadhaansadaanilahaxafidan/dhowrsankunakeydiyaanweelnadiifah.QodobadaMuhiimkaaheelabaranaayoCabistabiyahafadareysanwaxaykeenikaraanshuban:• Kacabbiyahailxafidanamaladaaweyeyookaliya.• Karkaribiyahailaaiyointaaykafalfalaan• Uisticmaalbiyokeydintaweelnadiifahoodaboolan–dhaqmarwalbaoobiyahaka
dhamaadan• Uisticmaalkoobdheglehoonadiifahmarkalagadarsanayoweelka.
![Page 8: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/8.jpg)
8
Aquatab
9
7
8
10
11
3
1
2
4
5
12
6
Daqiiqo 30Daqiiqo 30
8
Sidee Biyaha loogu daaweeyaa kaniiniga biyaha lagu daaweeyo (Aqua tab)?
![Page 9: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/9.jpg)
www.icrc.org9
Sidee Biyaha loogu daaweeyaa kaniiniga biyaha lagu daaweeyo (Aqua tab)?
Ujeeddo:Inlagudhiirigeliyosidasaxdaahookaniinigabiyahalacabayoloogudaaweeyo.Qodobadamuhiimkaaheelabaranaayo,SideeBiyahaloogudaaweeyaakaniinigabiyosifeeyaha.Kaniinikastowaxaakuqoranintamilligram(mg)ooloogutalagaleyxadigabiyaha.1. Kuridkaniinigabiyokujiroweelnadiifah.Tiraddakaniinioolaguridaayowaxaykuxirantahay
hadbaweelkaaadisticmaalaysocabirkiisaiyobiyahauuqaado.2. Kuwalaaqweelnadiifah.3. Daboolweelka.4. Sugmuddo30daqiiqoah,haddiiaadkaurisobiyahakaloorin,biyahaaswaanadiifwaanala
cabikaraa. Haddiiaykaloorinkaagasoouriweydobiyaha,kudarkaniinikaleeesug30daqiiqo.5. Biyahaaswaabadqabanwaxaanalacabikaraamuddo24saacgudahooda
Digniin muhiim ah: Ha liqin kaniinigaCaruurtakailaalikaniinigakunakeydimeelaysankagaarikarin.Dadkaqaarkiimajeclaanayodhadhankakaniiniga,laakiinwaxaloogabadbaadaaxanuunkashubanka.
![Page 10: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/10.jpg)
1010
Saxarada oo si sax ah loo maareeyo
![Page 11: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/11.jpg)
www.icrc.org11
Saxarada oo si sax ah loo maareeyo
Ujeeddo: InladhiirigeliyohabsamiuasturidaSaxaradaQodobadda muhiimka ah ee la baranaayo1. Saxaradawaxaakujironooleilmaaragtiah(jeermis)oolagaqaadoCudurkaShubanka.2.KailaaliSaxaradaduqsigaiyoilahaBiyaha.3.Dhamaansaxaradaooaykujirtotancaruurtayaryariyokuwawaaweynwaainsisuganloogu
asturaamusqulahahaddiilahelikaro.4.Meelhaaanmuqsulahalahaynsaxaradawaainladuugaa.5.Musqulahawaainlanadiifiya,laganadabooladuqsiga.6.Qofkastawaainuukaqaybqaataahagaajintaiyonadiifintamusqulaha.
![Page 12: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/12.jpg)
1212
Goormaa gacmaha la dhaqdaa?
![Page 13: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/13.jpg)
www.icrc.org13
Goormaa gacmaha la dhaqdaa?
Ujeeddo: Inlagudhiirigeliyodhammaanxubnahaqoyskainaygacmahoodakudhaqdaansaabuun/dambasiyobiyowaqtiyadakuhaboonsiayuguhortagaanCudurradacalooshasida(shubanka).Qodobada muhiimka ah ee la baranaayo
• Gacmahaagaumamuuqdaankuwowasakhleh,laakiinhadanaweliwaxayubaahanyihiininladhaqo.
• MaarkikartidJeermiskasababaineynagudhacaancudurro.• Markastakudhaqgacmahaagabiyoiyosaabuunxilliyadahooskuxusansiaaduganabad
gashoinaadxanuunsato;1. Markiiaadisticmaashomusqushaamasuuligakadib2. Cuntadiyaarinitaamacuntocunistakahor3. Carruurtamarkaaadkanadiifisidsaxaradakadib
![Page 14: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/14.jpg)
1414
Nadiifi gurigaaga
![Page 15: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/15.jpg)
www.icrc.org15
Nadiifi gurigaaga
Ujeeddo: In lagu dhiirigeliyo dadka in ay guryahooda nadiifiyaanQodobadamuhiimkaaheelabaranaayo.Qashinkawaxauusoojiitaaduqsiga,iyocayayaankakalewaxaanauusardheeyaabiyahaUruurintaiyoxafidaadadhamaanqashinkaguryahawaxaybaabi’isaadugsiga.DuugbacahaamagubqashimadakaleeelaisticmaalayoWaxaadqabanqaabisaqodistagodqashimeedsilooguasturoqashinka,kunaqodmeelgeesahoolagugubikaro.DeegaankalagunoolyahayoolanadiifiyowaxauukaacaawiyaainlagabadbaadocuduradaQaarkood.Sidashubanka,kaneecada.
![Page 16: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/16.jpg)
1616
Shubanka ku dawee ORS iyo kiniiniyada zinc.
![Page 17: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/17.jpg)
www.icrc.org17
Shubanka ku dawee ORS iyo kiniiniyada zinc.
Ujeeddo: InhooyooyinkaiyodaryeelayaashalagudhiirrigeliyoisticmaalkaORSiyozincsiaycar-ruurtaugadaaweeyaanshubanka.
Qoddobada muhiimka ah ee ay tahay in la barto:Bukaankashubmayawaxaadhaqsojirkiisaugadhammaadadareerahawaxaanaaynoqdaankuwoaadutabardaran.Bukaankuwaauudhimmankaraahaddiiaandhaqsoloodaweyn.Markauguhorreysaeeaadqofkakuaragtoshuban,waainaadsameysaawaxyaabahansoosoc-da:• Siicabbitaannodheeriah–ORSayaauguwanaagsan.• Bukaankasiicuntodheeriah,mararbadansiaywaxugatartocaafimaadkiisa,iyosookabasha-
diisa.• Siizincdheeriah10-14maalmood.• Haddiibukaankuaannukasooreyncaawimoweydiisoadeeg-bixiyecaafimaadootabaran.
![Page 18: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/18.jpg)
1818
Sidee loo diyaariyaa ORS?
![Page 19: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/19.jpg)
www.icrc.org19
Sidee loo diyaariyaa ORS?
Ujeeddo:InlatusosidahabbooneelooqasoORSloonasiiyocarruurtaiyodadkawaaweyneeshubmayaQoddobada Muhiimka ah ee ay tahay in la barto:MarkastahakuuyaallaanxirmooyinORSahsiaaduisticmaashohaddiiilmahaaguuushubankudhaco.Xusuusnow,aadbeymuhiimutahayinshubankaladaweeyogoorhore.
DiyaarintaORSwaaayfududdahay:1. Isticmaalbiyonadiifahoolakarkariyey,ladaweeyeyamalamiirey(filtar-gareeyey).2. Hallitiroobiyonadiifahkushubaargalaanamaweel.3. FurxirmadaORSookuqasbiyaha.4. MarkaORS-tusifiicanuqasanto,siiilmahaagaxanuunsan.Iskadaadidhammaanmilankaaanlaguisticmaalin24saacgudahood.
![Page 20: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/20.jpg)
2020
Ku meydh gacmahaaga Saabuun iyo Biyo (Cuntada Ka hor)
![Page 21: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/21.jpg)
www.icrc.org2121
Isticmaalka Suuliga ka dib
![Page 22: FARIIMO XAMBAARSAN FAYA DHOWRKA IYO NADAAFADDA · Saxarada oo si sax ah loo maareeyo Ujeeddo: In la dhiirigeliyo habsami u asturida Saxarada Qodobadda muhiimka ah ee la baranaayo](https://reader030.vdocuments.mx/reader030/viewer/2022041219/5e0856f10ad12e3269509d23/html5/thumbnails/22.jpg)
22
WAAJIBAAD SHAQOeeGuddigaCaalamigaaheeLaanqeyrtaCas(ICRC)waaururaaneexan,madaxbanaandhexdhexaadna ah kaasoohowshiisa aadaninimo kaliya tahay inuudhowronolasha iyo sharaftadhibanayaashadagaaladaiyoxaaladahakaleeeqalalaaseiyoinuusiiyogargaardhibanayaashacollaadaha. ICRC-da waxay kaloo ku dadaashaa inay ka hortagto dhibaatada iyadoohorumarinaysaxoojinaysanaxeerkaaadaninimadaiyomabaadiidacaalamigaeeaadaninimada.Iyadoolaaasaasaysanadkii1863dii,ICRC-duwaaasalkaAxdiyadaJeneefaiyoDhaqdhaqaaqaLaanqeyrtaCasiyoBishaCas.WaxayjihaysaaaynaiskudubaridaahowlahacaalamigaahooayqabatoDhaqdhaqaaqaxiliyadacolaadahaiyoxaaladahakaleeeqalalaasaha.
ICRCSomaliaDelegationDenisPrittRoadP.O.Box73226-00200T+254202719301Nairobi-Kenyawww.icrc.org©ICRC,February2015